{"id":167271,"date":"2022-02-13T17:57:04","date_gmt":"2022-02-13T14:57:04","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=167271"},"modified":"2022-02-13T18:10:11","modified_gmt":"2022-02-13T15:10:11","slug":"guddoomiye-ku-xigeenka-koowaad-ee-baarlamaanka-soomaaliya-oo-o-lagu-celiyay-garoonka-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-koowaad-ee-baarlamaanka-soomaaliya-oo-o-lagu-celiyay-garoonka-muqdisho\/","title":{"rendered":"Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka oo laga celiyay garoonka Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-167272\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2022213637803390680504688.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"402\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2022213637803390680504688.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2022213637803390680504688-300x183.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Wararka ka imaanaya garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdiwali Sheekh Ibraahin Muudeey loo diiday inuu ka duulo garoonka Aadan Cadde.<\/p>\n<p>Guddoomiye Muudeey oo la sheegay inuu kusii jeeday degmada Baraawe ee Caasimadda maamulka Koonfur Galbeed si uu halkaasi uga qeyb galo tartanka kursiga uu ku fadhiyo ee tirsigiisu yahay HOP 145.<\/p>\n<p>Muudeey oo ay wehliyaan qaar ka mid ah ciidamo ilaalo u ah ayaa lasoo warinayaa iney ku sugan yihiin wali gudaha garoonka Aadan cadde gaar ahaan qeybta VIP-da, kadib markii amar lagu siiyay diyaaradii qaadi laheyd guddoomiyaha ineysan ka bixi karin gudaha garoonka Aadan Cadde.<\/p>\n<p>Amarka looga hor istaagay safarka guddoomiye Cabdiwali Muudeey uu ku aadi lahaa magaalada baraawe ayaa la sheegaya inuu bixiyay La taliyaha Amniga qaranka madaxweynaha muddo xileddkiisa dhamaaday ee Farmaajo, Fahad Yaasiin Xaaji Daahir.<\/p>\n<p>Warar soo baxaya ayaa sidoo kale sheegaya in sababta ka dambeysa in guddoomiye Muudeey loo diido safarkiisa Baraawe ay qeyb ka tahay in kursiga uu doonayo inuu ku tartami loo xiray nin lagu magacaabo Maxamed weli Cabdullaahi Sheekh oo la sheegay iney saaxiibo dhaw yihiin Fahad Yaasiin Xaaji Daahir.<\/p>\n<p>Wararkii ugu dambeeyay ayaa sidoo kale sheegaya in ciidamada Koofiya Gaduuda ee ka amar qaata madaxweyne Farmaajo ay hada gaareen garoonka Aadan Cadde kuwaasi oo sheegay in ay wataan amar ah in gudoomiye Muudeey uusan ka duuli karin garoonka Aadan Cadde isaga iyo ilaaladiisa oo maanta ku wajahnaa Magaalada Baraawe oo lagu wado in dhawaan ay ka dhacdo doorashada kuraas uu ka mid yahay kursiga uu haatan ku fadhiyo guddoomiye Muudeey.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-167279\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/273968545_2578634065613695_34496797794863458_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"1350\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/273968545_2578634065613695_34496797794863458_n.jpeg 1080w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/273968545_2578634065613695_34496797794863458_n-240x300.jpeg 240w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/273968545_2578634065613695_34496797794863458_n-819x1024.jpeg 819w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/273968545_2578634065613695_34496797794863458_n-768x960.jpeg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/273968545_2578634065613695_34496797794863458_n-696x870.jpeg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/273968545_2578634065613695_34496797794863458_n-1068x1335.jpeg 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/273968545_2578634065613695_34496797794863458_n-336x420.jpeg 336w\" sizes=\"(max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-167280\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/273988974_2578633978947037_361099245216047339_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"1350\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/273988974_2578633978947037_361099245216047339_n.jpeg 1080w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/273988974_2578633978947037_361099245216047339_n-240x300.jpeg 240w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/273988974_2578633978947037_361099245216047339_n-819x1024.jpeg 819w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/273988974_2578633978947037_361099245216047339_n-768x960.jpeg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/273988974_2578633978947037_361099245216047339_n-696x870.jpeg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/273988974_2578633978947037_361099245216047339_n-1068x1335.jpeg 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/273988974_2578633978947037_361099245216047339_n-336x420.jpeg 336w\" sizes=\"(max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-167281\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/274001242_2578634108947024_6469667868270304576_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"1350\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/274001242_2578634108947024_6469667868270304576_n.jpeg 1080w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/274001242_2578634108947024_6469667868270304576_n-240x300.jpeg 240w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/274001242_2578634108947024_6469667868270304576_n-819x1024.jpeg 819w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/274001242_2578634108947024_6469667868270304576_n-768x960.jpeg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/274001242_2578634108947024_6469667868270304576_n-696x870.jpeg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/274001242_2578634108947024_6469667868270304576_n-1068x1335.jpeg 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/274001242_2578634108947024_6469667868270304576_n-336x420.jpeg 336w\" sizes=\"(max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdiwali Sheekh Ibraahin Muudeey loo diiday inuu ka duulo garoonka Aadan Cadde. Guddoomiye Muudeey oo la sheegay inuu kusii jeeday degmada Baraawe ee Caasimadda