{"id":167042,"date":"2022-02-03T11:54:59","date_gmt":"2022-02-03T08:54:59","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=167042"},"modified":"2022-02-03T11:54:59","modified_gmt":"2022-02-03T08:54:59","slug":"wariye-cabdimaalik-coldoon-oo-xabsiga-laga-siidaayay-2","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-cabdimaalik-coldoon-oo-xabsiga-laga-siidaayay-2\/","title":{"rendered":"Wariye Cabdimaalik Coldoon oo xabsiga laga siidaayay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-167043\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Coldoon-2.jpeg\" alt=\"\" width=\"771\" height=\"489\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Coldoon-2.jpeg 771w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Coldoon-2-300x190.jpeg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Coldoon-2-768x487.jpeg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Coldoon-2-696x441.jpeg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Coldoon-2-662x420.jpeg 662w\" sizes=\"(max-width: 771px) 100vw, 771px\" \/><\/p>\n<p>Somaliland ayaa go\u2019aan culus kasoo saartay kiiska Wariye Cabdimaalik Sheekh Muuse Coldoon, kaas oo muddooyinkii u dambeeyey ku xirnaa xabsiga weyn ee magaalada Hargeysa.<\/p>\n<p>Maxkamada gobolka Maroodi-jeex ayaa maanta oo Khamiis ah si rasmi ah ugu dhowaaqday in Coldoon lagu waayey wax dambi ah, waxayna amartay in laga sii daayo xabsiga.<\/p>\n<p>Xeer ilaalinta maxkamadda ayaa dhanka kale la sheegay inay rafcaan ka qaadatay go\u2019aanka kasoo baxay maxkamadda Hargeysa ee lagu sii daayey Wariyaha.<\/p>\n<p>Go\u2019aanka sii deynta ee Cabdimaalik Sheekh Muuse Coldoon ayaa waxaa si diiran u soo dhoweeyey ehelladiisa iyo bulshada Soomaaliyeed oo aad uga hadal haya baraha bulshada.<\/p>\n<p>Coldoon oo xabsiga loo taxaabay taariikhdu markay aheyd 23\/08\/2021-kii, ayaa loo soo jeediyey eedeymo culus, sida dacaayad qaran dumisnimo ah, faafinta warar been abuur ah iyo aflagaadeyn siyaasiyiinta iyo golaha sharci dejinta ee Somaliland.<\/p>\n<p>Sidoo kale eedeymaha kale ee loo soo jeediyey waxaa ka mid ah inuu warbixino liddi ku ah ka qoray Dugsiga Abaarso iyo Jaamacadda Barwaaqo, doodaas oo meel sare gaartay.<\/p>\n<p>Xiisadda ayaa kasii dartay markii uu Coldoon shaaca ka qaaday in macalimad Joy Isa ay tahay Masiixiyad howl diimeed u timid magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland.<\/p>\n<p>Wariye Cabdimaalik Sheekh Muuse Coldoon oo ku caan baxay arrimaha samafalka iyo u gargaarida dadka taabaleysan ayaa marar badan siyaabo kala duwan loogu xiray Hargeysa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Somaliland ayaa go\u2019aan culus kasoo saartay kiiska Wariye Cabdimaalik Sheekh Muuse Coldoon, kaas oo muddooyinkii u dambeeyey ku xirnaa xabsiga weyn ee magaalada Hargeysa. Maxkamada gobolka Maroodi-jeex ayaa maanta oo Khamiis ah si rasmi ah ugu dhowaaqday in Coldoon lagu waayey wax dambi ah, waxayna amartay in laga sii daayo xabsiga. Xeer ilaalinta maxkamadda ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":167043,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-167042","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wariye Cabdimaalik Coldoon oo xabsiga laga siidaayay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-cabdimaalik-coldoon-oo-xabsiga-laga-siidaayay-2\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wariye Cabdimaalik Coldoon oo xabsiga laga siidaayay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Somaliland ayaa go\u2019aan culus kasoo saartay kiiska Wariye Cabdimaalik Sheekh Muuse Coldoon, kaas oo muddooyinkii u dambeeyey ku xirnaa xabsiga weyn ee magaalada Hargeysa. Maxkamada gobolka Maroodi-jeex ayaa maanta oo Khamiis ah si rasmi ah ugu dhowaaqday in Coldoon lagu waayey wax dambi ah, waxayna amartay in laga sii daayo xabsiga. Xeer ilaalinta maxkamadda ayaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-cabdimaalik-coldoon-oo-xabsiga-laga-siidaayay-2\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-02-03T08:54:59+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Coldoon-2.