{"id":168794,"date":"2022-04-26T20:06:11","date_gmt":"2022-04-26T17:06:11","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=168794"},"modified":"2022-04-26T22:52:59","modified_gmt":"2022-04-26T19:52:59","slug":"rooble-oo-amray-ciidanka-atmis-inay-la-wareegaan-teendhada-afisyooni","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-amray-ciidanka-atmis-inay-la-wareegaan-teendhada-afisyooni\/","title":{"rendered":"Rooble oo amray Ciidanka ATMIS inay la wareegaan Teendhada Afisyooni"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-168795\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/Rooble.webp\" alt=\"\" width=\"1356\" height=\"762\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/Rooble.webp 1356w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/Rooble-300x169.webp 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/Rooble-1024x575.webp 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/Rooble-768x432.webp 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/Rooble-696x391.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/Rooble-1068x600.webp 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/Rooble-747x420.webp 747w\" sizes=\"(max-width: 1356px) 100vw, 1356px\" \/><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku amray ciidamada ATMIS in ay si degdeg ah ula wareegaan amniga teendhada Afisiyoone, kahor doorashada guddoonka Golaha Shacabka ee berri.<span class=\"Apple-converted-space\">\u00a0<\/span><\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">\u201cAnigoo tixgelinaya caqabadaha amni ee lagu carqaladeynayo dhammeystirka doorashada, waxaan faray ciidanka nabad ilaalinta ATMIS in ay si degdeg ah ula wareegaan amniga teendhada Afisiyoone si aan u taabba-galinno doorashada guddoonka Baarlamaanka, uguna diyaar garowno doorashada Madaxweynaha bisha soo socota,\u201d ayuu Rooble ku yiri qoraal uu soo saaray.<\/span><span class=\"s1\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">\u201cHoggaanka ATMIS waxay si dhow ula shaqeyn doonaan xafiiskayga iyo Wasaaradaha Amniga iyo Gaashaandhigga iyo waliba Guddoonka Baarlamaanka,\u201d ayuu yiri Rooble.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">\u201cSidaas darteed, liiska xildhibaannada galaya teendhada Afisiyoone waxaa soo gudbinaya guddoomiyaha KMG ah, kaddibna waxaa hubinaya oo ATMIS u gudbinaya xafiiskeyga.\u201d<\/span><span class=\"s1\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Tallaabada uu qaaday Rooble ayaa imaneysa ayada oo laga cabsi qabo in berri la carqaladeeyo doorashada guddoonka Golaha Shacabka, ayada oo ay jiraan warar sheegaya in Villa Somalia ay waddo qorshe noocaas ah.<\/span><\/p>\n<p class=\"p2\"><span class=\"s1\">Guddoomiyaha guddiga qaban-qaabada doorashada guddoonka Golaha Shacabka Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa maanta sheegay in xarunta Golaha Shacabka ee Villa Hargeysa uu xirtay Taliyaha Booliska Soomaaliyeed.<\/span><\/p>\n<p class=\"p2\"><span class=\"s1\">Guddoomiye Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay in Taliye Xijaar uu ku amray inaysan xarunta Villa Hargeysa ku shaqeyn karin, xili markii hore ay wajahayeen culeyso dhanka amniga ah iyo ku shaqeynta xaruntaas.<\/span><\/p>\n<p class=\"p2\"><span class=\"s1\">\u201cGuddi ahaan maalmihii hore waa u adkeysanay oo waa ku shaqeynay (Xarunta Villa Hargeysa ee BF) inaga oo og in amnigeena uu khatar ku sugan yahay. Markii horeba ma qabin in lagu shaqeeyo xarunta, waxay ku dhex taalla Villa Somalia. Waa ogtahay aragtida ay ka qabaan doorasho inay ka dhacdo dalka, waxaa markii dambe go\u2019aan ku qaadanay in halkaas doorasho ka dhicin,\u201d ayuu yiri Guddoomiye Cabdirisaaq.<\/span><\/p>\n<p class=\"p2\"><span class=\"s1\">Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, ahna Guddoomiyaha Guddiga Amniga Doorashooyinka S\/Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar, ayaa beeniyey eedahaas.<\/span><\/p>\n<p class=\"p2\"><span class=\"s1\">Xijaar ayaa sidoo kale beeniyey in Ciidanka Booliska uu shalay Guddomiyaha KMG ee Baarlamanka u diideen Teendhada Hangarka, halkaasi oo lagu dhaarin lahaa qaar ka mid ah xildhibaanada cusub, gaar ahaan kuwa lagu soo doortay Ceelwaaq. Hoos ka aqriso qoraal kasoo baxay Xijaar.\u00a0<\/span><span class=\"s1\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/UZc8620MMGs\" width=\"696\" height=\"392\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\n<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-168796\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/Screenshot-2022-04-26-at-18.02.46.png\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"740\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/Screenshot-2022-04-26-at-18.02.46.png 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/Screenshot-2022-04-26-at-18.02.46-300x217.png 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/Screenshot-2022-04-26-at-18.02.46-768x555.png 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/Screenshot-2022-04-26-at-18.02.46-324x235.png 324w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/Screenshot-2022-04-26-at-18.02.46-696x503.png 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/Screenshot-2022-04-26-at-18.02.46-581x420.png 581w\" sizes=\"(max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku amray ciidamada ATMIS in ay si degdeg ah ula wareegaan amniga teendhada Afisiyoone, kahor doorashada guddoonka Golaha Shacabka ee berri.