{"id":168974,"date":"2022-04-30T11:04:43","date_gmt":"2022-04-30T08:04:43","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=168974"},"modified":"2022-04-30T11:04:43","modified_gmt":"2022-04-30T08:04:43","slug":"kuraas-deegaan-doorashadoodu-aheyd-baledweyne-oo-loo-wareejiyay-jowhar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kuraas-deegaan-doorashadoodu-aheyd-baledweyne-oo-loo-wareejiyay-jowhar\/","title":{"rendered":"Kuraas deegaan doorashadoodu aheyd Baledweyne oo loo wareejiyay Jowhar"},"content":{"rendered":"<p>Guddiga doorashooyinka heer Fedaraal ayaa soo saaray go&#8217;aan la xariira doorashada laba kursi oo ka mid aheyd kuraasta deegaan doorashadoodu aheyd magaalada Baledweyne, islamarkaana loo wareejiyay doorashadooda magaalada Jowhar.<\/p>\n<p>Labada kursi ee guddiga doorashada go&#8217;aanka kasoo saareen ayaa mid ka mid ah doorashadiisa Maanta ka dhaceysa Jowhar iyadoo mid ka kalana horay loogu qabtay doorashadiisa isla magaalada Jowhar.<\/p>\n<p>Labada kursi ee deegaan doorashadoodu Baledweyne aheyd ee Jowhar loo wareejiyay ayaa sumadoodu kala tahay HOP 009 iyo HOP 135, oo ay horay ugu kala fadhiyeen Cabdisataar Cabdisalaan Sheekh Xasan iyo Allah u naxariiste Aamino Maxamed Cabdi, waxaana Kursiga labaad uu ahaa kursiga HOP 009 oo doorashadiisa lagu qabtay Magaalada Jowhar, waxaana kusoo baxay Cali Xasan Ibraahim (Cali Gaab) isaga oo ka guuleystey Xildhibaankii hore ugu fadhiyay kursigaas Cabdirsataar Cabdsalaan Sheekh Xasan Barsane.<\/p>\n<p>Labadaan kursi oo deegaan doorashadodu ahayd Magaalada Beledweyne, balse ay guddiga FEIT ay haatan go,aamiyeen in doorashadooda loo wareejiyay Magaalada Jowhar sababo amni darteed ayaa Maanta doorashadiisa ay dhaceysa kursiga labaad oo ah HOP 135.<\/p>\n<p><b>Hoos ka akhriso go&#8217;aanka kasoo baxay Guddiga Doorashooyinka FEIT.<\/b><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-168975\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2022430637868846261676268.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"897\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2022430637868846261676268.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2022430637868846261676268-221x300.jpeg 221w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2022430637868846261676268-309x420.jpeg 309w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddiga doorashooyinka heer Fedaraal ayaa soo saaray go&#8217;aan la xariira doorashada laba kursi oo ka mid aheyd kuraasta deegaan doorashadoodu aheyd magaalada Baledweyne, islamarkaana loo wareejiyay doorashadooda magaalada Jowhar. Labada kursi ee guddiga doorashada go&#8217;aanka kasoo saareen ayaa mid ka mid ah doorashadiisa Maanta ka dhaceysa Jowhar iyadoo mid ka kalana horay loogu qabtay doorashadiisa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":154916,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-168974","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Kuraas deegaan doorashadoodu aheyd Baledweyne oo loo wareejiyay Jowhar - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kuraas-deegaan-doorashadoodu-aheyd-baledweyne-oo-loo-wareejiyay-jowhar\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Kuraas deegaan doorashadoodu aheyd Baledweyne oo loo wareejiyay Jowhar - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddiga doorashooyinka heer Fedaraal ayaa soo saaray go&#8217;aan la xariira doorashada laba kursi oo ka mid aheyd kuraasta deegaan doorashadoodu aheyd magaalada Baledweyne, islamarkaana loo wareejiyay doorashadooda magaalada Jowhar. Labada kursi ee guddiga doorashada go&#8217;aanka kasoo saareen ayaa mid ka mid ah doorashadiisa Maanta ka dhaceysa Jowhar iyadoo mid ka kalana horay loogu qabtay doorashadiisa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kuraas-deegaan-doorashadoodu-aheyd-baledweyne-oo-loo-wareejiyay-jowhar\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-04-30T08:04:43+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Guddiga-Hirgelinta-Doorashooyinka-Heer-Federaal-2021-696x696-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kuraas-deegaan-doorashadoodu-aheyd-baledweyne-oo-loo-wareejiyay-jowhar\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kuraas-deegaan-doorashadoodu-aheyd-baledweyne-oo-loo-wareejiyay-jowhar\/\",\"name\":\"Kuraas deegaan doorashadoodu aheyd Baledweyne oo loo wareejiyay Jowhar - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kuraas-deegaan-doorashadoodu-aheyd-baledweyne-oo-loo-wareejiyay-jowhar\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kuraas-deegaan-doorashadoodu-aheyd-baledweyne-oo-loo-wareejiyay-jowhar\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Guddiga-Hirgelinta-Doorashooyinka-Heer-Federaal-2021-696x696-1.jpg\",\"datePublished\":\"2022-04-30T08:04:43+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kuraas-deegaan-doorashadoodu-aheyd-baledweyne-oo-loo-wareejiyay-jowhar\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kuraas-deegaan-doorashadoodu-aheyd-baledweyne-oo-loo-wareejiyay-jowhar\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kuraas-deegaan-doorashadoodu-aheyd-baledweyne-oo-loo-wareejiyay-jowhar\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Guddiga-Hirgelinta-Doorashooyinka-Heer-Federaal-2021-696x696-1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Guddiga-Hirgelinta-Doorashooyinka-Heer-Federaal-2021-696x696-1.jpg\",\"width\":696,\"height\":696},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kuraas-deegaan-doorashadoodu-aheyd-baledweyne-oo-loo-wareejiyay-jowhar\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Kuraas deegaan doorashadoodu aheyd Baledweyne oo loo wareejiyay Jowhar\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Kuraas deegaan doorashadoodu aheyd Baledweyne oo loo wareejiyay Jowhar - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kuraas-deegaan-doorashadoodu-aheyd-baledweyne-oo-loo-wareejiyay-jowhar\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Kuraas deegaan doorashadoodu aheyd Baledweyne oo loo wareejiyay Jowhar - Wardoon","og_description":"Guddiga doorashooyinka heer Fedaraal ayaa soo saaray go&#8217;aan la xariira doorashada laba kursi oo ka mid aheyd kuraasta deegaan doorashadoodu aheyd magaalada Baledweyne, islamarkaana loo wareejiyay doorashadooda magaalada Jowhar. Labada kursi ee guddiga doorashada go&#8217;aanka kasoo saareen ayaa mid ka mid ah doorashadiisa Maanta ka dhaceysa Jowhar iyadoo mid ka kalana horay loogu qabtay doorashadiisa [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kuraas-deegaan-doorashadoodu-aheyd-baledweyne-oo-loo-wareejiyay-jowhar\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-04-30T08:04:43+00:00","og_image":[{"width":696,"height":696,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Guddiga-Hirgelinta-Doorashooyinka-Heer-Federaal-2021-696x696-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kuraas-deegaan-doorashadoodu-aheyd-baledweyne-oo-loo-wareejiyay-jowhar\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kuraas-deegaan-doorashadoodu-aheyd-baledweyne-oo-loo-wareejiyay-jowhar\/","name":"Kuraas deegaan doorashadoodu aheyd Baledweyne oo loo wareejiyay Jowhar - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kuraas-deegaan-doorashadoodu-aheyd-baledweyne-oo-loo-wareejiyay-jowhar\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kuraas-deegaan-doorashadoodu-aheyd-baledweyne-oo-loo-wareejiyay-jowhar\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Guddiga-Hirgelinta-Doorashooyinka-Heer-Federaal-2021-696x696-1.jpg","datePublished":"2022-04-30T08:04:43+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kuraas-deegaan-doorashadoodu-aheyd-baledweyne-oo-loo-wareejiyay-jowhar\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/kuraas-deegaan-doorashadoodu-aheyd-baledweyne-oo-loo-wareejiyay-jowhar\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kuraas-deegaan-doorashadoodu-aheyd-baledweyne-oo-loo-wareejiyay-jowhar\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Guddiga-Hirgelinta-Doorashooyinka-Heer-Federaal-2021-696x696-1.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Guddiga-Hirgelinta-Doorashooyinka-Heer-Federaal-2021-696x696-1.jpg","width":696,"height":696},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kuraas-deegaan-doorashadoodu-aheyd-baledweyne-oo-loo-wareejiyay-jowhar\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Kuraas deegaan doorashadoodu aheyd Baledweyne oo loo wareejiyay Jowhar"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168974"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=168974"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168974\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":168976,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168974\/revisions\/168976"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/154916"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=168974"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=168974"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=168974"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}