{"id":166910,"date":"2022-01-27T15:52:54","date_gmt":"2022-01-27T12:52:54","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=166910"},"modified":"2022-01-27T15:52:54","modified_gmt":"2022-01-27T12:52:54","slug":"daawo-yuusuf-dabageed-oo-si-layaab-leh-uga-hadlay-ciidankii-la-geeyay-baladweyne","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-yuusuf-dabageed-oo-si-layaab-leh-uga-hadlay-ciidankii-la-geeyay-baladweyne\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Yuusuf Dabageed oo si layaab leh uga hadlay Ciidankii la geeyay Baladweyne"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-166911\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Screenshot-2022-01-27-at-12.50.22.png\" alt=\"\" width=\"1832\" height=\"1210\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Screenshot-2022-01-27-at-12.50.22.png 1832w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Screenshot-2022-01-27-at-12.50.22-300x198.png 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Screenshot-2022-01-27-at-12.50.22-1024x676.png 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Screenshot-2022-01-27-at-12.50.22-768x507.png 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Screenshot-2022-01-27-at-12.50.22-1536x1014.png 1536w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Screenshot-2022-01-27-at-12.50.22-696x460.png 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Screenshot-2022-01-27-at-12.50.22-1068x705.png 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Screenshot-2022-01-27-at-12.50.22-636x420.png 636w\" sizes=\"(max-width: 1832px) 100vw, 1832px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweyne ku-xigeenka dowlad gobolkeedka HirShabelle, Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa ka hadlay ciidamada ay dowladda federaalka ka dejisay magaalada Beledweyne, kuwaasi oo ay ka dhalatay xiisad xoogan.<\/p>\n<p>Yuusuf Dabageed ayaa sheegay in ciidamadaas ay dalbadeen ka maamul ahaan si ay ula dagaalamaan ururka Al-Shabaab, islamarkaana aysan shaqo ku laheyn arrimaha lala xiriirinayo ee boobka doorashada, sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>\u201cCadow ayaa na qabsaday oo kuwa shalay noo imid (ciidamada) naguma filna ee kuwa kale in na lagu soo daro ayaa u baahanahay oo aan iskaga dhicino cadowga,\u201d ayuu yiri Yuusuf Dabageed.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxa uu si adag ugu jawaabay hadalkii xalay kasoo yeeray Siyaasiyiinta beesha Xawaadle ee uu horkacayay Wasiirka arrimaha gudaha, Jeneraal Mukhtaar, kuwaasi oo ka horyimid ciidamada la geeyay Beledweyne.<\/p>\n<p>\u201cNiman siyaasiyiin isku sheegaya oo shalay ka hadlay Muqdisho, sida aan ka warqabana u tagay Ra\u2019iisul Wasaaraha waxay ka hadlayeen ciidanka dowladda Soomaaliya u soo dirtay HirShabelle, gaar ahaan gobolka Hiiraan caasimadiisa Beledweyne, waxaa nasiib darro ah in aad tiraahdo dad aan metala oo kasoo jeeda, haddana dantaada oo keliya masiirkaaga ku base-gareyso ayaa nasiib darro ah,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Waxa uu ku tilmaamay Siyaasiyiintaas kuwo kuraas raadis ah oo aan marnaba ku hadli karin magaca dadka reer Hiiraan oo dhan, islamarkaana u hadli karin bulshadaas, waxna u qaban karin, sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>\u201cWaxay kasoo jeedaan qabiilka la yiraahdo Xawaadle, oo waa yahay qabiilada Hiiraan dega laakiin reer Hiiraan oo dhan ma aha. Xawaadle wax siyaasadeed waa taban karaa laakiin waxa siyaasadeed ee tabanaya maxay yihiin ayey yihiin, kuwii shalay talo xumadooda ku lumiyay inay maanta uga sii daraan oo cadowgii oo dilaya dowladda ka bad-baadinaysa ay yiraahdan dowladda wax kale ayay ka shaqeynaysa aad ayey nasiib darro u tahay.\u201d<\/p>\n<p>Waxa uu carabka ku adkeeyay in tabasho kasta oo ka taagan maamulka loo baahan yahay in lala hor fariisto madaxweynaha HirShabelle oo aysan marnaba aqbaleyn in Muqdisho looga soo taliyo.