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"771\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"489\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-cabdimaalik-coldoon-oo-xabsiga-laga-siidaayay-2\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-cabdimaalik-coldoon-oo-xabsiga-laga-siidaayay-2\/\",\"name\":\"Wariye Cabdimaalik Coldoon oo xabsiga laga siidaayay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-cabdimaalik-coldoon-oo-xabsiga-laga-siidaayay-2\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-cabdimaalik-coldoon-oo-xabsiga-laga-siidaayay-2\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Coldoon-2.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-02-03T08:54:59+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-cabdimaalik-coldoon-oo-xabsiga-laga-siidaayay-2\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-cabdimaalik-coldoon-oo-xabsiga-laga-siidaayay-2\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-cabdimaalik-coldoon-oo-xabsiga-laga-siidaayay-2\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Coldoon-2.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Coldoon-2.jpeg\",\"width\":771,\"height\":489},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-cabdimaalik-coldoon-oo-xabsiga-laga-siidaayay-2\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wariye Cabdimaalik Coldoon oo xabsiga laga siidaayay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wariye Cabdimaalik Coldoon oo xabsiga laga siidaayay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-cabdimaalik-coldoon-oo-xabsiga-laga-siidaayay-2\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wariye Cabdimaalik Coldoon oo xabsiga laga siidaayay - Wardoon","og_description":"Somaliland ayaa go\u2019aan culus kasoo saartay kiiska Wariye Cabdimaalik Sheekh Muuse Coldoon, kaas oo muddooyinkii u dambeeyey ku xirnaa xabsiga weyn ee magaalada Hargeysa. Maxkamada gobolka Maroodi-jeex ayaa maanta oo Khamiis ah si rasmi ah ugu dhowaaqday in Coldoon lagu waayey wax dambi ah, waxayna amartay in laga sii daayo xabsiga. Xeer ilaalinta maxkamadda ayaa [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-cabdimaalik-coldoon-oo-xabsiga-laga-siidaayay-2\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-02-03T08:54:59+00:00","og_image":[{"width":771,"height":489,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Coldoon-2.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-cabdimaalik-coldoon-oo-xabsiga-laga-siidaayay-2\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-cabdimaalik-coldoon-oo-xabsiga-laga-siidaayay-2\/","name":"Wariye Cabdimaalik Coldoon oo xabsiga laga siidaayay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-cabdimaalik-coldoon-oo-xabsiga-laga-siidaayay-2\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-cabdimaalik-coldoon-oo-xabsiga-laga-siidaayay-2\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Coldoon-2.jpeg","datePublished":"2022-02-03T08:54:59+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-cabdimaalik-coldoon-oo-xabsiga-laga-siidaayay-2\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-cabdimaalik-coldoon-oo-xabsiga-laga-siidaayay-2\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-cabdimaalik-coldoon-oo-xabsiga-laga-siidaayay-2\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Coldoon-2.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Coldoon-2.jpeg","width":771,"height":489},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-cabdimaalik-coldoon-oo-xabsiga-laga-siidaayay-2\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wariye Cabdimaalik Coldoon oo xabsiga laga siidaayay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167042"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=167042"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167042\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":167044,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167042\/revisions\/167044"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/167043"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=167042"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=167042"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=167042"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}