{"id":167530,"date":"2022-02-22T12:19:39","date_gmt":"2022-02-22T09:19:39","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=167530"},"modified":"2022-02-22T12:19:39","modified_gmt":"2022-02-22T09:19:39","slug":"guddiga-doorashada-koonfur-galbeed-oo-diiday-goaankii-kasoo-baxay-guddoonka-doorashooyinka-heer-fedaraal","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-koonfur-galbeed-oo-diiday-goaankii-kasoo-baxay-guddoonka-doorashooyinka-heer-fedaraal\/","title":{"rendered":"Guddiga doorashada Koonfur Galbeed oo diiday go&#8217;aankii kasoo baxay guddoonka doorashooyinka heer Fedaraal"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-167531\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2022222637810864448180085.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"373\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2022222637810864448180085.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2022222637810864448180085-300x170.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Guddiga doorashada maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ka horyimid go&#8217;aankii guddiga doorashada heer Fedaraal ay ku hakiyeen natiijada doorashada kuraasta kala ah HOP 103 iyo HOP154.<\/p>\n<p>Guddiga ayaa bandhigay warqad uu ku saxiixan yahay guddoomiyahii hore ee guddiga doorashada heer Fedaraal Maxamed Xasan Cirro, taasoo soo baxday 17-kii bishii December ee sanadkii lasoo dhaafay, islamarkaana cadeyneysay in kurasiga HOP 103 doorashadiisa ansax yahay.<\/p>\n<p>Guddigaan ayaa ku doodaya in xiligaas la fasaxay oo ay maanta suurtagal ahayn in dib loogu laabto oo dood cusub la geliyo sida uu ku doodayaan guddiga hirgelinta doorashooyinka Koonfur Galbeed.<\/p>\n<p>\u201cKursiga HOP 103 horaa loo fasaxay, HOP 154 cid ka dacwooneysa lama haayo, Guddiga FEIT ha ka shaqeeyo danaha ummada, doorashada carqalada halaga daayo\u201d ayaa lagu yiri qoraalka kasoo baxay SEIT Koonfur Galbeed.<\/p>\n<p>Hadalkaan kasoo baxay guddiga doorashooyinka Koonfur Galbeed ayaa imaanaya, saacado kadib markii uu guddoomiyaha guddiga doorashooyinka heer Federaal Muuse Geelle Yuusuf uu shaaciyay in la hakiyay natiijada doorashada kuraasta kala ah HOP 086, HOP 103, HOP 154.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-167532\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/274518390_166079229088017_9079296395204201347_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"1284\" height=\"1991\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/274518390_166079229088017_9079296395204201347_n.jpeg 1284w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/274518390_166079229088017_9079296395204201347_n-193x300.jpeg 193w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/274518390_166079229088017_9079296395204201347_n-660x1024.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/274518390_166079229088017_9079296395204201347_n-768x1191.jpeg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/274518390_166079229088017_9079296395204201347_n-991x1536.jpeg 991w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/274518390_166079229088017_9079296395204201347_n-696x1079.jpeg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/274518390_166079229088017_9079296395204201347_n-1068x1656.jpeg 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/274518390_166079229088017_9079296395204201347_n-271x420.jpeg 271w\" sizes=\"(max-width: 1284px) 100vw, 1284px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddiga doorashada maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ka horyimid go&#8217;aankii guddiga doorashada heer Fedaraal ay ku hakiyeen natiijada doorashada kuraasta kala ah HOP 103 iyo HOP154. Guddiga ayaa bandhigay warqad uu ku saxiixan yahay guddoomiyahii hore ee guddiga doorashada heer Fedaraal Maxamed Xasan Cirro, taasoo soo baxday 17-kii bishii December ee sanadkii lasoo dhaafay, islamarkaana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":161626,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-167530","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guddiga doorashada Koonfur Galbeed oo diiday go&#039;aankii kasoo baxay guddoonka doorashooyinka heer Fedaraal - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-koonfur-galbeed-oo-diiday-goaankii-kasoo-baxay-guddoonka-doorashooyinka-heer-fedaraal\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddiga doorashada Koonfur Galbeed oo diiday go&#039;aankii kasoo baxay guddoonka doorashooyinka heer Fedaraal - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddiga doorashada maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ka horyimid go&#8217;aankii guddiga doorashada heer Fedaraal ay ku hakiyeen natiijada doorashada kuraasta kala ah HOP 103 iyo HOP154. Guddiga ayaa bandhigay warqad uu ku saxiixan yahay guddoomiyahii hore ee guddiga doorashada heer Fedaraal Maxamed Xasan Cirro, taasoo soo baxday 17-kii bishii December ee sanadkii lasoo dhaafay, islamarkaana [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-koonfur-galbeed-oo-diiday-goaankii-kasoo-baxay-guddoonka-doorashooyinka-heer-fedaraal\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-02-22T09:19:39+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/madaxweyne-laftagareen.