{"id":168711,"date":"2022-04-23T22:33:50","date_gmt":"2022-04-23T19:33:50","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=168711"},"modified":"2022-04-23T22:33:50","modified_gmt":"2022-04-23T19:33:50","slug":"feit-oo-dalbaday-in-la-dhaariyo-xildhibaanada-lagu-soo-doortay-ceelwaaq","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/feit-oo-dalbaday-in-la-dhaariyo-xildhibaanada-lagu-soo-doortay-ceelwaaq\/","title":{"rendered":"FEIT Oo Dalbaday In La Dhaariyo Xildhibaanada Lagu Soo Doortay Ceelwaaq"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-168712\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/G.png\" alt=\"\" width=\"628\" height=\"420\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/G.png 628w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/G-300x201.png 300w\" sizes=\"(max-width: 628px) 100vw, 628px\" \/><\/p>\n<p>Guddiga hirelinta doorashooyinka heer Federaal ee FEIT ayaa dalbaday in si deg deg ah loo dhaariyo xildhibaanada laga soo doortay Jubbaland, gaar ahaan magaalada Ceelwaaq kuwaas oo qaatay shahaadada xildhibaanimo.<\/p>\n<p>Guddiga ayaa sheegay inay qoraalkaan soo saareen kadib markii ay arkeen in doorashada guddoonka Golaha shacabka ay dhowdahay islamarkaana aysan suuragal aheyn in kuraasta Gedo oo maqan la qabto doorashada.<strong>\u00a0Hoos ka aqriso qoraalka guddiga<\/strong><\/p>\n<p><strong>Ujeedo: Dardargelinta dhameystirka doorashooyinka<\/strong><\/p>\n<p>Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer Federaal oo gudanaya wajibaadkiisa shaqo kana jawaabaya baahida loo qabo dardargelinta iyo dhameystirka doorashooyinka iyo xaqa ay beeluhu u leeyihiin inay metalaad ku yeeshaan doorashada Golaha Shacabka .<\/p>\n<ol>\n<li>Markuu arkay waqtiga la qabanayo doorashooyinka guddoonka Golaha Shacabka<\/li>\n<li>Markuu arkay baahida loo qabo in xildhibaanada harsan aysan ka harin doorashooyinka<\/li>\n<li>Markuu arkay inay waajib tahay inay metalaadooda ay ugu qeyb galaan doorashada guddoonka aqalka hoose<\/li>\n<\/ol>\n<p><strong>Guddiga doorashooyinka wuxuu go\u2019aamiyey:<\/strong><\/p>\n<p>In xildhibaanada lasoo doortay ee soo qaatay shahaaddada xildhibaanimo ee guddiga hirgelinta doorashooyinka heer Federaal sida ugu dhaqsiyaha badan loo dhaariyo si ay u gutaan waajibaadkooda dastuuriga ah ugana qeyb galaan doorashada guddoonka Golaha Shacabka ee loo madlan yahay 27 April 2022.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-168713\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/278843111_294614689515886_7355044215421358521_n.webp\" alt=\"\" width=\"1226\" height=\"1752\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/278843111_294614689515886_7355044215421358521_n.webp 1226w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/278843111_294614689515886_7355044215421358521_n-210x300.webp 210w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/278843111_294614689515886_7355044215421358521_n-717x1024.webp 717w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/278843111_294614689515886_7355044215421358521_n-768x1098.webp 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/278843111_294614689515886_7355044215421358521_n-1075x1536.webp 1075w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/278843111_294614689515886_7355044215421358521_n-696x995.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/278843111_294614689515886_7355044215421358521_n-1068x1526.webp 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/278843111_294614689515886_7355044215421358521_n-294x420.webp 294w\" sizes=\"(max-width: 1226px) 100vw, 1226px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddiga hirelinta doorashooyinka heer Federaal ee FEIT ayaa dalbaday in si deg deg ah loo dhaariyo xildhibaanada laga soo doortay Jubbaland, gaar ahaan magaalada Ceelwaaq kuwaas oo qaatay shahaadada xildhibaanimo. Guddiga ayaa sheegay inay qoraalkaan soo saareen kadib markii ay arkeen in doorashada guddoonka Golaha shacabka ay dhowdahay islamarkaana aysan suuragal aheyn in kuraasta Gedo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":168712,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-168711","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>FEIT Oo Dalbaday In La Dhaariyo Xildhibaanada Lagu Soo Doortay Ceelwaaq - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/feit-oo-dalbaday-in-la-dhaariyo-xildhibaanada-lagu-soo-doortay-ceelwaaq\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"FEIT Oo Dalbaday In La Dhaariyo Xildhibaanada Lagu Soo Doortay Ceelwaaq - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddiga hirelinta doorashooyinka heer Federaal ee FEIT ayaa dalbaday in si deg deg ah loo dhaariyo xildhibaanada laga soo doortay Jubbaland, gaar ahaan magaalada Ceelwaaq kuwaas oo qaatay shahaadada xildhibaanimo. Guddiga ayaa sheegay inay qoraalkaan soo saareen kadib markii ay arkeen in doorashada guddoonka Golaha shacabka ay dhowdahay islamarkaana aysan suuragal aheyn in kuraasta Gedo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/feit-oo-dalbaday-in-la-dhaariyo-xildhibaanada-lagu-soo-doortay-ceelwaaq\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-04-23T19:33:50+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/G.