maamulka Koonfur Galbeed si uu halkaasi uga qeyb galo tartanka kursiga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":167272,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-167271","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka oo laga celiyay garoonka Muqdisho - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-koowaad-ee-baarlamaanka-soomaaliya-oo-o-lagu-celiyay-garoonka-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka oo laga celiyay garoonka Muqdisho - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka ka imaanaya garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdiwali Sheekh Ibraahin Muudeey loo diiday inuu ka duulo garoonka Aadan Cadde. Guddoomiye Muudeey oo la sheegay inuu kusii jeeday degmada Baraawe ee Caasimadda maamulka Koonfur Galbeed si uu halkaasi uga qeyb galo tartanka kursiga [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-koowaad-ee-baarlamaanka-soomaaliya-oo-o-lagu-celiyay-garoonka-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-02-13T14:57:04+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-02-13T15:10:11+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2022213637803390680504688.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"402\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-koowaad-ee-baarlamaanka-soomaaliya-oo-o-lagu-celiyay-garoonka-muqdisho\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-koowaad-ee-baarlamaanka-soomaaliya-oo-o-lagu-celiyay-garoonka-muqdisho\/\",\"name\":\"Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka oo laga celiyay garoonka Muqdisho - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-koowaad-ee-baarlamaanka-soomaaliya-oo-o-lagu-celiyay-garoonka-muqdisho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-koowaad-ee-baarlamaanka-soomaaliya-oo-o-lagu-celiyay-garoonka-muqdisho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2022213637803390680504688.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-02-13T14:57:04+00:00\",\"dateModified\":\"2022-02-13T15:10:11+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-koowaad-ee-baarlamaanka-soomaaliya-oo-o-lagu-celiyay-garoonka-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-koowaad-ee-baarlamaanka-soomaaliya-oo-o-lagu-celiyay-garoonka-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-koowaad-ee-baarlamaanka-soomaaliya-oo-o-lagu-celiyay-garoonka-muqdisho\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2022213637803390680504688.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2022213637803390680504688.jpeg\",\"width\":660,\"height\":402},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-koowaad-ee-baarlamaanka-soomaaliya-oo-o-lagu-celiyay-garoonka-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka oo laga celiyay garoonka Muqdisho\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka oo laga celiyay garoonka Muqdisho - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-koowaad-ee-baarlamaanka-soomaaliya-oo-o-lagu-celiyay-garoonka-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka oo laga celiyay garoonka Muqdisho - Wardoon","og_description":"Wararka ka imaanaya garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdiwali Sheekh Ibraahin Muudeey loo diiday inuu ka duulo garoonka Aadan Cadde. Guddoomiye Muudeey oo la sheegay inuu kusii jeeday degmada Baraawe ee Caasimadda maamulka Koonfur Galbeed si uu halkaasi uga qeyb galo tartanka kursiga [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-koowaad-ee-baarlamaanka-soomaaliya-oo-o-lagu-celiyay-garoonka-muqdisho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-02-13T14:57:04+00:00","article_modified_time":"2022-02-13T15:10:11+00:00","og_image":[{"width":660,"height":402,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2022213637803390680504688.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-koowaad-ee-baarlamaanka-soomaaliya-oo-o-lagu-celiyay-garoonka-muqdisho\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-koowaad-ee-baarlamaanka-soomaaliya-oo-o-lagu-celiyay-garoonka-muqdisho\/","name":"Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka oo laga celiyay garoonka Muqdisho - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-koowaad-ee-baarlamaanka-soomaaliya-oo-o-lagu-celiyay-garoonka-muqdisho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-koowaad-ee-baarlamaanka-soomaaliya-oo-o-lagu-celiyay-garoonka-muqdisho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2022213637803390680504688.jpeg","datePublished":"2022-02-13T14:57:04+00:00","dateModified":"2022-02-13T15:10:11+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-koowaad-ee-baarlamaanka-soomaaliya-oo-o-lagu-celiyay-garoonka-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-koowaad-ee-baarlamaanka-soomaaliya-oo-o-lagu-celiyay-garoonka-muqdisho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-koowaad-ee-baarlamaanka-soomaaliya-oo-o-lagu-celiyay-garoonka-muqdisho\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2022213637803390680504688.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2022213637803390680504688.jpeg","width":660,"height":402},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-koowaad-ee-baarlamaanka-soomaaliya-oo-o-lagu-celiyay-garoonka-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka oo laga celiyay garoonka Muqdisho"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167271"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=167271"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167271\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":167282,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167271\/revisions\/167282"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/167272"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=167271"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=167271"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=167271"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}