{"id":168699,"date":"2022-04-23T00:44:13","date_gmt":"2022-04-22T21:44:13","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=168699"},"modified":"2022-04-23T00:44:13","modified_gmt":"2022-04-22T21:44:13","slug":"daawo-sidee-ayuu-u-dhacay-weerarka-caawa-ka-dhacay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sidee-ayuu-u-dhacay-weerarka-caawa-ka-dhacay-muqdisho\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Sidee ayuu u dhacay weerarka caawa ka dhacay Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Afhayeenka booliska Soomaaliya Cabdifitaax Aadan oo faahfaahin ka bixiyey qaraxii caawa ka dhacay xeebta Liido ayaa sheegay inuu fuliyey qof naftiisa haligay oo soo xirtay jaakadda qaraxda.<\/p>\n<p>Sidoo kale Afhayeenka ayaa xaqiijiyey dhimashada 3-qof iyo dhaawacyada 8-kale oo ka dhashay qaraxaas, isagoo meesha ka saaray inuu jiray weerar toos ah oo ka dambeeyey qaraxaas.<\/p>\n<p>Afhayeenka booliska ayaa sheegay qofka is-qarxiyey ay u suurta geli weysay inuu gudaha u galo Hotelka, isla markaana uu ku qarxay banaanka Hotelka oo lagu magacaabo Pescatore, kuna yaallaa inta u dhaceysa Hotellada Beach View iyo Oceian View ee xeebta Liido.<\/p>\n<p>\u201cQaraxaas waxaa ku dhintay ilaa seddax qof, waxaana ku dhaawacmay ilaa sided kale oo ay ku jiraan ciidamada ammaanka, waxaan bulshada u xaqiijineynaa in goobtii ay hadda tahay mid ammaanka ah,\u201d ayuu yiri Cabdifitaax Aadan.<\/p>\n<p>Wuxuu sheeegay in lasoo badbaadiyey dhamaan masuuliyiintii ku sugneyd Hotelka, isagoo aad u amaanay ciidamada ammaanka oo sida uu sheegay fashiliyey qaraxaas oo qofkii isku soo xiray uu doonayey inuu gaaro goob masuuliyiin badan ay ku sugnaayeen.<\/p>\n<p>Ugu yaraan 10 xildhibaan oo beesha Dhulbahante ka soo jeeda, Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliya iyo siyaasiyiin uu ku jiro hoggaamiyihii hore ee maamulkii Qaatumo State Maxamed Yuusuf Jaamac Indhasheel oo ka soo wada jeeda beesha Dhulbahante ayaa ku shirsanaa Hotelka.<\/p>\n<p>Dhanka kale Adeega gurmadka deg dega ah ee Amin Ambalaas ayaa warbaahinta u xaqiijiyey dhimashada 6 qof iyo dhaawacyada tiro kale, waxaana weli gudaha Hotelka ka dagaalamaya rag hubeysan, balse booliska ayaa soo bandhigay dhimashada 3 qof, taas oo shaki badan gelisay tirade khasaaraha rasmiga ah eek a dhashay weerarkaas.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fdalsantv%2Fvideos%2F542025297442782%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Afhayeenka booliska Soomaaliya Cabdifitaax Aadan oo faahfaahin ka bixiyey qaraxii caawa ka dhacay xeebta Liido ayaa sheegay inuu fuliyey qof naftiisa haligay oo soo xirtay jaakadda qaraxda. Sidoo kale Afhayeenka ayaa xaqiijiyey dhimashada 3-qof iyo dhaawacyada 8-kale oo ka dhashay qaraxaas, isagoo meesha ka saaray inuu jiray weerar toos ah oo ka dambeeyey qaraxaas. Afhayeenka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":168700,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-168699","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Sidee ayuu u dhacay weerarka caawa ka dhacay Muqdisho - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sidee-ayuu-u-dhacay-weerarka-caawa-ka-dhacay-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Sidee ayuu u dhacay weerarka caawa ka dhacay Muqdisho - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Afhayeenka booliska Soomaaliya Cabdifitaax Aadan oo faahfaahin ka bixiyey qaraxii caawa ka dhacay xeebta Liido ayaa sheegay inuu fuliyey qof naftiisa haligay oo soo xirtay jaakadda qaraxda. Sidoo kale Afhayeenka ayaa xaqiijiyey dhimashada 3-qof iyo dhaawacyada 8-kale oo ka dhashay qaraxaas, isagoo meesha ka saaray inuu jiray weerar toos ah oo ka dambeeyey qaraxaas. Afhayeenka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sidee-ayuu-u-dhacay-weerarka-caawa-ka-dhacay-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-04-22T21:44:13+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/Screenshot-2022-04-22-at-22.41.07.