{"id":168283,"date":"2022-03-19T12:58:50","date_gmt":"2022-03-19T09:58:50","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=168283"},"modified":"2022-03-19T12:59:12","modified_gmt":"2022-03-19T09:59:12","slug":"xildhibaa-daad-barlamaanka-puntland-waxay-xilka-ka-qaadayaan-deni","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaa-daad-barlamaanka-puntland-waxay-xilka-ka-qaadayaan-deni\/","title":{"rendered":"Xildhibaa Daad: Barlamaanka Puntland waxay xilka ka qaadayaan Deni"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-168284\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022319637832506522161960.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022319637832506522161960.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022319637832506522161960-300x169.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Xildhibaan Cawil Xasan Daad oo katirsan barlamaanka Puntland ayaa sheegay inay xilka ka qaadayaan Madaxwayne Deni haddii uu isku sharraxo xilka madaxweynaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Xildhibaan Cawil Daad waxa uu sheegay inuu dastuurka Puntland dhigayo, in madaxweynaha uusan qaban karin xil kale. Wuxuu sheegay in loo baahan yahay in madaxweynuhu uu iscasilo haddii uu baxayo.<\/p>\n<p>\u201cHaddii madaxweynuhu isagoo aan iscasilin uu tago, waxay qasbaysaa in baramaanka intuu fariisto uu xilka ka qaado, sida uu qabo qodobka 82aad ee dastuurka farqadiisa koowaad&#8221; ayuu yiri Xil, Cawil Daad.<\/p>\n<p>Xildhibaan Daad wuxuu madaxweyne Deni ku eedeeyay xil gudasho la\u2019aan saddexdii sano ee lasoo dhaafay iyo ku tumasho dastuur.<\/p>\n<p>Wuxuu hadalkiisa ku daray in mudanayaasha barlaamaanka oo awood\u00a0 sharciyeed ka helaya dastuurka, inay madaxweynaha xilka ka qaadaayan si loo badbaadiyo Puntland, sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>Si kastaba ahaatee, madaxweynaha Puntland ayaa la filayaa inuu iskusoo sharaxo madaxweynaha Soomaaliya. Waxay noqonaysaa markii labaad oo uu isku sharraxayo xilka madaxweynaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Deni ayaa kamid ahaa musharraxiinta u tartamay xilka madaxweynaha Soomaaliya sannadkii 2017, isagoo ku haray wareegii koowaad, helayna codad dhan 17 cod.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan Cawil Xasan Daad oo katirsan barlamaanka Puntland ayaa sheegay inay xilka ka qaadayaan Madaxwayne Deni haddii uu isku sharraxo xilka madaxweynaha Soomaaliya. Xildhibaan Cawil Daad waxa uu sheegay inuu dastuurka Puntland dhigayo, in madaxweynaha uusan qaban karin xil kale. Wuxuu sheegay in loo baahan yahay in madaxweynuhu uu iscasilo haddii uu baxayo. \u201cHaddii madaxweynuhu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":168284,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-168283","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xildhibaa Daad: Barlamaanka Puntland waxay xilka ka qaadayaan Deni - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaa-daad-barlamaanka-puntland-waxay-xilka-ka-qaadayaan-deni\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xildhibaa Daad: Barlamaanka Puntland waxay xilka ka qaadayaan Deni - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaan Cawil Xasan Daad oo katirsan barlamaanka Puntland ayaa sheegay inay xilka ka qaadayaan Madaxwayne Deni haddii uu isku sharraxo xilka madaxweynaha Soomaaliya. Xildhibaan Cawil Daad waxa uu sheegay inuu dastuurka Puntland dhigayo, in madaxweynaha uusan qaban karin xil kale. Wuxuu sheegay in loo baahan yahay in madaxweynuhu uu iscasilo haddii uu baxayo. \u201cHaddii madaxweynuhu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaa-daad-barlamaanka-puntland-waxay-xilka-ka-qaadayaan-deni\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-03-19T09:58:50+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-03-19T09:59:12+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022319637832506522161960.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"371\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaa-daad-barlamaanka-puntland-waxay-xilka-ka-qaadayaan-deni\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaa-daad-barlamaanka-puntland-waxay-xilka-ka-qaadayaan-deni\/\",\"name\":\"Xildhibaa Daad: Barlamaanka Puntland waxay xilka ka qaadayaan Deni - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaa-daad-barlamaanka-puntland-waxay-xilka-ka-qaadayaan-deni\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaa-daad-barlamaanka-puntland-waxay-xilka-ka-qaadayaan-deni\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022319637832506522161960.