{"id":166966,"date":"2022-01-31T00:22:35","date_gmt":"2022-01-30T21:22:35","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=166966"},"modified":"2022-01-31T00:22:35","modified_gmt":"2022-01-30T21:22:35","slug":"daawo-baarliin-biin-oo-laga-reebay-tartanka-doorashada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarliin-biin-oo-laga-reebay-tartanka-doorashada\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Baarliin Biin oo laga reebay tartanka doorashada"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-166967\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022130637791542167930930.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"365\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022130637791542167930930.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022130637791542167930930-300x166.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Baarliin Maxamuud Biin oo ahayd musharraxad u taagan doorashada kursiga HOP-097, ayaa ku eedeysay guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee Hirshabeelle in ay udiideen in ay aqbalaan musharraxnimadeeda doorashada.<\/p>\n<p>Baarliin oo kasoo laabatay magaalada jowhar oo ay halkaas muddo u joogtay udiyaar garowga doorashada, waxay sheegtay in loola dhaqmay si ka baxsan Soomaalinimada, iyadoo sheegtay in shaki la galiyay qabiilka ay ka dhalatay, loona sheegay in ay aanay kursigaas sinaba ugu tartami karin.<\/p>\n<p>Baarliin ayaa warbaahinta ka sheegtay sababta tacaddigaas loogu geystay in ay tahay, si aanay kursiga ugula tartamin Khadiijo Maxamed Diiriye oo kursigaan ku fadhida muddo 21 sano ah.<\/p>\n<p>&#8220;Anigoo Soomaali ah lehna xaquuqda ay Soomaali leedahay,\u00a0 waxaa la iila dhaqmay si qof aan waddanka lahayn, qabiilka ay u dhalatayna u baahan inay caddeyso. Iyadoo la ogyahay qabiilkayga iyo inaan la tartamayo islaanta kursiga ku fadhida ayay guddiga doorashada igu sameeyeen cabsi galin,&#8221; ayay tiri Baarliin oo weriyayaasha kula hadlaysay Muqdisho.<\/p>\n<p>Waxay sheegtay in loo awood sheegtay oo kursiga loo xiray Khadiijo Maxamed Diiriye, oo ay tilmaamtay in ay garab ka haysato madaxda sare ee dalka iyo maamulka Hirshabeelle.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaa nasiib darro leh anigoo rajo leh, oo madaxweyne Cali Guudlaawe ballan iga qaaday inuu caddaalad isiin doono, oo uu igu dhahay &#8220;Baarliin soo tartan&#8221; waxaa ii roonayd inuu markii hore i dhaho kursigaan ka daneyso. Waayo qarashna ima galayn, waqtina igama lumayn,&#8221; ayay tiri.<\/p>\n<p>Waxay ugu dambayn sheegtay in ay meel kasta dacwaddeeda gaarsiindoonto islamarkaana aysan ka haridoonin illaa ay xuquuqdeeda hesho.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee doorashada kursigan ayaa kamid ah kuraasta berrito lagu doorandoono magaalada Jowhar ee caasimadda Hirshabeelle.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/aizdwN_GQ38\" width=\"660\" height=\"350\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baarliin Maxamuud Biin oo ahayd musharraxad u taagan doorashada kursiga HOP-097, ayaa ku eedeysay guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee Hirshabeelle in ay udiideen in ay aqbalaan musharraxnimadeeda doorashada. Baarliin oo kasoo laabatay magaalada jowhar oo ay halkaas muddo u joogtay udiyaar garowga doorashada, waxay sheegtay in loola dhaqmay si ka baxsan Soomaalinimada, iyadoo sheegtay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":166967,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-166966","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Baarliin Biin oo laga reebay tartanka doorashada - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarliin-biin-oo-laga-reebay-tartanka-doorashada\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Baarliin Biin oo laga reebay tartanka doorashada - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Baarliin Maxamuud Biin oo ahayd musharraxad u taagan doorashada kursiga HOP-097, ayaa ku eedeysay guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee Hirshabeelle in ay udiideen in ay aqbalaan musharraxnimadeeda doorashada. Baarliin oo kasoo laabatay magaalada jowhar oo ay halkaas muddo u joogtay udiyaar garowga doorashada, waxay sheegtay in loola dhaqmay si ka baxsan Soomaalinimada, iyadoo sheegtay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarliin-biin-oo-laga-reebay-tartanka-doorashada\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-01-30T21:22:35+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022130637791542167930930.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"365\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarliin-biin-oo-laga-reebay-tartanka-doorashada\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarliin-biin-oo-laga-reebay-tartanka-doorashada\/\",\"name\":\"DAAWO:-Baarliin Biin oo laga reebay tartanka doorashada - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarliin-biin-oo-laga-reebay-tartanka-doorashada\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarliin-biin-oo-laga-reebay-tartanka-doorashada\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022130637791542167930930.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-01-30T21:22:35+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarliin-biin-oo-laga-reebay-tartanka-doorashada\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarliin-biin-oo-laga-reebay-tartanka-doorashada\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarliin-biin-oo-laga-reebay-tartanka-doorashada\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022130637791542167930930.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022130637791542167930930.jpeg\",\"width\":660,\"height\":365},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarliin-biin-oo-laga-reebay-tartanka-doorashada\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Baarliin Biin oo laga reebay tartanka doorashada\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Baarliin Biin oo laga reebay tartanka doorashada - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarliin-biin-oo-laga-reebay-tartanka-doorashada\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Baarliin Biin oo laga reebay tartanka doorashada - Wardoon","og_description":"Baarliin Maxamuud Biin oo ahayd musharraxad u taagan doorashada kursiga HOP-097, ayaa ku eedeysay guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee Hirshabeelle in ay udiideen in ay aqbalaan musharraxnimadeeda doorashada. Baarliin oo kasoo laabatay magaalada jowhar oo ay halkaas muddo u joogtay udiyaar garowga doorashada, waxay sheegtay in loola dhaqmay si ka baxsan Soomaalinimada, iyadoo sheegtay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarliin-biin-oo-laga-reebay-tartanka-doorashada\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-01-30T21:22:35+00:00","og_image":[{"width":660,"height":365,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022130637791542167930930.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarliin-biin-oo-laga-reebay-tartanka-doorashada\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarliin-biin-oo-laga-reebay-tartanka-doorashada\/","name":"DAAWO:-Baarliin Biin oo laga reebay tartanka doorashada - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarliin-biin-oo-laga-reebay-tartanka-doorashada\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarliin-biin-oo-laga-reebay-tartanka-doorashada\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022130637791542167930930.jpeg","datePublished":"2022-01-30T21:22:35+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarliin-biin-oo-laga-reebay-tartanka-doorashada\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarliin-biin-oo-laga-reebay-tartanka-doorashada\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarliin-biin-oo-laga-reebay-tartanka-doorashada\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022130637791542167930930.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022130637791542167930930.jpeg","width":660,"height":365},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarliin-biin-oo-laga-reebay-tartanka-doorashada\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Baarliin Biin oo laga reebay tartanka doorashada"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166966"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=166966"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166966\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":166968,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166966\/revisions\/166968"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/166967"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=166966"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=166966"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=166966"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}