{"id":166901,"date":"2022-01-27T11:27:11","date_gmt":"2022-01-27T08:27:11","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=166901"},"modified":"2022-01-27T11:27:11","modified_gmt":"2022-01-27T08:27:11","slug":"rooble-oo-qorsheynaya-inuu-qaado-talaabo-culus","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-qorsheynaya-inuu-qaado-talaabo-culus\/","title":{"rendered":"Rooble oo qorsheynaya inuu qaado talaabo culus"},"content":{"rendered":"<p class=\"p1\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-166902\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Rooble-2.jpeg\" alt=\"\" width=\"1180\" height=\"786\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Rooble-2.jpeg 1180w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Rooble-2-300x200.jpeg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Rooble-2-1024x682.jpeg 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Rooble-2-768x512.jpeg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Rooble-2-696x464.jpeg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Rooble-2-1068x711.jpeg 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Rooble-2-631x420.jpeg 631w\" sizes=\"(max-width: 1180px) 100vw, 1180px\" \/><\/p>\n<p class=\"p1\">Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa qorsheynaya inuu qaado tallaabo jawaab u ah ciidamada uu madaxweyne Farmaajo shalay geeyey magaalada Beledweyne.<\/p>\n<p class=\"p1\">Tallaabooyinka uu qorsheynayo Rooble ayaa waxaa ugu weyn inuu isbeddel ku sameeyo taliyayaasha ciidamada, si uu gacanta ugu dhigo amniga dalka, ayada oo hadda ay muuqato in Farmaajo uu si buuxda gacanta ugu hayo ciidamada, kuwaas oo uu siyaasadda u adeegsanayo.<\/p>\n<p class=\"p1\">Heshiikii Golaha Wadatashiga Qaran ee 9-kii Janaayo Muqdisho lagu saxiixay ayaa waxaa ku jiray inaan ciidamada loo adeegsan siyaasadda, balse waxaa cad in qodobkaas uu jebiyey Farmaajo.<\/p>\n<p class=\"p1\">Sida aan xogta ku helnay, Rooble ayaa qorsheynaya in shirka golaha wasiirada ee toddobaadkan lagu beddelo taliyayaasha ciidamada qaarkood, ayada oo golaha wasiirada ay awood u leeyihiin soo-jeedinta isbeddelka ciidamada.<\/p>\n<p class=\"p1\">Qorshaha Rooble ayaa waxaa xalay tusmeeyey wasiirka arrimaha gudaha Jeneraal Mukhtaar oo sheegay in aysan xukuumaddu ka war qabin, islamarkaana aysan jirin cid kala tashatay Ra\u2019iisul wasaaraha ciidanka la geeyey Beledweyne.<span class=\"Apple-converted-space\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\">Waxa uu sidoo kale sheegay in xukuumaddu ay go\u2019aan ka soo saari doonto xiisada Beledweyne iyo qorshaha ka dambeeya ciidanka la geeyey, islamarkaana ay qaadi doonta tallaabo ka dhan ah.<\/p>\n<p class=\"p1\">Rooble ayaa mudda ka caga jiidayey inuu isku dayo inuu xilalka ka qaado taliyayaasha ciidamada, isaga oo u arkay mid meel xun gaarsiin kara dagaalka kala dhaxeeya Farmaajo, hase yeeshee waxaa hadda u cadaatay inaan laga fursan karin.<\/p>\n<p class=\"p1\">Farmaajo ayaa horey ciidamada ugu adeegsaday inuu ku boobo doorasho goboleedyadii Galmudug iyo Koonfur Galbeed, waxaana ciidanka Beledweyne la geeyey qorshahoodu yahay in lagu boobo kuraasta golaha shacabka ee taalla halkaas.<\/p>\n<p class=\"p1\">Rooble ayaa sidoo kale qaadi kara tallaabooyin kale oo ka baxsan beddelka taliyayaasha ciidamada, inkasta oo aan faah-faahin ka helin.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa qorsheynaya inuu qaado tallaabo jawaab u ah ciidamada uu madaxweyne Farmaajo shalay geeyey magaalada Beledweyne. Tallaabooyinka uu qorsheynayo Rooble ayaa waxaa ugu weyn inuu isbeddel ku sameeyo taliyayaasha ciidamada, si uu gacanta ugu dhigo amniga dalka, ayada oo hadda ay muuqato in Farmaajo uu si buuxda gacanta ugu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":166902,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-166901","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Rooble oo qorsheynaya inuu qaado talaabo culus - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-qorsheynaya-inuu-qaado-talaabo-culus\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Rooble oo qorsheynaya inuu qaado talaabo culus - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa qorsheynaya inuu qaado tallaabo jawaab u ah ciidamada uu madaxweyne Farmaajo shalay geeyey magaalada Beledweyne. Tallaabooyinka uu qorsheynayo Rooble ayaa waxaa ugu weyn inuu isbeddel ku sameeyo taliyayaasha ciidamada, si uu gacanta ugu dhigo amniga dalka, ayada oo hadda ay muuqato in Farmaajo uu si buuxda gacanta ugu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-qorsheynaya-inuu-qaado-talaabo-culus\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-01-27T08:27:11+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Rooble-2.