{"id":166962,"date":"2022-01-30T13:53:57","date_gmt":"2022-01-30T10:53:57","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=166962"},"modified":"2022-01-30T13:53:57","modified_gmt":"2022-01-30T10:53:57","slug":"lacagtii-imaaraadka-carabta-laga-qabtay-oo-maxkamad-amar-kasoosaartay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/lacagtii-imaaraadka-carabta-laga-qabtay-oo-maxkamad-amar-kasoosaartay\/","title":{"rendered":"lacagtii Imaaraadka Carabta laga qabtay oo maxkamad amar kasoosaartay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-166964\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Million-dollars.jpeg\" alt=\"\" width=\"1000\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Million-dollars.jpeg 1000w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Million-dollars-300x192.jpeg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Million-dollars-768x492.jpeg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Million-dollars-696x445.jpeg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Million-dollars-656x420.jpeg 656w\" sizes=\"(max-width: 1000px) 100vw, 1000px\" \/><\/p>\n<p>Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir Dr. Cabdiqaadir Maxamad Xasan ayaa sheegay inaan labixin karin lacagtii Imaaraadka Carabta looga qabtay Garoonka Aadan Cadde Sanadkii\u00a0 2018.<\/p>\n<p>Qoraal uu soo saaray Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka banaadir ayaa lagu sheegay inaan la saari karin kacagtaasi sababo la xiira inuu socdo baaritaan oo tan iyo inta laga soo dhameynayo ay saarnan doonto xayiraad, isagoo in in kiiska Lacagtani iyo go\u2019aankaba uu horyaalo Xafiiska Xeer Ilaaliyaha guud ee Hay\u2019adda Baarista.<\/p>\n<p>Maxkamadda ayaa sidoo kale ku amartay Gudoomiyaha Bangiga dhexe iyo Wasaradda Maaliyadda in aysan saari karin lacagtaasi oo gaareyso {9,600,000} sida ku cad Xafiiska xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta ah Maxamed Xuseen Rooble uu sheegay inuu ka raali gelinayo lacagtaasi la xayiray sidoo kalana uu dib u soo celin doono, waxayana sidoo kale kusoo adeeysaa xili maanta uu Rooble u ambabxay dDalka isu tagga Imaaraadka Carabta.<\/p>\n<p>Dadka sida aadka ah u yaqaan arrimaha qaanuunka ayaa qabaan in sharciyan Maxkamadda Gobalka Banaadir aysan geli karin dacwad maamul balse ay tahay arintaani howlo uyaal Maxkamadda Sare ee dalka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-166963\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/FB_IMG_1643534777254-768x1120-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"1120\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/FB_IMG_1643534777254-768x1120-1.jpeg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/FB_IMG_1643534777254-768x1120-1-206x300.jpeg 206w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/FB_IMG_1643534777254-768x1120-1-702x1024.jpeg 702w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/FB_IMG_1643534777254-768x1120-1-696x1015.jpeg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/FB_IMG_1643534777254-768x1120-1-288x420.jpeg 288w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir Dr. Cabdiqaadir Maxamad Xasan ayaa sheegay inaan labixin karin lacagtii Imaaraadka Carabta looga qabtay Garoonka Aadan Cadde Sanadkii\u00a0 2018. Qoraal uu soo saaray Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka banaadir ayaa lagu sheegay inaan la saari karin kacagtaasi sababo la xiira inuu socdo baaritaan oo tan iyo inta laga soo dhameynayo ay saarnan doonto [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":166964,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-166962","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>lacagtii Imaaraadka Carabta laga qabtay oo maxkamad amar kasoosaartay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/lacagtii-imaaraadka-carabta-laga-qabtay-oo-maxkamad-amar-kasoosaartay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"lacagtii Imaaraadka Carabta laga qabtay oo maxkamad amar kasoosaartay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir Dr. Cabdiqaadir Maxamad Xasan ayaa sheegay inaan labixin karin lacagtii Imaaraadka Carabta looga qabtay Garoonka Aadan Cadde Sanadkii\u00a0 2018. Qoraal uu soo saaray Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka banaadir ayaa lagu sheegay inaan la saari karin kacagtaasi sababo la xiira inuu socdo baaritaan oo tan iyo inta laga soo dhameynayo ay saarnan doonto [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/lacagtii-imaaraadka-carabta-laga-qabtay-oo-maxkamad-amar-kasoosaartay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-01-30T10:53:57+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Million-dollars.