{"id":167840,"date":"2022-03-04T12:10:51","date_gmt":"2022-03-04T09:10:51","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=167840"},"modified":"2022-03-04T12:10:51","modified_gmt":"2022-03-04T09:10:51","slug":"deni-oo-dib-u-magacaabay-agaasimahii-psf-ee-puntland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-dib-u-magacaabay-agaasimahii-psf-ee-puntland\/","title":{"rendered":"Deni oo dib u magacaabay Agaasimahii PSF ee Puntland"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-167841\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/202234637819529018792982.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"402\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/202234637819529018792982.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/202234637819529018792982-300x183.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa soo saaray wareegto uu xilal ugu magacaabay Sareeyo guuto Maxamed Amiin Cabdullaahi Xaaji Kheyr iyo Sareeyo guuto Maxamuud Cismaan Diyaano.<\/p>\n<p>Madaxweyne Deni ayaa aqbalay dalabkii Isimada gobolka Bari ee isku howlay dhexdhexaadinta ciidamo ka kala amar qaata madaxweynaha Puntland iyo Agaasimaha ciidanka gaarka u tababaran ee PSF Maxamuud Cismaan Diyaano.<\/p>\n<p>Isimada magaalada Boosaaso ayaa la sheegay iney xal u arkeen in Diyaano loo dhaafo xilka Agaasimaha PSF balse Siciid Deni ayaa diiday go\u2019aankaas, wadahadal maalmo qaatay kaddib waxaa madaxweynaha Puntland lagu qanciyay in uu dhaqangeliyo go\u2019aanka Odoyaasha dhaqanka magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.<\/p>\n<p>Magacaabistaan cusub ee Maxamuud Cismaan Diyaano ayaa imaaneysa xili horay ay u dhaqan gali waysay xilka qaadis uu ku sameeyay madaxweynaha Puntland, taasoo dhalisay in dagaalo dhiig badan ku daateen uu Boosaaso ku dhexmaray ciidamo u daacad ah Maxamuud Diyaano iyo maamulka Puntland.<\/p>\n<p><b>Hoos ka akhriso wareegtada madaxweyne Saciid Deni oo dhameystiran.<\/b><\/p>\n<div align=\"justify\">Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Kadib markii uu qiimeeyey xaaladda amni iyo dhaqan dhaqaale ee Magaalada Boosaaso.<\/div>\n<div align=\"justify\">Kadib markii uu la tashaday Madaxweyne kuxigeenka Dowladda Puntland.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Kadib markii uu la tashiyo la sameeyey Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Puntland, Isimada, Madaxweynayaashii hore, Waxgaradka iyo hay\u2019adaha kala duwan ee Dowladda Puntland.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Kadib markii uu tixgaliyey dadaaladdii kala duwanaa ee muddada ka socday Magaalada Boosaaso ee ku wajahnaa xal u helista shaqaaqadii ka dhacday Magaalada.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Madaxweynaha Dowladda Puntland ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 009 , 04 March 2022, wuxuuna xeeriyay:-<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">1. Waxaa S\/Guuto Maxamed Aamiin Cabdullaahi Xaaji Khayr loo magacaabay Agaasimaha Ciidanka gaarka ah ee Sirdoonka Puntland (Puntland Intelligence Special Forces).<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">2. Waxaa S\/Guuto Maxamuud Cismaan Cabdullaahi loo magacaabay Agaasimaha Ciidanka Kommandooska Amniga Puntland (Puntland Security Commando Forces).<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Si waafaqsan xeerarka iyo shuruucda Dalka u dagsan, dib ayaa laga soo saarayaa xeer nidaamiye qeexiya kala xadeynta waajibaadka guud ahaan ciidamada kala duwan ee Puntland.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa soo saaray wareegto uu xilal ugu magacaabay Sareeyo guuto Maxamed Amiin Cabdullaahi Xaaji Kheyr iyo Sareeyo guuto Maxamuud Cismaan Diyaano. Madaxweyne Deni ayaa aqbalay dalabkii Isimada gobolka Bari ee isku howlay dhexdhexaadinta ciidamo ka kala amar qaata madaxweynaha Puntland iyo Agaasimaha ciidanka gaarka u tababaran ee PSF [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":167841,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-167840","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Deni oo dib u magacaabay Agaasimahii PSF ee Puntland - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-dib-u-magacaabay-agaasimahii-psf-ee-puntland\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Deni oo dib u magacaabay Agaasimahii PSF ee Puntland - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa soo saaray wareegto uu xilal ugu magacaabay Sareeyo guuto Maxamed Amiin Cabdullaahi Xaaji Kheyr iyo Sareeyo guuto Maxamuud Cismaan Diyaano. Madaxweyne Deni ayaa aqbalay dalabkii Isimada gobolka Bari ee isku howlay dhexdhexaadinta ciidamo ka kala amar qaata madaxweynaha Puntland iyo Agaasimaha ciidanka gaarka u tababaran ee PSF [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-dib-u-magacaabay-agaasimahii-psf-ee-puntland\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-03-04T09:10:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/202234637819529018792982.