{"id":168183,"date":"2022-03-15T19:29:26","date_gmt":"2022-03-15T16:29:26","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=168183"},"modified":"2022-03-15T19:29:26","modified_gmt":"2022-03-15T16:29:26","slug":"galmudug-iyo-koonfur-galbeed-soo-gebagebeeyey-doorashadii-xildhibanada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-iyo-koonfur-galbeed-soo-gebagebeeyey-doorashadii-xildhibanada\/","title":{"rendered":"Galmudug iyo Koonfur galbeed soo gebagebeeyey doorashadii xildhibanada"},"content":{"rendered":"<p>Labada dowlad goboleed ee Koonfur galbeed iyo Galmudug ayaa maanta soo gebagebeeyey doorashadii xubnaha golaha shacabka baarlamanka Somalia.<\/p>\n<p>Koonfur Galbeed ayaa waxaa lagu doortay illaa 66 Xildhibaan, halka Galmudug ay soo saartay 45 Xildhibaan, iyadoo horeyna magaalada Muqdisho loogu soo gebagebeeyey doorashadii Xildhibaanada ka soo kala jeeda gobolada woqooyi iyo Banaadiriga.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa heer gebegebo ah maraya doorashooyinka xubnaha Golaha shacabka ee Puntland iyo Hirshabelle, halka Jubbaland ay u hartay 16 kursi oo taalla Garbahaarey marka laga reebo afar kursi oo ka dhiman kuraastii taallay Kismaayo, kuwaasoo jadwalkooda la shaaciyey galabta<\/p>\n<p><strong>HOOS KA AKHRISO KURAASTI UGU DAMBEYSEY EE MAANTA LAGU DOORTAY GAALKACYO IYO BAYDHABO IYO CIDA KU SOO BAXDAY<\/strong><\/p>\n<p><strong>Baydhabo<\/strong><\/p>\n<p>1-Xaawo Sokor Cali<br \/>\n2- Maxamed Abuukar Cabdi.<br \/>\n3- Cumar Cali Balash.<br \/>\n4- Isaaq Cali Subag.<br \/>\n5- Maryan Macalin Isaaq.<br \/>\n6- Maxamed Keerow Maxamed<br \/>\n7- Jen. Mahad Cabdiraxmaan Aadan<\/p>\n<p><strong>Gaalkacyo<\/strong><\/p>\n<p>1-Shamso Cilmi Xassan.<br \/>\n2-Sahro Colaad Cabdi.<br \/>\n3-Xuseen Axmed Culusow.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Labada dowlad goboleed ee Koonfur galbeed iyo Galmudug ayaa maanta soo gebagebeeyey doorashadii xubnaha golaha shacabka baarlamanka Somalia. Koonfur Galbeed ayaa waxaa lagu doortay illaa 66 Xildhibaan, halka Galmudug ay soo saartay 45 Xildhibaan, iyadoo horeyna magaalada Muqdisho loogu soo gebagebeeyey doorashadii Xildhibaanada ka soo kala jeeda gobolada woqooyi iyo Banaadiriga. Sidoo kale waxaa heer [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":168184,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-168183","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Galmudug iyo Koonfur galbeed soo gebagebeeyey doorashadii xildhibanada - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-iyo-koonfur-galbeed-soo-gebagebeeyey-doorashadii-xildhibanada\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Galmudug iyo Koonfur galbeed soo gebagebeeyey doorashadii xildhibanada - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Labada dowlad goboleed ee Koonfur galbeed iyo Galmudug ayaa maanta soo gebagebeeyey doorashadii xubnaha golaha shacabka baarlamanka Somalia. Koonfur Galbeed ayaa waxaa lagu doortay illaa 66 Xildhibaan, halka Galmudug ay soo saartay 45 Xildhibaan, iyadoo horeyna magaalada Muqdisho loogu soo gebagebeeyey doorashadii Xildhibaanada ka soo kala jeeda gobolada woqooyi iyo Banaadiriga. Sidoo kale waxaa heer [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-iyo-koonfur-galbeed-soo-gebagebeeyey-doorashadii-xildhibanada\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-03-15T16:29:26+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ls2chwgtd3i71.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"323\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"156\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-iyo-koonfur-galbeed-soo-gebagebeeyey-doorashadii-xildhibanada\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-iyo-koonfur-galbeed-soo-gebagebeeyey-doorashadii-xildhibanada\/\",\"name\":\"Galmudug iyo Koonfur galbeed soo gebagebeeyey doorashadii xildhibanada - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-iyo-koonfur-galbeed-soo-gebagebeeyey-doorashadii-xildhibanada\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-iyo-koonfur-galbeed-soo-gebagebeeyey-doorashadii-xildhibanada\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ls2chwgtd3i71.webp\",\"datePublished\":\"2022-03-15T16:29:26+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-iyo-koonfur-galbeed-soo-gebagebeeyey-doorashadii-xildhibanada\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-iyo-koonfur-galbeed-soo-gebagebeeyey-doorashadii-xildhibanada\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-iyo-koonfur-galbeed-soo-gebagebeeyey-doorashadii-xildhibanada\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ls2chwgtd3i71.webp\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ls2chwgtd3i71.webp\",\"width\":323,\"height\":156},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-iyo-koonfur-galbeed-soo-gebagebeeyey-doorashadii-xildhibanada\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Galmudug iyo Koonfur galbeed soo gebagebeeyey doorashadii xildhibanada\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Galmudug iyo Koonfur galbeed soo gebagebeeyey doorashadii xildhibanada - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-iyo-koonfur-galbeed-soo-gebagebeeyey-doorashadii-xildhibanada\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Galmudug iyo Koonfur galbeed soo gebagebeeyey doorashadii xildhibanada - Wardoon","og_description":"Labada dowlad goboleed ee Koonfur galbeed iyo Galmudug ayaa maanta soo gebagebeeyey doorashadii xubnaha golaha shacabka baarlamanka Somalia. Koonfur Galbeed ayaa waxaa lagu doortay illaa 66 Xildhibaan, halka Galmudug ay soo saartay 45 Xildhibaan, iyadoo horeyna magaalada Muqdisho loogu soo gebagebeeyey doorashadii Xildhibaanada ka soo kala jeeda gobolada woqooyi iyo Banaadiriga. Sidoo kale waxaa heer [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-iyo-koonfur-galbeed-soo-gebagebeeyey-doorashadii-xildhibanada\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-03-15T16:29:26+00:00","og_image":[{"width":323,"height":156,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ls2chwgtd3i71.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-iyo-koonfur-galbeed-soo-gebagebeeyey-doorashadii-xildhibanada\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-iyo-koonfur-galbeed-soo-gebagebeeyey-doorashadii-xildhibanada\/","name":"Galmudug iyo Koonfur galbeed soo gebagebeeyey doorashadii xildhibanada - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-iyo-koonfur-galbeed-soo-gebagebeeyey-doorashadii-xildhibanada\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-iyo-koonfur-galbeed-soo-gebagebeeyey-doorashadii-xildhibanada\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ls2chwgtd3i71.webp","datePublished":"2022-03-15T16:29:26+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-iyo-koonfur-galbeed-soo-gebagebeeyey-doorashadii-xildhibanada\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-iyo-koonfur-galbeed-soo-gebagebeeyey-doorashadii-xildhibanada\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-iyo-koonfur-galbeed-soo-gebagebeeyey-doorashadii-xildhibanada\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ls2chwgtd3i71.webp","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ls2chwgtd3i71.webp","width":323,"height":156},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-iyo-koonfur-galbeed-soo-gebagebeeyey-doorashadii-xildhibanada\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Galmudug iyo Koonfur galbeed soo gebagebeeyey doorashadii xildhibanada"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168183"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=168183"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168183\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":168185,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168183\/revisions\/168185"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/168184"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=168183"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=168183"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=168183"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}