\u00a0 \u201cAnigoo tixgelinaya caqabadaha amni ee lagu carqaladeynayo dhammeystirka doorashada, waxaan faray ciidanka nabad ilaalinta ATMIS in ay si degdeg ah ula wareegaan amniga teendhada Afisiyoone si aan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":168795,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-168794","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Rooble oo amray Ciidanka ATMIS inay la wareegaan Teendhada Afisyooni - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-amray-ciidanka-atmis-inay-la-wareegaan-teendhada-afisyooni\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Rooble oo amray Ciidanka ATMIS inay la wareegaan Teendhada Afisyooni - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku amray ciidamada ATMIS in ay si degdeg ah ula wareegaan amniga teendhada Afisiyoone, kahor doorashada guddoonka Golaha Shacabka ee berri.\u00a0 \u201cAnigoo tixgelinaya caqabadaha amni ee lagu carqaladeynayo dhammeystirka doorashada, waxaan faray ciidanka nabad ilaalinta ATMIS in ay si degdeg ah ula wareegaan amniga teendhada Afisiyoone si aan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-amray-ciidanka-atmis-inay-la-wareegaan-teendhada-afisyooni\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-04-26T17:06:11+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-04-26T19:52:59+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/Rooble.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1356\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"762\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-amray-ciidanka-atmis-inay-la-wareegaan-teendhada-afisyooni\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-amray-ciidanka-atmis-inay-la-wareegaan-teendhada-afisyooni\/\",\"name\":\"Rooble oo amray Ciidanka ATMIS inay la wareegaan Teendhada Afisyooni - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-amray-ciidanka-atmis-inay-la-wareegaan-teendhada-afisyooni\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-amray-ciidanka-atmis-inay-la-wareegaan-teendhada-afisyooni\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/Rooble.webp\",\"datePublished\":\"2022-04-26T17:06:11+00:00\",\"dateModified\":\"2022-04-26T19:52:59+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-amray-ciidanka-atmis-inay-la-wareegaan-teendhada-afisyooni\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-amray-ciidanka-atmis-inay-la-wareegaan-teendhada-afisyooni\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-amray-ciidanka-atmis-inay-la-wareegaan-teendhada-afisyooni\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/Rooble.webp\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/Rooble.webp\",\"width\":1356,\"height\":762},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-amray-ciidanka-atmis-inay-la-wareegaan-teendhada-afisyooni\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Rooble oo amray Ciidanka ATMIS inay la wareegaan Teendhada Afisyooni\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Rooble oo amray Ciidanka ATMIS inay la wareegaan Teendhada Afisyooni - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-amray-ciidanka-atmis-inay-la-wareegaan-teendhada-afisyooni\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Rooble oo amray Ciidanka ATMIS inay la wareegaan Teendhada Afisyooni - Wardoon","og_description":"Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku amray ciidamada ATMIS in ay si degdeg ah ula wareegaan amniga teendhada Afisiyoone, kahor doorashada guddoonka Golaha Shacabka ee berri.\u00a0 \u201cAnigoo tixgelinaya caqabadaha amni ee lagu carqaladeynayo dhammeystirka doorashada, waxaan faray ciidanka nabad ilaalinta ATMIS in ay si degdeg ah ula wareegaan amniga teendhada Afisiyoone si aan [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-amray-ciidanka-atmis-inay-la-wareegaan-teendhada-afisyooni\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-04-26T17:06:11+00:00","article_modified_time":"2022-04-26T19:52:59+00:00","og_image":[{"width":1356,"height":762,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/Rooble.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-amray-ciidanka-atmis-inay-la-wareegaan-teendhada-afisyooni\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-amray-ciidanka-atmis-inay-la-wareegaan-teendhada-afisyooni\/","name":"Rooble oo amray Ciidanka ATMIS inay la wareegaan Teendhada Afisyooni - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-amray-ciidanka-atmis-inay-la-wareegaan-teendhada-afisyooni\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-amray-ciidanka-atmis-inay-la-wareegaan-teendhada-afisyooni\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/Rooble.webp","datePublished":"2022-04-26T17:06:11+00:00","dateModified":"2022-04-26T19:52:59+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-amray-ciidanka-atmis-inay-la-wareegaan-teendhada-afisyooni\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-amray-ciidanka-atmis-inay-la-wareegaan-teendhada-afisyooni\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-amray-ciidanka-atmis-inay-la-wareegaan-teendhada-afisyooni\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/Rooble.webp","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/Rooble.webp","width":1356,"height":762},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-amray-ciidanka-atmis-inay-la-wareegaan-teendhada-afisyooni\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Rooble oo amray Ciidanka ATMIS inay la wareegaan Teendhada Afisyooni"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168794"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=168794"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168794\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":168797,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168794\/revisions\/168797"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/168795"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=168794"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=168794"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=168794"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}