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"402\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-dib-u-magacaabay-agaasimahii-psf-ee-puntland\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-dib-u-magacaabay-agaasimahii-psf-ee-puntland\/\",\"name\":\"Deni oo dib u magacaabay Agaasimahii PSF ee Puntland - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-dib-u-magacaabay-agaasimahii-psf-ee-puntland\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-dib-u-magacaabay-agaasimahii-psf-ee-puntland\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/202234637819529018792982.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-03-04T09:10:51+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-dib-u-magacaabay-agaasimahii-psf-ee-puntland\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-dib-u-magacaabay-agaasimahii-psf-ee-puntland\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-dib-u-magacaabay-agaasimahii-psf-ee-puntland\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/202234637819529018792982.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/202234637819529018792982.jpeg\",\"width\":660,\"height\":402},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-dib-u-magacaabay-agaasimahii-psf-ee-puntland\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Deni oo dib u magacaabay Agaasimahii PSF ee Puntland\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Deni oo dib u magacaabay Agaasimahii PSF ee Puntland - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-dib-u-magacaabay-agaasimahii-psf-ee-puntland\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Deni oo dib u magacaabay Agaasimahii PSF ee Puntland - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa soo saaray wareegto uu xilal ugu magacaabay Sareeyo guuto Maxamed Amiin Cabdullaahi Xaaji Kheyr iyo Sareeyo guuto Maxamuud Cismaan Diyaano. Madaxweyne Deni ayaa aqbalay dalabkii Isimada gobolka Bari ee isku howlay dhexdhexaadinta ciidamo ka kala amar qaata madaxweynaha Puntland iyo Agaasimaha ciidanka gaarka u tababaran ee PSF [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-dib-u-magacaabay-agaasimahii-psf-ee-puntland\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-03-04T09:10:51+00:00","og_image":[{"width":660,"height":402,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/202234637819529018792982.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-dib-u-magacaabay-agaasimahii-psf-ee-puntland\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-dib-u-magacaabay-agaasimahii-psf-ee-puntland\/","name":"Deni oo dib u magacaabay Agaasimahii PSF ee Puntland - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-dib-u-magacaabay-agaasimahii-psf-ee-puntland\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-dib-u-magacaabay-agaasimahii-psf-ee-puntland\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/202234637819529018792982.jpeg","datePublished":"2022-03-04T09:10:51+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-dib-u-magacaabay-agaasimahii-psf-ee-puntland\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-dib-u-magacaabay-agaasimahii-psf-ee-puntland\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-dib-u-magacaabay-agaasimahii-psf-ee-puntland\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/202234637819529018792982.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/202234637819529018792982.jpeg","width":660,"height":402},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-dib-u-magacaabay-agaasimahii-psf-ee-puntland\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Deni oo dib u magacaabay Agaasimahii PSF ee Puntland"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167840"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=167840"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167840\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":167842,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167840\/revisions\/167842"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/167841"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=167840"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=167840"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=167840"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}