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1514\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"738\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sidee-ayuu-u-dhacay-weerarka-caawa-ka-dhacay-muqdisho\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sidee-ayuu-u-dhacay-weerarka-caawa-ka-dhacay-muqdisho\/\",\"name\":\"DAAWO:-Sidee ayuu u dhacay weerarka caawa ka dhacay Muqdisho - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sidee-ayuu-u-dhacay-weerarka-caawa-ka-dhacay-muqdisho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sidee-ayuu-u-dhacay-weerarka-caawa-ka-dhacay-muqdisho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/Screenshot-2022-04-22-at-22.41.07.png\",\"datePublished\":\"2022-04-22T21:44:13+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sidee-ayuu-u-dhacay-weerarka-caawa-ka-dhacay-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sidee-ayuu-u-dhacay-weerarka-caawa-ka-dhacay-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sidee-ayuu-u-dhacay-weerarka-caawa-ka-dhacay-muqdisho\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/Screenshot-2022-04-22-at-22.41.07.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/Screenshot-2022-04-22-at-22.41.07.png\",\"width\":1514,\"height\":738},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sidee-ayuu-u-dhacay-weerarka-caawa-ka-dhacay-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Sidee ayuu u dhacay weerarka caawa ka dhacay Muqdisho\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Sidee ayuu u dhacay weerarka caawa ka dhacay Muqdisho - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sidee-ayuu-u-dhacay-weerarka-caawa-ka-dhacay-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Sidee ayuu u dhacay weerarka caawa ka dhacay Muqdisho - Wardoon","og_description":"Afhayeenka booliska Soomaaliya Cabdifitaax Aadan oo faahfaahin ka bixiyey qaraxii caawa ka dhacay xeebta Liido ayaa sheegay inuu fuliyey qof naftiisa haligay oo soo xirtay jaakadda qaraxda. Sidoo kale Afhayeenka ayaa xaqiijiyey dhimashada 3-qof iyo dhaawacyada 8-kale oo ka dhashay qaraxaas, isagoo meesha ka saaray inuu jiray weerar toos ah oo ka dambeeyey qaraxaas. Afhayeenka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sidee-ayuu-u-dhacay-weerarka-caawa-ka-dhacay-muqdisho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-04-22T21:44:13+00:00","og_image":[{"width":1514,"height":738,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/Screenshot-2022-04-22-at-22.41.07.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sidee-ayuu-u-dhacay-weerarka-caawa-ka-dhacay-muqdisho\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sidee-ayuu-u-dhacay-weerarka-caawa-ka-dhacay-muqdisho\/","name":"DAAWO:-Sidee ayuu u dhacay weerarka caawa ka dhacay Muqdisho - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sidee-ayuu-u-dhacay-weerarka-caawa-ka-dhacay-muqdisho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sidee-ayuu-u-dhacay-weerarka-caawa-ka-dhacay-muqdisho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/Screenshot-2022-04-22-at-22.41.07.png","datePublished":"2022-04-22T21:44:13+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sidee-ayuu-u-dhacay-weerarka-caawa-ka-dhacay-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sidee-ayuu-u-dhacay-weerarka-caawa-ka-dhacay-muqdisho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sidee-ayuu-u-dhacay-weerarka-caawa-ka-dhacay-muqdisho\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/Screenshot-2022-04-22-at-22.41.07.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/Screenshot-2022-04-22-at-22.41.07.png","width":1514,"height":738},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sidee-ayuu-u-dhacay-weerarka-caawa-ka-dhacay-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Sidee ayuu u dhacay weerarka caawa ka dhacay Muqdisho"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168699"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=168699"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168699\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":168701,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168699\/revisions\/168701"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/168700"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=168699"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=168699"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=168699"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}