{"id":167321,"date":"2022-02-14T22:03:36","date_gmt":"2022-02-14T19:03:36","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=167321"},"modified":"2022-02-14T22:03:36","modified_gmt":"2022-02-14T19:03:36","slug":"taliye-xijaar-oo-cayriyay-taliyeyaasha-3-degmo-oo-galmudug-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-xijaar-oo-cayriyay-taliyeyaasha-3-degmo-oo-galmudug-ah\/","title":{"rendered":"Taliye Xijaar oo cayriyay taliyeyaasha 3 degmo oo Galmudug ah"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-167322\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Xijaar.jpeg\" alt=\"\" width=\"1857\" height=\"1154\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Xijaar.jpeg 1857w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Xijaar-300x186.jpeg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Xijaar-1024x636.jpeg 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Xijaar-768x477.jpeg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Xijaar-1536x955.jpeg 1536w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Xijaar-356x220.jpeg 356w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Xijaar-696x433.jpeg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Xijaar-1068x664.jpeg 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Xijaar-676x420.jpeg 676w\" sizes=\"(max-width: 1857px) 100vw, 1857px\" \/>\u00a0Taliyaha guud ee ciidanka booliska Soomaaliya, Janeraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa maanta isbedel ballaaran ku sameeyay taliyeyaasha saldhigyada degmooyinka maamulka Galmudug iyo saraakiil kale.<\/p>\n<p>Qoraal kasoo baxay Taliska guud ayaa lagu socodsiiyay talisyada ciidamada booliska gobolada Mudug iyo Galgaduud ayaa waxaa xilalkii looga qaaday taliyeyaasha saldhigyada Booliska, Guriceel, Cadaado, Matabaan, ayada oo kuwa cusub u magaacabay.<\/p>\n<p>Waxaa la faray taliyeyaasha hogaamada ciidanka, maaliyada iyo saadka inay ka gutaan waajibaadka kaga aadan isbededlka iyo xil magacaabida uu sameeyay Taliyaha guud ee ciidanka booliska Soomaaliya.<\/p>\n<p><strong>Hoos ka aqriso magacyada iyo xilalka loo magacaabay;<\/strong><\/p>\n<p>1- Taliyaha qeybta Booliska Gobolka Mudug ayaa loo magacaabay Gaashaanle Dhexe Cali Muuse Maxamuud.<\/p>\n<p>2- Taliye ku-xigeenka Ciidanka Birmadka ayaa waxaa loo bedelay Qaasim Sheekhdoon Cali oo ahaa taliyaha qeybta Booliska Gobolka Mudug.<\/p>\n<p>3- Gaashaanle Qalbi Axmed Cali ayaa waxaa loo magacaabay Taliyaha qeybta Booliska Gobolka Galgaduud.<\/p>\n<p>4- Taliye ku-xigeenka qeybta Booliska Gobolka Mudug ayaa waxaa loo magacaabay Gaashaanle Maxamed Xasan Warsame.<\/p>\n<p>5- Taliyaha Saldhiga Booliska Dhuusamareeb ayaa loo magacaabay Maxamed Mire Maxamuud.<\/p>\n<p>6- Taliyaha Saldhiga Booliska Cabudwaaq ayaa waxaa loo magacaabay Dhame Yaxye Maxamed Xaashi.<\/p>\n<p>7- Taliyaha Saldhiga Booliska magaalada Cadaado ayaa waxaa loo magacaabay laba xidigle Maxamed Cadceed Cismaan.<\/p>\n<p>8- Taliyaha Booliska degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan ayaa waxaa loo magacaabay laba xidigle Maxamed Aadan Cumar.<\/p>\n<p>9- Taliye kuxigeenka Ciidanka Booliska degmada Matabaan ayaa waxaa loo magacaabay laba xidigle Xasan Xuseen Maxamuud.<\/p>\n<p>10- Taliye kuxigeenka Ciidanka Booliska Guriceel ayaa waxaa loo magacaabay laba Xidigle Xasan Cabdi Maxamed.<\/p>\n<p>Isbedelkan uu sameeyay Taliyaha guud ee ciidanka booliska Soomaaliya ayaa kusoo aadaya xili ay socoto doorashada Golaha Shacabka, oo la rabo in lagu soo gaba-gabeeyo wax ka yar labo toddobaad, islamarkaana uu amaankeeda uu mas\u2019uul ka yahay Xijaar.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0Taliyaha guud ee ciidanka booliska Soomaaliya, Janeraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa maanta isbedel ballaaran ku sameeyay taliyeyaasha saldhigyada degmooyinka maamulka Galmudug iyo saraakiil kale. Qoraal kasoo baxay Taliska guud ayaa lagu socodsiiyay talisyada ciidamada booliska gobolada Mudug iyo Galgaduud ayaa waxaa xilalkii looga qaaday taliyeyaasha saldhigyada Booliska, Guriceel, Cadaado, Matabaan, ayada oo kuwa cusub [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":167322,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-167321","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Taliye Xijaar oo cayriyay taliyeyaasha 3 degmo oo Galmudug ah - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-xijaar-oo-cayriyay-taliyeyaasha-3-degmo-oo-galmudug-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Taliye Xijaar oo cayriyay taliyeyaasha 3 degmo oo Galmudug ah - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"\u00a0Taliyaha guud ee ciidanka booliska Soomaaliya, Janeraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa maanta isbedel ballaaran ku sameeyay taliyeyaasha saldhigyada degmooyinka maamulka Galmudug iyo saraakiil kale. Qoraal kasoo baxay Taliska guud ayaa lagu socodsiiyay talisyada ciidamada booliska gobolada Mudug iyo Galgaduud ayaa waxaa xilalkii looga qaaday taliyeyaasha saldhigyada Booliska, Guriceel, Cadaado, Matabaan, ayada oo kuwa cusub [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-xijaar-oo-cayriyay-taliyeyaasha-3-degmo-oo-galmudug-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-02-14T19:03:36+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Xijaar.