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntiina waxa uu Ra\u2019iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ugu baaqay in uu tallaabo aad uga fiirsaday uu ka qaato xiisada Beledweyne, oo uusan ku deg-degin go\u2019aan aan la mahdin oo uga sii dara xiisada taagan.<\/p>\n<p>Hadalkan ayaa imanaya kadib markii ay xalay warbaahinta la hadleen Siyaasiyiin ay ka mid yihiin, wasiirka arrimaha gudaha Jeneraal Mukhtaar, Cabdullaahi Goodax Barre, Cabdullahi Sanbaloolshe, xildhibaan Qoone iyo xildhibaan Jindi oo dhamaantood ka soo jeeda gobolka Hiiraan, oo ay si adag uga soo hor jeesteen ciidankii shalay la geeyay magaalada Beledweyne.<\/p>\n<p>Siyaasiyiintaan ayaa Ra\u2019iisul wasaaraha iyo madaxweynaha HirShabeelle Cali Guudlaawe waxay ugu baaqeen inay cadeeyaan mowqifkooda ku aadan ciidankaas, sidoo kale waxay digniin u direen saraakiil ay ka xuseen taliyaha ciidanka dhulka Jeneraal Biixi oo aad ugu dhaw Farmaajo.<\/p>\n<p>Si kastaba, dhawaan waxaa Beledweyne la filaya inay ka dhacdo doorashada qaar ka mid ah xubnaha golaha shacabka, waxaana xusid mudan in halkaas uu yaalo kursi ay kooxda Farmaajo la rabto Agaasimihii hore ee NISA Fahad Yaasiin, kaasi oo hadda uu ku fadhiyo xildhibaan Faarax Sheekh Cabdulqaadir.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2F102763971298126%2Fvideos%2F618712062690602%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweyne ku-xigeenka dowlad gobolkeedka HirShabelle, Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa ka hadlay ciidamada ay dowladda federaalka ka dejisay magaalada Beledweyne, kuwaasi oo ay ka dhalatay xiisad xoogan. Yuusuf Dabageed ayaa sheegay in ciidamadaas ay dalbadeen ka maamul ahaan si ay ula dagaalamaan ururka Al-Shabaab, islamarkaana aysan shaqo ku laheyn arrimaha lala xiriirinayo ee boobka doorashada, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":166911,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-166910","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Yuusuf Dabageed oo si layaab leh uga hadlay Ciidankii la geeyay Baladweyne - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-yuusuf-dabageed-oo-si-layaab-leh-uga-hadlay-ciidankii-la-geeyay-baladweyne\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Yuusuf Dabageed oo si layaab leh uga hadlay Ciidankii la geeyay Baladweyne - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweyne ku-xigeenka dowlad gobolkeedka HirShabelle, Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa ka hadlay ciidamada ay dowladda federaalka ka dejisay magaalada Beledweyne, kuwaasi oo ay ka dhalatay xiisad xoogan. Yuusuf Dabageed ayaa sheegay in ciidamadaas ay dalbadeen ka maamul ahaan si ay ula dagaalamaan ururka Al-Shabaab, islamarkaana aysan shaqo ku laheyn arrimaha lala xiriirinayo ee boobka doorashada, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-yuusuf-dabageed-oo-si-layaab-leh-uga-hadlay-ciidankii-la-geeyay-baladweyne\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-01-27T12:52:54+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Screenshot-2022-01-27-at-12.50.22-1024x676.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"676\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-yuusuf-dabageed-oo-si-layaab-leh-uga-hadlay-ciidankii-la-geeyay-baladweyne\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-yuusuf-dabageed-oo-si-layaab-leh-uga-hadlay-ciidankii-la-geeyay-baladweyne\/\",\"name\":\"DAAWO:-Yuusuf Dabageed oo si layaab leh uga hadlay Ciidankii la geeyay Baladweyne - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-yuusuf-dabageed-oo-si-layaab-leh-uga-hadlay-ciidankii-la-geeyay-baladweyne\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-yuusuf-dabageed-oo-si-layaab-leh-uga-hadlay-ciidankii-la-geeyay-baladweyne\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Screenshot-2022-01-27-at-12.50.22.png\",\"datePublished\":\"2022-01-27T12:52:54+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-yuusuf-dabageed-oo-si-layaab-leh-uga-hadlay-ciidankii-la-geeyay-baladweyne\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-yuusuf-dabageed-oo-si-layaab-leh-uga-hadlay-ciidankii-la-geeyay-baladweyne\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-yuusuf-dabageed-oo-si-layaab-leh-uga-hadlay-ciidankii-la-geeyay-baladweyne\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Screenshot-2022-01-27-at-12.50.22.