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1000\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/lacagtii-imaaraadka-carabta-laga-qabtay-oo-maxkamad-amar-kasoosaartay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/lacagtii-imaaraadka-carabta-laga-qabtay-oo-maxkamad-amar-kasoosaartay\/\",\"name\":\"lacagtii Imaaraadka Carabta laga qabtay oo maxkamad amar kasoosaartay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/lacagtii-imaaraadka-carabta-laga-qabtay-oo-maxkamad-amar-kasoosaartay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/lacagtii-imaaraadka-carabta-laga-qabtay-oo-maxkamad-amar-kasoosaartay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Million-dollars.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-01-30T10:53:57+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/lacagtii-imaaraadka-carabta-laga-qabtay-oo-maxkamad-amar-kasoosaartay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/lacagtii-imaaraadka-carabta-laga-qabtay-oo-maxkamad-amar-kasoosaartay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/lacagtii-imaaraadka-carabta-laga-qabtay-oo-maxkamad-amar-kasoosaartay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Million-dollars.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Million-dollars.jpeg\",\"width\":1000,\"height\":640},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/lacagtii-imaaraadka-carabta-laga-qabtay-oo-maxkamad-amar-kasoosaartay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"lacagtii Imaaraadka Carabta laga qabtay oo maxkamad amar kasoosaartay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"lacagtii Imaaraadka Carabta laga qabtay oo maxkamad amar kasoosaartay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/lacagtii-imaaraadka-carabta-laga-qabtay-oo-maxkamad-amar-kasoosaartay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"lacagtii Imaaraadka Carabta laga qabtay oo maxkamad amar kasoosaartay - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir Dr. Cabdiqaadir Maxamad Xasan ayaa sheegay inaan labixin karin lacagtii Imaaraadka Carabta looga qabtay Garoonka Aadan Cadde Sanadkii\u00a0 2018. Qoraal uu soo saaray Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka banaadir ayaa lagu sheegay inaan la saari karin kacagtaasi sababo la xiira inuu socdo baaritaan oo tan iyo inta laga soo dhameynayo ay saarnan doonto [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/lacagtii-imaaraadka-carabta-laga-qabtay-oo-maxkamad-amar-kasoosaartay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-01-30T10:53:57+00:00","og_image":[{"width":1000,"height":640,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Million-dollars.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/lacagtii-imaaraadka-carabta-laga-qabtay-oo-maxkamad-amar-kasoosaartay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/lacagtii-imaaraadka-carabta-laga-qabtay-oo-maxkamad-amar-kasoosaartay\/","name":"lacagtii Imaaraadka Carabta laga qabtay oo maxkamad amar kasoosaartay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/lacagtii-imaaraadka-carabta-laga-qabtay-oo-maxkamad-amar-kasoosaartay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/lacagtii-imaaraadka-carabta-laga-qabtay-oo-maxkamad-amar-kasoosaartay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Million-dollars.jpeg","datePublished":"2022-01-30T10:53:57+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/lacagtii-imaaraadka-carabta-laga-qabtay-oo-maxkamad-amar-kasoosaartay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/lacagtii-imaaraadka-carabta-laga-qabtay-oo-maxkamad-amar-kasoosaartay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/lacagtii-imaaraadka-carabta-laga-qabtay-oo-maxkamad-amar-kasoosaartay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Million-dollars.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Million-dollars.jpeg","width":1000,"height":640},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/lacagtii-imaaraadka-carabta-laga-qabtay-oo-maxkamad-amar-kasoosaartay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"lacagtii Imaaraadka Carabta laga qabtay oo maxkamad amar kasoosaartay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166962"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=166962"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166962\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":166965,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166962\/revisions\/166965"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/166964"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=166962"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=166962"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=166962"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}