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1857\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1154\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-xijaar-oo-cayriyay-taliyeyaasha-3-degmo-oo-galmudug-ah\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-xijaar-oo-cayriyay-taliyeyaasha-3-degmo-oo-galmudug-ah\/\",\"name\":\"Taliye Xijaar oo cayriyay taliyeyaasha 3 degmo oo Galmudug ah - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-xijaar-oo-cayriyay-taliyeyaasha-3-degmo-oo-galmudug-ah\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-xijaar-oo-cayriyay-taliyeyaasha-3-degmo-oo-galmudug-ah\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Xijaar.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-02-14T19:03:36+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-xijaar-oo-cayriyay-taliyeyaasha-3-degmo-oo-galmudug-ah\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-xijaar-oo-cayriyay-taliyeyaasha-3-degmo-oo-galmudug-ah\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-xijaar-oo-cayriyay-taliyeyaasha-3-degmo-oo-galmudug-ah\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Xijaar.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Xijaar.jpeg\",\"width\":1857,\"height\":1154},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-xijaar-oo-cayriyay-taliyeyaasha-3-degmo-oo-galmudug-ah\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Taliye Xijaar oo cayriyay taliyeyaasha 3 degmo oo Galmudug ah\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Taliye Xijaar oo cayriyay taliyeyaasha 3 degmo oo Galmudug ah - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-xijaar-oo-cayriyay-taliyeyaasha-3-degmo-oo-galmudug-ah\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Taliye Xijaar oo cayriyay taliyeyaasha 3 degmo oo Galmudug ah - Wardoon","og_description":"\u00a0Taliyaha guud ee ciidanka booliska Soomaaliya, Janeraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa maanta isbedel ballaaran ku sameeyay taliyeyaasha saldhigyada degmooyinka maamulka Galmudug iyo saraakiil kale. Qoraal kasoo baxay Taliska guud ayaa lagu socodsiiyay talisyada ciidamada booliska gobolada Mudug iyo Galgaduud ayaa waxaa xilalkii looga qaaday taliyeyaasha saldhigyada Booliska, Guriceel, Cadaado, Matabaan, ayada oo kuwa cusub [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-xijaar-oo-cayriyay-taliyeyaasha-3-degmo-oo-galmudug-ah\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-02-14T19:03:36+00:00","og_image":[{"width":1857,"height":1154,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Xijaar.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-xijaar-oo-cayriyay-taliyeyaasha-3-degmo-oo-galmudug-ah\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-xijaar-oo-cayriyay-taliyeyaasha-3-degmo-oo-galmudug-ah\/","name":"Taliye Xijaar oo cayriyay taliyeyaasha 3 degmo oo Galmudug ah - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-xijaar-oo-cayriyay-taliyeyaasha-3-degmo-oo-galmudug-ah\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-xijaar-oo-cayriyay-taliyeyaasha-3-degmo-oo-galmudug-ah\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Xijaar.jpeg","datePublished":"2022-02-14T19:03:36+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-xijaar-oo-cayriyay-taliyeyaasha-3-degmo-oo-galmudug-ah\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-xijaar-oo-cayriyay-taliyeyaasha-3-degmo-oo-galmudug-ah\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-xijaar-oo-cayriyay-taliyeyaasha-3-degmo-oo-galmudug-ah\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Xijaar.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Xijaar.jpeg","width":1857,"height":1154},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-xijaar-oo-cayriyay-taliyeyaasha-3-degmo-oo-galmudug-ah\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Taliye Xijaar oo cayriyay taliyeyaasha 3 degmo oo Galmudug ah"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167321"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=167321"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167321\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":167323,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167321\/revisions\/167323"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/167322"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=167321"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=167321"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=167321"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}