{"id":167917,"date":"2022-03-07T00:50:23","date_gmt":"2022-03-06T21:50:23","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=167917"},"modified":"2022-03-07T12:24:26","modified_gmt":"2022-03-07T09:24:26","slug":"daawo-prof-ibbi-oo-sheegay-cida-dhabarka-katoogatay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-ibbi-oo-sheegay-cida-dhabarka-katoogatay\/","title":{"rendered":"DAAWO Prof Ibbi oo sheegay cida dhabarka katoogatay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-167918\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/Screenshot-2022-03-06-at-21.49.26.png\" alt=\"\" width=\"1616\" height=\"1066\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/Screenshot-2022-03-06-at-21.49.26.png 1616w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/Screenshot-2022-03-06-at-21.49.26-300x198.png 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/Screenshot-2022-03-06-at-21.49.26-1024x675.png 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/Screenshot-2022-03-06-at-21.49.26-768x507.png 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/Screenshot-2022-03-06-at-21.49.26-1536x1013.png 1536w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/Screenshot-2022-03-06-at-21.49.26-696x459.png 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/Screenshot-2022-03-06-at-21.49.26-1068x705.png 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/Screenshot-2022-03-06-at-21.49.26-637x420.png 637w\" sizes=\"(max-width: 1616px) 100vw, 1616px\" \/><\/p>\n<p>Prof. Cabdiraxmaan Xaaji Aadan Ibbi oo wareysi xasaasi ah bixiyey ayaa ka hadlay guul-darradii uu kala kulmay doorashada socota ee Golaha Shacabka, kadib markii uu waayey kursigii uu ku fadhiyey.<\/p>\n<p>Ibbi ayaa shaaca ka qaaday in Villa Soomaaliya oo uu taageere iyo difaacaba u ahaa 5-tii sano ee lasoo dhaafay ay dhabarka ka toogatay, sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>Xildhibaan hore Cabdiraxmaan Ibbi ayaa sidoo kale qiyaameyn ku tilmaamay falka lagu sameeyey, wuxuuna sheegay in markii uu ka tegay Muqdisho ee uu gaaray Baydhabo, isaga oo wata ergo laga daba diray taleefoon, isla-markaana sidaas looga reebay tartanka.<\/p>\n<p>\u201cQofkaan taageerayey saan ugu maalay iiguma hambeynin aniga, indho la\u2019aan ayaan u difaacay u wanaajiyey u sameeyey,\u201d ayuu wareysiga yiri Prf. Cabdiraxmaan Ibbi.<\/p>\n<p>Prof. Ibii oo ka shalaayey wixii uu horey u sameeyey ayaa xusay in taageeradu ay la tegtay, balse ay hadda wax weliba is-bedaleen, uuna ku faraxsan yahay.<\/p>\n<p>\u201cAniga Ilaahey (SWT) ayaa naxariis iiga dhigay in kursigan uusan isiinin, aniga waxaan ahaan nin Nabad iyo Nolol ah waxaan ahaa nin runtii ay kasoo dhowdahay xittaa inaan iraahdo war Farmaajo haa waagii hore Aabe iyo waxbaa dhihi jirnee laakin hadda Allaahuma Salli Calaa Farmaajo inay naga soo dhowaato,\u201d ayuu markale yiri Prof. Ibbi.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu intaasi sii raaciyey \u201cHaddii marka Ilaahey xilka iigu dari lahaa waxaan u maleynaa inaan Kataraabiil noqon lahaa oo Umad badan dardari lahaa oo sii waalan lahaa\u201d.<\/p>\n<p>Dhinaca kale isaga oo hadalkiisa sii wata ayuu Prof. C\/raxmaan Xaaji Aadan Ibbi sheegay in $34 Milyan ay Villa Soomaaliya ku bixisay doorashada kuraasta Xildhibaannada Golaha Shacabka, si ay u hesho Xildhibaanno codkooda siiya Farmaajo, waxaana uu tilmaamay in dacwad lagu baarayo lacagtaas dhawaan la furi doono, sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn wuxuu soo hadal qaaday qorshaha Villa Soomaaliya ee dib u doorashada Farmaajo, wuxuuna yiri \u201cSoomaalida nin ay mar dooratay mar labaad ma doorato, sidii hore ma aha oo codadka la isugu shubaayo, dhalinyarada soo gashay baarlamaanka nin weliba wuu arkayaa beerta la fashay, sida loola dhaqmay Muudey, Dalxa, Jawaari, Shariif Xasan iyo dad kale,\u201d.<\/p>\n<p>Hadalkan ayaa kusoo aadaya, xilli haatan kursigii uu ku fadhiyey Ibbi uu ku soo baxay xildhibaan kale oo dhalinyaro ah, kadib doorasho ka dhacday magaalada Baydhabo.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=331&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fabdinasirsola%2Fvideos%2F379079123715584%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"331\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Prof. Cabdiraxmaan Xaaji Aadan Ibbi oo wareysi xasaasi ah bixiyey ayaa ka hadlay guul-darradii uu kala kulmay doorashada socota ee Golaha Shacabka, kadib markii uu waayey kursigii uu ku fadhiyey. Ibbi ayaa shaaca ka qaaday in Villa Soomaaliya oo uu taageere iyo difaacaba u ahaa 5-tii sano ee lasoo dhaafay ay dhabarka ka toogatay, sida [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":167918,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-167917","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO Prof Ibbi oo sheegay cida dhabarka katoogatay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-ibbi-oo-sheegay-cida-dhabarka-katoogatay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO Prof Ibbi oo sheegay cida dhabarka katoogatay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Prof. Cabdiraxmaan Xaaji Aadan Ibbi oo wareysi xasaasi ah bixiyey ayaa ka hadlay guul-darradii uu kala kulmay doorashada socota ee Golaha Shacabka, kadib markii uu waayey kursigii uu ku fadhiyey. Ibbi ayaa shaaca ka qaaday in Villa Soomaaliya oo uu taageere iyo difaacaba u ahaa 5-tii sano ee lasoo dhaafay ay dhabarka ka toogatay, sida [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-ibbi-oo-sheegay-cida-dhabarka-katoogatay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-03-06T21:50:23+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-03-07T09:24:26+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/Screenshot-2022-03-06-at-21.49.26-1024x675.