{"id":168757,"date":"2022-04-26T13:04:37","date_gmt":"2022-04-26T10:04:37","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=168757"},"modified":"2022-04-26T13:20:32","modified_gmt":"2022-04-26T10:20:32","slug":"guddiga-doorashada-guddoonka-golaha-shacabka-oo-laga-soo-eryay-xarunta-villa-hargeysa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-guddoonka-golaha-shacabka-oo-laga-soo-eryay-xarunta-villa-hargeysa\/","title":{"rendered":"Guddiga doorashada guddoonka golaha shacabka oo laga soo eryay xarunta villa Hargeysa"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-168758\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2022426637865487353506815.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"395\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2022426637865487353506815.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2022426637865487353506815-300x180.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Guddoomiyaha guddiga doorashada guddoonka golaha shacabka, xildhibaan Cabdirisaaq Maxamed Cumar ayaa sheegay in taliyaha Booliska iyo Taliyaha Nabad Suggida ay ku khasbeen shaqaalaha Baarlamaanka inay ka guuraan Xarunta Villa Hargeysa, oo ah Xarunta Baarlamaanka.<\/p>\n<p>Guddooomiyaha guddiga doorashada ayaa sheegay ujeedada laga leeyahay arrintan inay tahay in dib loo dhigo ama la joojiyo doorashada guddoomiyaha iyo ku xigeennada golaha shacabka, lana cabsi geliyo shaqaalaha si ay ugu dhaga nuglaadaan rabitaannada villa Soomaaliya.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee, guddiga u xilsaaran howlaha doorashada ayaa soo gabagabeeyay howlahooda ku aaddan doorashada berri, waxayna sheegeen in geedi socodka dimoqraadiyada Soomaaliya uu sii soconayo oo aysan jiridoonin dib udhigid iyo dib u dhac dambe.<\/p>\n<p>Xalay ayay ahayd markii guddoomiyaha KMG ah ee golaha shacabka uu sheegay in nafsadooda ay qatar ku jirto, isagoo sheegay in lagasoo horjeedo dhaarinta xildhibaannada lagusoo doortay magaalada Ceelwaaq.<\/p>\n<p>Doorashada guddoonka barlamaanka ayaa ku beegan maalinta berrito ah, iyadoo khudbadihii musharraxnimo ay jeediyeen musharraxiinta u taagan guddoonka golaha.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-168768\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/278982014_540052447571081_5801496276916500789_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"862\" height=\"1280\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/278982014_540052447571081_5801496276916500789_n.jpeg 862w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/278982014_540052447571081_5801496276916500789_n-202x300.jpeg 202w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/278982014_540052447571081_5801496276916500789_n-690x1024.jpeg 690w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/278982014_540052447571081_5801496276916500789_n-768x1140.jpeg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/278982014_540052447571081_5801496276916500789_n-696x1034.jpeg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/278982014_540052447571081_5801496276916500789_n-283x420.jpeg 283w\" sizes=\"(max-width: 862px) 100vw, 862px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha guddiga doorashada guddoonka golaha shacabka, xildhibaan Cabdirisaaq Maxamed Cumar ayaa sheegay in taliyaha Booliska iyo Taliyaha Nabad Suggida ay ku khasbeen shaqaalaha Baarlamaanka inay ka guuraan Xarunta Villa Hargeysa, oo ah Xarunta Baarlamaanka. Guddooomiyaha guddiga doorashada ayaa sheegay ujeedada laga leeyahay arrintan inay tahay in dib loo dhigo ama la joojiyo doorashada guddoomiyaha iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":168758,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-168757","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guddiga doorashada guddoonka golaha shacabka oo laga soo eryay xarunta villa Hargeysa - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-guddoonka-golaha-shacabka-oo-laga-soo-eryay-xarunta-villa-hargeysa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddiga doorashada guddoonka golaha shacabka oo laga soo eryay xarunta villa Hargeysa - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha guddiga doorashada guddoonka golaha shacabka, xildhibaan Cabdirisaaq Maxamed Cumar ayaa sheegay in taliyaha Booliska iyo Taliyaha Nabad Suggida ay ku khasbeen shaqaalaha Baarlamaanka inay ka guuraan Xarunta Villa Hargeysa, oo ah Xarunta Baarlamaanka. Guddooomiyaha guddiga doorashada ayaa sheegay ujeedada laga leeyahay arrintan inay tahay in dib loo dhigo ama la joojiyo doorashada guddoomiyaha iyo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-guddoonka-golaha-shacabka-oo-laga-soo-eryay-xarunta-villa-hargeysa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-04-26T10:04:37+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-04-26T10:20:32+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2022426637865487353506815.