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"628\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"420\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/feit-oo-dalbaday-in-la-dhaariyo-xildhibaanada-lagu-soo-doortay-ceelwaaq\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/feit-oo-dalbaday-in-la-dhaariyo-xildhibaanada-lagu-soo-doortay-ceelwaaq\/\",\"name\":\"FEIT Oo Dalbaday In La Dhaariyo Xildhibaanada Lagu Soo Doortay Ceelwaaq - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/feit-oo-dalbaday-in-la-dhaariyo-xildhibaanada-lagu-soo-doortay-ceelwaaq\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/feit-oo-dalbaday-in-la-dhaariyo-xildhibaanada-lagu-soo-doortay-ceelwaaq\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/G.png\",\"datePublished\":\"2022-04-23T19:33:50+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/feit-oo-dalbaday-in-la-dhaariyo-xildhibaanada-lagu-soo-doortay-ceelwaaq\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/feit-oo-dalbaday-in-la-dhaariyo-xildhibaanada-lagu-soo-doortay-ceelwaaq\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/feit-oo-dalbaday-in-la-dhaariyo-xildhibaanada-lagu-soo-doortay-ceelwaaq\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/G.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/G.png\",\"width\":628,\"height\":420},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/feit-oo-dalbaday-in-la-dhaariyo-xildhibaanada-lagu-soo-doortay-ceelwaaq\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"FEIT Oo Dalbaday In La Dhaariyo Xildhibaanada Lagu Soo Doortay Ceelwaaq\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"FEIT Oo Dalbaday In La Dhaariyo Xildhibaanada Lagu Soo Doortay Ceelwaaq - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/feit-oo-dalbaday-in-la-dhaariyo-xildhibaanada-lagu-soo-doortay-ceelwaaq\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"FEIT Oo Dalbaday In La Dhaariyo Xildhibaanada Lagu Soo Doortay Ceelwaaq - Wardoon","og_description":"Guddiga hirelinta doorashooyinka heer Federaal ee FEIT ayaa dalbaday in si deg deg ah loo dhaariyo xildhibaanada laga soo doortay Jubbaland, gaar ahaan magaalada Ceelwaaq kuwaas oo qaatay shahaadada xildhibaanimo. Guddiga ayaa sheegay inay qoraalkaan soo saareen kadib markii ay arkeen in doorashada guddoonka Golaha shacabka ay dhowdahay islamarkaana aysan suuragal aheyn in kuraasta Gedo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/feit-oo-dalbaday-in-la-dhaariyo-xildhibaanada-lagu-soo-doortay-ceelwaaq\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-04-23T19:33:50+00:00","og_image":[{"width":628,"height":420,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/G.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/feit-oo-dalbaday-in-la-dhaariyo-xildhibaanada-lagu-soo-doortay-ceelwaaq\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/feit-oo-dalbaday-in-la-dhaariyo-xildhibaanada-lagu-soo-doortay-ceelwaaq\/","name":"FEIT Oo Dalbaday In La Dhaariyo Xildhibaanada Lagu Soo Doortay Ceelwaaq - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/feit-oo-dalbaday-in-la-dhaariyo-xildhibaanada-lagu-soo-doortay-ceelwaaq\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/feit-oo-dalbaday-in-la-dhaariyo-xildhibaanada-lagu-soo-doortay-ceelwaaq\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/G.png","datePublished":"2022-04-23T19:33:50+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/feit-oo-dalbaday-in-la-dhaariyo-xildhibaanada-lagu-soo-doortay-ceelwaaq\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/feit-oo-dalbaday-in-la-dhaariyo-xildhibaanada-lagu-soo-doortay-ceelwaaq\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/feit-oo-dalbaday-in-la-dhaariyo-xildhibaanada-lagu-soo-doortay-ceelwaaq\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/G.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/G.png","width":628,"height":420},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/feit-oo-dalbaday-in-la-dhaariyo-xildhibaanada-lagu-soo-doortay-ceelwaaq\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"FEIT Oo Dalbaday In La Dhaariyo Xildhibaanada Lagu Soo Doortay Ceelwaaq"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168711"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=168711"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168711\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":168714,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168711\/revisions\/168714"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/168712"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=168711"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=168711"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=168711"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}