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-03-19T09:58:50+00:00\",\"dateModified\":\"2022-03-19T09:59:12+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaa-daad-barlamaanka-puntland-waxay-xilka-ka-qaadayaan-deni\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaa-daad-barlamaanka-puntland-waxay-xilka-ka-qaadayaan-deni\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaa-daad-barlamaanka-puntland-waxay-xilka-ka-qaadayaan-deni\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022319637832506522161960.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022319637832506522161960.jpeg\",\"width\":660,\"height\":371},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaa-daad-barlamaanka-puntland-waxay-xilka-ka-qaadayaan-deni\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xildhibaa Daad: Barlamaanka Puntland waxay xilka ka qaadayaan Deni\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xildhibaa Daad: Barlamaanka Puntland waxay xilka ka qaadayaan Deni - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaa-daad-barlamaanka-puntland-waxay-xilka-ka-qaadayaan-deni\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xildhibaa Daad: Barlamaanka Puntland waxay xilka ka qaadayaan Deni - Wardoon","og_description":"Xildhibaan Cawil Xasan Daad oo katirsan barlamaanka Puntland ayaa sheegay inay xilka ka qaadayaan Madaxwayne Deni haddii uu isku sharraxo xilka madaxweynaha Soomaaliya. Xildhibaan Cawil Daad waxa uu sheegay inuu dastuurka Puntland dhigayo, in madaxweynaha uusan qaban karin xil kale. Wuxuu sheegay in loo baahan yahay in madaxweynuhu uu iscasilo haddii uu baxayo. \u201cHaddii madaxweynuhu [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaa-daad-barlamaanka-puntland-waxay-xilka-ka-qaadayaan-deni\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-03-19T09:58:50+00:00","article_modified_time":"2022-03-19T09:59:12+00:00","og_image":[{"width":660,"height":371,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022319637832506522161960.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaa-daad-barlamaanka-puntland-waxay-xilka-ka-qaadayaan-deni\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaa-daad-barlamaanka-puntland-waxay-xilka-ka-qaadayaan-deni\/","name":"Xildhibaa Daad: Barlamaanka Puntland waxay xilka ka qaadayaan Deni - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaa-daad-barlamaanka-puntland-waxay-xilka-ka-qaadayaan-deni\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaa-daad-barlamaanka-puntland-waxay-xilka-ka-qaadayaan-deni\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022319637832506522161960.jpeg","datePublished":"2022-03-19T09:58:50+00:00","dateModified":"2022-03-19T09:59:12+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaa-daad-barlamaanka-puntland-waxay-xilka-ka-qaadayaan-deni\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaa-daad-barlamaanka-puntland-waxay-xilka-ka-qaadayaan-deni\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaa-daad-barlamaanka-puntland-waxay-xilka-ka-qaadayaan-deni\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022319637832506522161960.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022319637832506522161960.jpeg","width":660,"height":371},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaa-daad-barlamaanka-puntland-waxay-xilka-ka-qaadayaan-deni\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xildhibaa Daad: Barlamaanka Puntland waxay xilka ka qaadayaan Deni"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168283"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=168283"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168283\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":168285,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168283\/revisions\/168285"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/168284"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=168283"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=168283"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=168283"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}