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Screenshot-2022-01-27-at-12.50.22.png\",\"width\":1832,\"height\":1210},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-yuusuf-dabageed-oo-si-layaab-leh-uga-hadlay-ciidankii-la-geeyay-baladweyne\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Yuusuf Dabageed oo si layaab leh uga hadlay Ciidankii la geeyay Baladweyne\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Yuusuf Dabageed oo si layaab leh uga hadlay Ciidankii la geeyay Baladweyne - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-yuusuf-dabageed-oo-si-layaab-leh-uga-hadlay-ciidankii-la-geeyay-baladweyne\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Yuusuf Dabageed oo si layaab leh uga hadlay Ciidankii la geeyay Baladweyne - Wardoon","og_description":"Madaxweyne ku-xigeenka dowlad gobolkeedka HirShabelle, Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa ka hadlay ciidamada ay dowladda federaalka ka dejisay magaalada Beledweyne, kuwaasi oo ay ka dhalatay xiisad xoogan. Yuusuf Dabageed ayaa sheegay in ciidamadaas ay dalbadeen ka maamul ahaan si ay ula dagaalamaan ururka Al-Shabaab, islamarkaana aysan shaqo ku laheyn arrimaha lala xiriirinayo ee boobka doorashada, [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-yuusuf-dabageed-oo-si-layaab-leh-uga-hadlay-ciidankii-la-geeyay-baladweyne\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-01-27T12:52:54+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":676,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Screenshot-2022-01-27-at-12.50.22-1024x676.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-yuusuf-dabageed-oo-si-layaab-leh-uga-hadlay-ciidankii-la-geeyay-baladweyne\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-yuusuf-dabageed-oo-si-layaab-leh-uga-hadlay-ciidankii-la-geeyay-baladweyne\/","name":"DAAWO:-Yuusuf Dabageed oo si layaab leh uga hadlay Ciidankii la geeyay Baladweyne - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-yuusuf-dabageed-oo-si-layaab-leh-uga-hadlay-ciidankii-la-geeyay-baladweyne\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-yuusuf-dabageed-oo-si-layaab-leh-uga-hadlay-ciidankii-la-geeyay-baladweyne\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Screenshot-2022-01-27-at-12.50.22.png","datePublished":"2022-01-27T12:52:54+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-yuusuf-dabageed-oo-si-layaab-leh-uga-hadlay-ciidankii-la-geeyay-baladweyne\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-yuusuf-dabageed-oo-si-layaab-leh-uga-hadlay-ciidankii-la-geeyay-baladweyne\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-yuusuf-dabageed-oo-si-layaab-leh-uga-hadlay-ciidankii-la-geeyay-baladweyne\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Screenshot-2022-01-27-at-12.50.22.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Screenshot-2022-01-27-at-12.50.22.png","width":1832,"height":1210},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-yuusuf-dabageed-oo-si-layaab-leh-uga-hadlay-ciidankii-la-geeyay-baladweyne\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Yuusuf Dabageed oo si layaab leh uga hadlay Ciidankii la geeyay Baladweyne"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166910"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=166910"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166910\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":166912,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166910\/revisions\/166912"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/166911"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=166910"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=166910"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=166910"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}