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"395\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-guddoonka-golaha-shacabka-oo-laga-soo-eryay-xarunta-villa-hargeysa\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-guddoonka-golaha-shacabka-oo-laga-soo-eryay-xarunta-villa-hargeysa\/\",\"name\":\"Guddiga doorashada guddoonka golaha shacabka oo laga soo eryay xarunta villa Hargeysa - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-guddoonka-golaha-shacabka-oo-laga-soo-eryay-xarunta-villa-hargeysa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-guddoonka-golaha-shacabka-oo-laga-soo-eryay-xarunta-villa-hargeysa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2022426637865487353506815.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-04-26T10:04:37+00:00\",\"dateModified\":\"2022-04-26T10:20:32+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-guddoonka-golaha-shacabka-oo-laga-soo-eryay-xarunta-villa-hargeysa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-guddoonka-golaha-shacabka-oo-laga-soo-eryay-xarunta-villa-hargeysa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-guddoonka-golaha-shacabka-oo-laga-soo-eryay-xarunta-villa-hargeysa\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2022426637865487353506815.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2022426637865487353506815.jpeg\",\"width\":660,\"height\":395},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-guddoonka-golaha-shacabka-oo-laga-soo-eryay-xarunta-villa-hargeysa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddiga doorashada guddoonka golaha shacabka oo laga soo eryay xarunta villa Hargeysa\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddiga doorashada guddoonka golaha shacabka oo laga soo eryay xarunta villa Hargeysa - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-guddoonka-golaha-shacabka-oo-laga-soo-eryay-xarunta-villa-hargeysa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddiga doorashada guddoonka golaha shacabka oo laga soo eryay xarunta villa Hargeysa - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha guddiga doorashada guddoonka golaha shacabka, xildhibaan Cabdirisaaq Maxamed Cumar ayaa sheegay in taliyaha Booliska iyo Taliyaha Nabad Suggida ay ku khasbeen shaqaalaha Baarlamaanka inay ka guuraan Xarunta Villa Hargeysa, oo ah Xarunta Baarlamaanka. Guddooomiyaha guddiga doorashada ayaa sheegay ujeedada laga leeyahay arrintan inay tahay in dib loo dhigo ama la joojiyo doorashada guddoomiyaha iyo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-guddoonka-golaha-shacabka-oo-laga-soo-eryay-xarunta-villa-hargeysa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-04-26T10:04:37+00:00","article_modified_time":"2022-04-26T10:20:32+00:00","og_image":[{"width":660,"height":395,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2022426637865487353506815.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-guddoonka-golaha-shacabka-oo-laga-soo-eryay-xarunta-villa-hargeysa\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-guddoonka-golaha-shacabka-oo-laga-soo-eryay-xarunta-villa-hargeysa\/","name":"Guddiga doorashada guddoonka golaha shacabka oo laga soo eryay xarunta villa Hargeysa - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-guddoonka-golaha-shacabka-oo-laga-soo-eryay-xarunta-villa-hargeysa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-guddoonka-golaha-shacabka-oo-laga-soo-eryay-xarunta-villa-hargeysa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2022426637865487353506815.jpeg","datePublished":"2022-04-26T10:04:37+00:00","dateModified":"2022-04-26T10:20:32+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-guddoonka-golaha-shacabka-oo-laga-soo-eryay-xarunta-villa-hargeysa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-guddoonka-golaha-shacabka-oo-laga-soo-eryay-xarunta-villa-hargeysa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-guddoonka-golaha-shacabka-oo-laga-soo-eryay-xarunta-villa-hargeysa\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2022426637865487353506815.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2022426637865487353506815.jpeg","width":660,"height":395},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-guddoonka-golaha-shacabka-oo-laga-soo-eryay-xarunta-villa-hargeysa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddiga doorashada guddoonka golaha shacabka oo laga soo eryay xarunta villa Hargeysa"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168757"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=168757"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168757\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":168769,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168757\/revisions\/168769"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/168758"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=168757"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=168757"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=168757"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}