{"id":167337,"date":"2022-02-15T11:31:00","date_gmt":"2022-02-15T08:31:00","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=167337"},"modified":"2022-02-15T11:31:00","modified_gmt":"2022-02-15T08:31:00","slug":"unka-oo-baaritaan-ku-sameynaya-markab-qalab-milateri-geeyay-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/unka-oo-baaritaan-ku-sameynaya-markab-qalab-milateri-geeyay-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Unka  oo baaritaan ku sameynaya markab qalab milateri geeyay Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-167338\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2022215637804807917851123.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"430\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2022215637804807917851123.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2022215637804807917851123-300x195.jpeg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2022215637804807917851123-645x420.jpeg 645w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Shirkad dhinaca badda ah oo fadhigeedu yahay dalka Turkiga ayaa bishii April 2021 soo gaarsiisay Soomaaliya gaadiid dagaal, iyadoo aan la ogeysiin Qaramada Midoobay waaxdeeda u hoggaansanaanta shuruudaha cunaqabateynta.<\/p>\n<p>Arrintan ayaa keentay in baarayaasha Qaramada Midoobay ay bilaabaan baaritaanka shixnadaha gaadiidka dagaalka.<\/p>\n<p>Sida laga soo xigtay xog ay heleen khubarada Qaramada Midoobay ee ka shaqeeya u hoggaansanaanta cunaqabateynta hubka ee Soomaaliya, shirkadda Istanbul Lojistik ve Denizcilik Limited \u015eirketi, ayaa 44 baabuur oo nooca \u201cKamaz\u201d ah ka dejisay dekedda Muqdisho 30-kii Abriil, 2021.<\/p>\n<p>Guddiga khubarada Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya oo golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay u oggolaaday inay kormeeraan u hoggaansanaanta cunaqabataynta hubka ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, ayaa sheegay in aanay wax war ah ka soo gaadhin shirkadda iyo dawladda Turkiga toona.<\/p>\n<p>Guddidu waxay warqad rasmi ah u direen Istanbul June 8, 2021 iyagoo weydiisanaya macluumaadka ku saabsan gaadiidka milatari\u00a0 si ay u go&#8217;aamiyaan inay u hoggaansamaan shuruudaha cunaqabateynta hubka ee Qaramada Midoobay.<\/p>\n<p>Iyada oo qayb ka ah waajibaadka ku xusan Qaraarka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ee tirsigiisu yahay 2551, ee la ansixiyay 2020, khubarada Qaramada Midoobay ayaa dib u eegis ku sameeya hubka la geeyo Soomaaliya, waxayna warbixinno joogto ah u gudbiyaan golaha.<\/p>\n<p>Cunaqabataynta hubka ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa qayb kaliya laga qaaday sanadkii 2013-kii, waxaana khubarada Qaramada Midoobay ay la socdaan dhammaan hubka la geeyo Soomaaliya oo ay ku jiraan kuwa dowladda Federaalka iyo sidoo kale kuwa sida qarsoodiga ah ay ku helaan Al-Shabaab.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shirkad dhinaca badda ah oo fadhigeedu yahay dalka Turkiga ayaa bishii April 2021 soo gaarsiisay Soomaaliya gaadiid dagaal, iyadoo aan la ogeysiin Qaramada Midoobay waaxdeeda u hoggaansanaanta shuruudaha cunaqabateynta. Arrintan ayaa keentay in baarayaasha Qaramada Midoobay ay bilaabaan baaritaanka shixnadaha gaadiidka dagaalka. Sida laga soo xigtay xog ay heleen khubarada Qaramada Midoobay ee ka shaqeeya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":167338,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-167337","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Unka oo baaritaan ku sameynaya markab qalab milateri geeyay Soomaaliya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/unka-oo-baaritaan-ku-sameynaya-markab-qalab-milateri-geeyay-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Unka oo baaritaan ku sameynaya markab qalab milateri geeyay Soomaaliya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Shirkad dhinaca badda ah oo fadhigeedu yahay dalka Turkiga ayaa bishii April 2021 soo gaarsiisay Soomaaliya gaadiid dagaal, iyadoo aan la ogeysiin Qaramada Midoobay waaxdeeda u hoggaansanaanta shuruudaha cunaqabateynta. Arrintan ayaa keentay in baarayaasha Qaramada Midoobay ay bilaabaan baaritaanka shixnadaha gaadiidka dagaalka. Sida laga soo xigtay xog ay heleen khubarada Qaramada Midoobay ee ka shaqeeya [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/unka-oo-baaritaan-ku-sameynaya-markab-qalab-milateri-geeyay-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-02-15T08:31:00+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2022215637804807917851123.