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"750\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"430\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-koonfur-galbeed-oo-diiday-goaankii-kasoo-baxay-guddoonka-doorashooyinka-heer-fedaraal\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-koonfur-galbeed-oo-diiday-goaankii-kasoo-baxay-guddoonka-doorashooyinka-heer-fedaraal\/\",\"name\":\"Guddiga doorashada Koonfur Galbeed oo diiday go'aankii kasoo baxay guddoonka doorashooyinka heer Fedaraal - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-koonfur-galbeed-oo-diiday-goaankii-kasoo-baxay-guddoonka-doorashooyinka-heer-fedaraal\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-koonfur-galbeed-oo-diiday-goaankii-kasoo-baxay-guddoonka-doorashooyinka-heer-fedaraal\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/madaxweyne-laftagareen.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-02-22T09:19:39+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-koonfur-galbeed-oo-diiday-goaankii-kasoo-baxay-guddoonka-doorashooyinka-heer-fedaraal\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-koonfur-galbeed-oo-diiday-goaankii-kasoo-baxay-guddoonka-doorashooyinka-heer-fedaraal\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-koonfur-galbeed-oo-diiday-goaankii-kasoo-baxay-guddoonka-doorashooyinka-heer-fedaraal\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/madaxweyne-laftagareen.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/madaxweyne-laftagareen.jpeg\",\"width\":750,\"height\":430},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-koonfur-galbeed-oo-diiday-goaankii-kasoo-baxay-guddoonka-doorashooyinka-heer-fedaraal\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddiga doorashada Koonfur Galbeed oo diiday go&#8217;aankii kasoo baxay guddoonka doorashooyinka heer Fedaraal\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddiga doorashada Koonfur Galbeed oo diiday go'aankii kasoo baxay guddoonka doorashooyinka heer Fedaraal - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-koonfur-galbeed-oo-diiday-goaankii-kasoo-baxay-guddoonka-doorashooyinka-heer-fedaraal\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddiga doorashada Koonfur Galbeed oo diiday go'aankii kasoo baxay guddoonka doorashooyinka heer Fedaraal - Wardoon","og_description":"Guddiga doorashada maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ka horyimid go&#8217;aankii guddiga doorashada heer Fedaraal ay ku hakiyeen natiijada doorashada kuraasta kala ah HOP 103 iyo HOP154. Guddiga ayaa bandhigay warqad uu ku saxiixan yahay guddoomiyahii hore ee guddiga doorashada heer Fedaraal Maxamed Xasan Cirro, taasoo soo baxday 17-kii bishii December ee sanadkii lasoo dhaafay, islamarkaana [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-koonfur-galbeed-oo-diiday-goaankii-kasoo-baxay-guddoonka-doorashooyinka-heer-fedaraal\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-02-22T09:19:39+00:00","og_image":[{"width":750,"height":430,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/madaxweyne-laftagareen.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-koonfur-galbeed-oo-diiday-goaankii-kasoo-baxay-guddoonka-doorashooyinka-heer-fedaraal\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-koonfur-galbeed-oo-diiday-goaankii-kasoo-baxay-guddoonka-doorashooyinka-heer-fedaraal\/","name":"Guddiga doorashada Koonfur Galbeed oo diiday go'aankii kasoo baxay guddoonka doorashooyinka heer Fedaraal - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-koonfur-galbeed-oo-diiday-goaankii-kasoo-baxay-guddoonka-doorashooyinka-heer-fedaraal\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-koonfur-galbeed-oo-diiday-goaankii-kasoo-baxay-guddoonka-doorashooyinka-heer-fedaraal\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/madaxweyne-laftagareen.jpeg","datePublished":"2022-02-22T09:19:39+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-koonfur-galbeed-oo-diiday-goaankii-kasoo-baxay-guddoonka-doorashooyinka-heer-fedaraal\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-koonfur-galbeed-oo-diiday-goaankii-kasoo-baxay-guddoonka-doorashooyinka-heer-fedaraal\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-koonfur-galbeed-oo-diiday-goaankii-kasoo-baxay-guddoonka-doorashooyinka-heer-fedaraal\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/madaxweyne-laftagareen.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/madaxweyne-laftagareen.jpeg","width":750,"height":430},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-koonfur-galbeed-oo-diiday-goaankii-kasoo-baxay-guddoonka-doorashooyinka-heer-fedaraal\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddiga doorashada Koonfur Galbeed oo diiday go&#8217;aankii kasoo baxay guddoonka doorashooyinka heer Fedaraal"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167530"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=167530"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167530\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":167533,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167530\/revisions\/167533"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/161626"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=167530"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=167530"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=167530"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}