{"id":168505,"date":"2022-03-29T11:43:53","date_gmt":"2022-03-29T08:43:53","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=168505"},"modified":"2022-03-29T11:43:53","modified_gmt":"2022-03-29T08:43:53","slug":"daawo-waxaan-maxkamadda-icc-u-gudbiyay-dacwad-ka-dhan-ah-farmaajo-iyo-fahad-yaasiin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaan-maxkamadda-icc-u-gudbiyay-dacwad-ka-dhan-ah-farmaajo-iyo-fahad-yaasiin\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Waxaan maxkamadda ICC u gudbiyay dacwad ka dhan ah Farmaajo iyo Fahad Yaasiin"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-168506\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022329637841138466991166.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"361\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022329637841138466991166.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022329637841138466991166-300x164.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Col, Cabdullaahi Maamed Nuur (Nasri) oo horey uga mid ahaa saraakiisha Jubbaland, ayaa sheegay inuu maxkamadda ICC u gudbiyay dacwad ka dhan ah madaxweyne Farmaajo, Fahad Yaasiin, Yaasiin Farey iyo shakhsiyaad kale oo katirsan dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Cabdullahi Nasri oo warbaahinta kula hadlay magaalada Nairobi, ayaa sheegay inuu caddaalada la maridoono cid walba oo ku lug lahayd xarrigii iyo dhibaatadii loogu geystay intii uu ku xirnaa xabsiga Jilacow.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay in maxkamadda ICC ay ka aqbashay dacwadiisa islamarkaana wuxuu sheegay bisha Ramadaan kadib in kiiskiisa uu gaaridoono meel wanaagsan.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan rabaa inaan caddaalada la koro, anigoo sharciga u maraya cid walba oo ku lug lahayd dhibkii la ii geystay iyo dambigii la iga galay, oo shaqisiyan aniga dhibaato caafimaad ii geystay, ayuu yiri, Coll Cabdullahi Nasri.<\/p>\n<p>Nasri wuxuu sheegay in kiiskiisa uu ugudbiyay safaaraddaha reer Galbeed ee\u00a0 Soomaaliya arrimaheeda ku lugta leh, wuxuuna ka codsaday inay garab ku siiyaan in tallaabo laga qaado cid kaste oo ku lug lahayd kiiskiisa.<\/p>\n<p>Si kastaba Col, Nasri, ayaa muddo labo bilood ah ku xirnaa xabsiga Jilow, sannadkii 2019, wuxuuna wareysi uu bixiyay kaga sheekeeyay dhibaatooyin loogu geystay xabsiga Jilacow.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/ESq6BwrfSYo\" width=\"660\" height=\"350\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Col, Cabdullaahi Maamed Nuur (Nasri) oo horey uga mid ahaa saraakiisha Jubbaland, ayaa sheegay inuu maxkamadda ICC u gudbiyay dacwad ka dhan ah madaxweyne Farmaajo, Fahad Yaasiin, Yaasiin Farey iyo shakhsiyaad kale oo katirsan dowladda Soomaaliya. Cabdullahi Nasri oo warbaahinta kula hadlay magaalada Nairobi, ayaa sheegay inuu caddaalada la maridoono cid walba oo ku lug [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":168506,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-168505","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Waxaan maxkamadda ICC u gudbiyay dacwad ka dhan ah Farmaajo iyo Fahad Yaasiin - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaan-maxkamadda-icc-u-gudbiyay-dacwad-ka-dhan-ah-farmaajo-iyo-fahad-yaasiin\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Waxaan maxkamadda ICC u gudbiyay dacwad ka dhan ah Farmaajo iyo Fahad Yaasiin - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Col, Cabdullaahi Maamed Nuur (Nasri) oo horey uga mid ahaa saraakiisha Jubbaland, ayaa sheegay inuu maxkamadda ICC u gudbiyay dacwad ka dhan ah madaxweyne Farmaajo, Fahad Yaasiin, Yaasiin Farey iyo shakhsiyaad kale oo katirsan dowladda Soomaaliya. Cabdullahi Nasri oo warbaahinta kula hadlay magaalada Nairobi, ayaa sheegay inuu caddaalada la maridoono cid walba oo ku lug [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaan-maxkamadda-icc-u-gudbiyay-dacwad-ka-dhan-ah-farmaajo-iyo-fahad-yaasiin\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-03-29T08:43:53+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022329637841138466991166.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"361\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaan-maxkamadda-icc-u-gudbiyay-dacwad-ka-dhan-ah-farmaajo-iyo-fahad-yaasiin\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaan-maxkamadda-icc-u-gudbiyay-dacwad-ka-dhan-ah-farmaajo-iyo-fahad-yaasiin\/\",\"name\":\"DAAWO:-Waxaan maxkamadda ICC u gudbiyay dacwad ka dhan ah Farmaajo iyo Fahad Yaasiin - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaan-maxkamadda-icc-u-gudbiyay-dacwad-ka-dhan-ah-farmaajo-iyo-fahad-yaasiin\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaan-maxkamadda-icc-u-gudbiyay-dacwad-ka-dhan-ah-farmaajo-iyo-fahad-yaasiin\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022329637841138466991166.