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1180\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"786\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-qorsheynaya-inuu-qaado-talaabo-culus\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-qorsheynaya-inuu-qaado-talaabo-culus\/\",\"name\":\"Rooble oo qorsheynaya inuu qaado talaabo culus - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-qorsheynaya-inuu-qaado-talaabo-culus\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-qorsheynaya-inuu-qaado-talaabo-culus\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Rooble-2.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-01-27T08:27:11+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-qorsheynaya-inuu-qaado-talaabo-culus\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-qorsheynaya-inuu-qaado-talaabo-culus\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-qorsheynaya-inuu-qaado-talaabo-culus\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Rooble-2.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Rooble-2.jpeg\",\"width\":1180,\"height\":786},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-qorsheynaya-inuu-qaado-talaabo-culus\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Rooble oo qorsheynaya inuu qaado talaabo culus\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Rooble oo qorsheynaya inuu qaado talaabo culus - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-qorsheynaya-inuu-qaado-talaabo-culus\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Rooble oo qorsheynaya inuu qaado talaabo culus - Wardoon","og_description":"Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa qorsheynaya inuu qaado tallaabo jawaab u ah ciidamada uu madaxweyne Farmaajo shalay geeyey magaalada Beledweyne. Tallaabooyinka uu qorsheynayo Rooble ayaa waxaa ugu weyn inuu isbeddel ku sameeyo taliyayaasha ciidamada, si uu gacanta ugu dhigo amniga dalka, ayada oo hadda ay muuqato in Farmaajo uu si buuxda gacanta ugu [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-qorsheynaya-inuu-qaado-talaabo-culus\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-01-27T08:27:11+00:00","og_image":[{"width":1180,"height":786,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Rooble-2.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-qorsheynaya-inuu-qaado-talaabo-culus\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-qorsheynaya-inuu-qaado-talaabo-culus\/","name":"Rooble oo qorsheynaya inuu qaado talaabo culus - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-qorsheynaya-inuu-qaado-talaabo-culus\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-qorsheynaya-inuu-qaado-talaabo-culus\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Rooble-2.jpeg","datePublished":"2022-01-27T08:27:11+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-qorsheynaya-inuu-qaado-talaabo-culus\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-qorsheynaya-inuu-qaado-talaabo-culus\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-qorsheynaya-inuu-qaado-talaabo-culus\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Rooble-2.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Rooble-2.jpeg","width":1180,"height":786},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-qorsheynaya-inuu-qaado-talaabo-culus\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Rooble oo qorsheynaya inuu qaado talaabo culus"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166901"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=166901"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166901\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":166903,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166901\/revisions\/166903"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/166902"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=166901"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=166901"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=166901"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}