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"430\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/unka-oo-baaritaan-ku-sameynaya-markab-qalab-milateri-geeyay-soomaaliya\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/unka-oo-baaritaan-ku-sameynaya-markab-qalab-milateri-geeyay-soomaaliya\/\",\"name\":\"Unka oo baaritaan ku sameynaya markab qalab milateri geeyay Soomaaliya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/unka-oo-baaritaan-ku-sameynaya-markab-qalab-milateri-geeyay-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/unka-oo-baaritaan-ku-sameynaya-markab-qalab-milateri-geeyay-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2022215637804807917851123.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-02-15T08:31:00+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/unka-oo-baaritaan-ku-sameynaya-markab-qalab-milateri-geeyay-soomaaliya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/unka-oo-baaritaan-ku-sameynaya-markab-qalab-milateri-geeyay-soomaaliya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/unka-oo-baaritaan-ku-sameynaya-markab-qalab-milateri-geeyay-soomaaliya\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2022215637804807917851123.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2022215637804807917851123.jpeg\",\"width\":660,\"height\":430},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/unka-oo-baaritaan-ku-sameynaya-markab-qalab-milateri-geeyay-soomaaliya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Unka oo baaritaan ku sameynaya markab qalab milateri geeyay Soomaaliya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Unka oo baaritaan ku sameynaya markab qalab milateri geeyay Soomaaliya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/unka-oo-baaritaan-ku-sameynaya-markab-qalab-milateri-geeyay-soomaaliya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Unka oo baaritaan ku sameynaya markab qalab milateri geeyay Soomaaliya - Wardoon","og_description":"Shirkad dhinaca badda ah oo fadhigeedu yahay dalka Turkiga ayaa bishii April 2021 soo gaarsiisay Soomaaliya gaadiid dagaal, iyadoo aan la ogeysiin Qaramada Midoobay waaxdeeda u hoggaansanaanta shuruudaha cunaqabateynta. Arrintan ayaa keentay in baarayaasha Qaramada Midoobay ay bilaabaan baaritaanka shixnadaha gaadiidka dagaalka. Sida laga soo xigtay xog ay heleen khubarada Qaramada Midoobay ee ka shaqeeya [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/unka-oo-baaritaan-ku-sameynaya-markab-qalab-milateri-geeyay-soomaaliya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-02-15T08:31:00+00:00","og_image":[{"width":660,"height":430,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2022215637804807917851123.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/unka-oo-baaritaan-ku-sameynaya-markab-qalab-milateri-geeyay-soomaaliya\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/unka-oo-baaritaan-ku-sameynaya-markab-qalab-milateri-geeyay-soomaaliya\/","name":"Unka oo baaritaan ku sameynaya markab qalab milateri geeyay Soomaaliya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/unka-oo-baaritaan-ku-sameynaya-markab-qalab-milateri-geeyay-soomaaliya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/unka-oo-baaritaan-ku-sameynaya-markab-qalab-milateri-geeyay-soomaaliya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2022215637804807917851123.jpeg","datePublished":"2022-02-15T08:31:00+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/unka-oo-baaritaan-ku-sameynaya-markab-qalab-milateri-geeyay-soomaaliya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/unka-oo-baaritaan-ku-sameynaya-markab-qalab-milateri-geeyay-soomaaliya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/unka-oo-baaritaan-ku-sameynaya-markab-qalab-milateri-geeyay-soomaaliya\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2022215637804807917851123.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2022215637804807917851123.jpeg","width":660,"height":430},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/unka-oo-baaritaan-ku-sameynaya-markab-qalab-milateri-geeyay-soomaaliya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Unka oo baaritaan ku sameynaya markab qalab milateri geeyay Soomaaliya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167337"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=167337"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167337\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":167339,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167337\/revisions\/167339"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/167338"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=167337"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=167337"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=167337"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}