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-03-29T08:43:53+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaan-maxkamadda-icc-u-gudbiyay-dacwad-ka-dhan-ah-farmaajo-iyo-fahad-yaasiin\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaan-maxkamadda-icc-u-gudbiyay-dacwad-ka-dhan-ah-farmaajo-iyo-fahad-yaasiin\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaan-maxkamadda-icc-u-gudbiyay-dacwad-ka-dhan-ah-farmaajo-iyo-fahad-yaasiin\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022329637841138466991166.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022329637841138466991166.jpeg\",\"width\":660,\"height\":361},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaan-maxkamadda-icc-u-gudbiyay-dacwad-ka-dhan-ah-farmaajo-iyo-fahad-yaasiin\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Waxaan maxkamadda ICC u gudbiyay dacwad ka dhan ah Farmaajo iyo Fahad Yaasiin\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Waxaan maxkamadda ICC u gudbiyay dacwad ka dhan ah Farmaajo iyo Fahad Yaasiin - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaan-maxkamadda-icc-u-gudbiyay-dacwad-ka-dhan-ah-farmaajo-iyo-fahad-yaasiin\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Waxaan maxkamadda ICC u gudbiyay dacwad ka dhan ah Farmaajo iyo Fahad Yaasiin - Wardoon","og_description":"Col, Cabdullaahi Maamed Nuur (Nasri) oo horey uga mid ahaa saraakiisha Jubbaland, ayaa sheegay inuu maxkamadda ICC u gudbiyay dacwad ka dhan ah madaxweyne Farmaajo, Fahad Yaasiin, Yaasiin Farey iyo shakhsiyaad kale oo katirsan dowladda Soomaaliya. Cabdullahi Nasri oo warbaahinta kula hadlay magaalada Nairobi, ayaa sheegay inuu caddaalada la maridoono cid walba oo ku lug [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaan-maxkamadda-icc-u-gudbiyay-dacwad-ka-dhan-ah-farmaajo-iyo-fahad-yaasiin\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-03-29T08:43:53+00:00","og_image":[{"width":660,"height":361,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022329637841138466991166.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaan-maxkamadda-icc-u-gudbiyay-dacwad-ka-dhan-ah-farmaajo-iyo-fahad-yaasiin\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaan-maxkamadda-icc-u-gudbiyay-dacwad-ka-dhan-ah-farmaajo-iyo-fahad-yaasiin\/","name":"DAAWO:-Waxaan maxkamadda ICC u gudbiyay dacwad ka dhan ah Farmaajo iyo Fahad Yaasiin - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaan-maxkamadda-icc-u-gudbiyay-dacwad-ka-dhan-ah-farmaajo-iyo-fahad-yaasiin\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaan-maxkamadda-icc-u-gudbiyay-dacwad-ka-dhan-ah-farmaajo-iyo-fahad-yaasiin\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022329637841138466991166.jpeg","datePublished":"2022-03-29T08:43:53+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaan-maxkamadda-icc-u-gudbiyay-dacwad-ka-dhan-ah-farmaajo-iyo-fahad-yaasiin\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaan-maxkamadda-icc-u-gudbiyay-dacwad-ka-dhan-ah-farmaajo-iyo-fahad-yaasiin\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaan-maxkamadda-icc-u-gudbiyay-dacwad-ka-dhan-ah-farmaajo-iyo-fahad-yaasiin\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022329637841138466991166.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022329637841138466991166.jpeg","width":660,"height":361},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaan-maxkamadda-icc-u-gudbiyay-dacwad-ka-dhan-ah-farmaajo-iyo-fahad-yaasiin\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Waxaan maxkamadda ICC u gudbiyay dacwad ka dhan ah Farmaajo iyo Fahad Yaasiin"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168505"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=168505"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168505\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":168507,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168505\/revisions\/168507"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/168506"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=168505"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=168505"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=168505"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}