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"675\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-ibbi-oo-sheegay-cida-dhabarka-katoogatay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-ibbi-oo-sheegay-cida-dhabarka-katoogatay\/\",\"name\":\"DAAWO Prof Ibbi oo sheegay cida dhabarka katoogatay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-ibbi-oo-sheegay-cida-dhabarka-katoogatay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-ibbi-oo-sheegay-cida-dhabarka-katoogatay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/Screenshot-2022-03-06-at-21.49.26.png\",\"datePublished\":\"2022-03-06T21:50:23+00:00\",\"dateModified\":\"2022-03-07T09:24:26+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-ibbi-oo-sheegay-cida-dhabarka-katoogatay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-ibbi-oo-sheegay-cida-dhabarka-katoogatay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-ibbi-oo-sheegay-cida-dhabarka-katoogatay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/Screenshot-2022-03-06-at-21.49.26.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/Screenshot-2022-03-06-at-21.49.26.png\",\"width\":1616,\"height\":1066},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-ibbi-oo-sheegay-cida-dhabarka-katoogatay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO Prof Ibbi oo sheegay cida dhabarka katoogatay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO Prof Ibbi oo sheegay cida dhabarka katoogatay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-ibbi-oo-sheegay-cida-dhabarka-katoogatay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO Prof Ibbi oo sheegay cida dhabarka katoogatay - Wardoon","og_description":"Prof. Cabdiraxmaan Xaaji Aadan Ibbi oo wareysi xasaasi ah bixiyey ayaa ka hadlay guul-darradii uu kala kulmay doorashada socota ee Golaha Shacabka, kadib markii uu waayey kursigii uu ku fadhiyey. Ibbi ayaa shaaca ka qaaday in Villa Soomaaliya oo uu taageere iyo difaacaba u ahaa 5-tii sano ee lasoo dhaafay ay dhabarka ka toogatay, sida [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-ibbi-oo-sheegay-cida-dhabarka-katoogatay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-03-06T21:50:23+00:00","article_modified_time":"2022-03-07T09:24:26+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":675,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/Screenshot-2022-03-06-at-21.49.26-1024x675.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-ibbi-oo-sheegay-cida-dhabarka-katoogatay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-ibbi-oo-sheegay-cida-dhabarka-katoogatay\/","name":"DAAWO Prof Ibbi oo sheegay cida dhabarka katoogatay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-ibbi-oo-sheegay-cida-dhabarka-katoogatay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-ibbi-oo-sheegay-cida-dhabarka-katoogatay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/Screenshot-2022-03-06-at-21.49.26.png","datePublished":"2022-03-06T21:50:23+00:00","dateModified":"2022-03-07T09:24:26+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-ibbi-oo-sheegay-cida-dhabarka-katoogatay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-ibbi-oo-sheegay-cida-dhabarka-katoogatay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-ibbi-oo-sheegay-cida-dhabarka-katoogatay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/Screenshot-2022-03-06-at-21.49.26.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/Screenshot-2022-03-06-at-21.49.26.png","width":1616,"height":1066},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-ibbi-oo-sheegay-cida-dhabarka-katoogatay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO Prof Ibbi oo sheegay cida dhabarka katoogatay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167917"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=167917"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167917\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":167924,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167917\/revisions\/167924"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/167918"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=167917"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=167917"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=167917"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}