{"id":169015,"date":"2022-05-01T11:18:04","date_gmt":"2022-05-01T08:18:04","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=169015"},"modified":"2022-05-01T11:18:04","modified_gmt":"2022-05-01T08:18:04","slug":"safaarada-soomaaliya-ee-roma-oo-laysku-haysto-cida-safiir-ka-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/safaarada-soomaaliya-ee-roma-oo-laysku-haysto-cida-safiir-ka-ah\/","title":{"rendered":"Safaarada Soomaaliya ee Roma oo laysku haysto cida safiir ka ah"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-169016\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/safaarada-roma.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"346\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/safaarada-roma.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/safaarada-roma-300x157.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Dacwad oogayaasha dalka Talyaaniga ayaa baaraya khilaaf soo kala dhexgalay mas\u2019uuliyiinta Soomaalida oo ku saabsan gacan ku haynta safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay degmada Prati ee magaalada Rome.<\/p>\n<p>Loolanka dhanka awoodeed ee dublamaasiyiinta ayaa soo bilowday 7-dii April markii Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ay u yeertay safiirkeedii, isla markaana ay u magacawday Sii hayaha Safaaradda Axmed Cabdiraxmaan Sheekh Nuur.<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_71 td_block_template_1 \"><\/div>\n<p>Safiirka Maxamed C\/raxmaan Sheekh Ciise, ayaa isla markiiba ku gacan seyray go\u2019aanka Wasaaradda Arrimaha Dibadda, wuxuuna ku dooday in Safiirka cusub ee loo magacaabay Safaaradda uu noqdo mid ka yimaada gudaha Safaaradda.<\/p>\n<p>Ciise waxa uu safaaradda madax ka ahaa\u00a0 muddo afar sano ah<\/p>\n<p>Warqad qoraal ah oo ay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya u dirtay dhiggeeda Talyaaniga ayaa lagu sheegay in Maxamed C\/raxmaan Sheekh Ciise uu waqtigiisa ku ekaa 28-ka March.<\/p>\n<p>Magacaabida Axmed C\/raxmaan Sheekh Nuur ayaa ku soo beegantay todobaad ka hor inta aan la dhaarin baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya, waxaana\u00a0 Axmed C\/raxmaan Sheekh Nuuruu horay u soo noqday Sii hayaha Safaaradda Soomaaliya ee Lusaka, wuxuuna ka duulay Muqdisho dhamaadkii bishii March si uu ula wareego Safaaradda.<\/p>\n<p>Ciise waxa uu sheegay in aan si rasmi ah loo soo ogeysiin siihayaha bedelayo, isla markaana\u00a0 uu si lama filaan ah ku yimid caasimadda Talyaaniga. Sidoo kale waxa uu sheegay in ay tahay wax caadi ah in safiir xilka laga qaado maadaama dowlad cusub la dooranayo.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiinta Talyaaniga ayaa ku andacoonaya in Sheekh Nuur oo ay wehlinayeen\u00a0 labo saaxiibbadiis ah oo Muqdisho ka tegay ay ay gudaha u galeen. Safaaradda kadibna ay u diideen safiirka iyo xubnaha shaqaalaha inay gudaha u galaan dhismaha, isla markaana\u00a0 ammaankiisa safiirnimo uu halis ku jiro.<\/p>\n<p>Warbaahinta Talyaaniga ayaa sheegtay in Axmed Cabdiraxmaan Sheekh Nuur uu adeer u yahay Madaxweyne Farmaajo, waxayna ka dhawaajisay in khilaafka dublamaasiyiinta uu salka ku haayo khilaafka\u00a0 u dhaxeeya kooxaha\u00a0 kala duwan ee ku loolamaya Soomaaliya.<\/p>\n<p>Cali Abuukar Xayo oo ah qareenka u doodaya safiirka xilka laga qaaday ayaa warbaahinta Talyaaniga u xaqiijiyay in dacwad oogayaasha ay ku howlan yihiin kiiskan, isla markaana uusan ka hadli doonin wax intaas ka badan oo ay ku ixtiraamayaan baaritaanka furan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dacwad oogayaasha dalka Talyaaniga ayaa baaraya khilaaf soo kala dhexgalay mas\u2019uuliyiinta Soomaalida oo ku saabsan gacan ku haynta safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay degmada Prati ee magaalada Rome. Loolanka dhanka awoodeed ee dublamaasiyiinta ayaa soo bilowday 7-dii April markii Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ay u yeertay safiirkeedii, isla markaana ay u magacawday Sii hayaha Safaaradda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":169016,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-169015","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Safaarada Soomaaliya ee Roma oo laysku haysto cida safiir ka ah - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/safaarada-soomaaliya-ee-roma-oo-laysku-haysto-cida-safiir-ka-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Safaarada Soomaaliya ee Roma oo laysku haysto cida safiir ka ah - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dacwad oogayaasha dalka Talyaaniga ayaa baaraya khilaaf soo kala dhexgalay mas\u2019uuliyiinta Soomaalida oo ku saabsan gacan ku haynta safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay degmada Prati ee magaalada Rome. Loolanka dhanka awoodeed ee dublamaasiyiinta ayaa soo bilowday 7-dii April markii Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ay u yeertay safiirkeedii, isla markaana ay u magacawday Sii hayaha Safaaradda [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/safaarada-soomaaliya-ee-roma-oo-laysku-haysto-cida-safiir-ka-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-05-01T08:18:04+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/safaarada-roma.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"346\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/safaarada-soomaaliya-ee-roma-oo-laysku-haysto-cida-safiir-ka-ah\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/safaarada-soomaaliya-ee-roma-oo-laysku-haysto-cida-safiir-ka-ah\/\",\"name\":\"Safaarada Soomaaliya ee Roma oo laysku haysto cida safiir ka ah - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/safaarada-soomaaliya-ee-roma-oo-laysku-haysto-cida-safiir-ka-ah\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/safaarada-soomaaliya-ee-roma-oo-laysku-haysto-cida-safiir-ka-ah\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/safaarada-roma.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-05-01T08:18:04+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/safaarada-soomaaliya-ee-roma-oo-laysku-haysto-cida-safiir-ka-ah\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/safaarada-soomaaliya-ee-roma-oo-laysku-haysto-cida-safiir-ka-ah\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/safaarada-soomaaliya-ee-roma-oo-laysku-haysto-cida-safiir-ka-ah\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/safaarada-roma.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/safaarada-roma.jpeg\",\"width\":660,\"height\":346},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/safaarada-soomaaliya-ee-roma-oo-laysku-haysto-cida-safiir-ka-ah\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Safaarada Soomaaliya ee Roma oo laysku haysto cida safiir ka ah\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Safaarada Soomaaliya ee Roma oo laysku haysto cida safiir ka ah - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/safaarada-soomaaliya-ee-roma-oo-laysku-haysto-cida-safiir-ka-ah\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Safaarada Soomaaliya ee Roma oo laysku haysto cida safiir ka ah - Wardoon","og_description":"Dacwad oogayaasha dalka Talyaaniga ayaa baaraya khilaaf soo kala dhexgalay mas\u2019uuliyiinta Soomaalida oo ku saabsan gacan ku haynta safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay degmada Prati ee magaalada Rome. Loolanka dhanka awoodeed ee dublamaasiyiinta ayaa soo bilowday 7-dii April markii Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ay u yeertay safiirkeedii, isla markaana ay u magacawday Sii hayaha Safaaradda [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/safaarada-soomaaliya-ee-roma-oo-laysku-haysto-cida-safiir-ka-ah\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-05-01T08:18:04+00:00","og_image":[{"width":660,"height":346,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/safaarada-roma.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/safaarada-soomaaliya-ee-roma-oo-laysku-haysto-cida-safiir-ka-ah\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/safaarada-soomaaliya-ee-roma-oo-laysku-haysto-cida-safiir-ka-ah\/","name":"Safaarada Soomaaliya ee Roma oo laysku haysto cida safiir ka ah - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/safaarada-soomaaliya-ee-roma-oo-laysku-haysto-cida-safiir-ka-ah\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/safaarada-soomaaliya-ee-roma-oo-laysku-haysto-cida-safiir-ka-ah\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/safaarada-roma.jpeg","datePublished":"2022-05-01T08:18:04+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/safaarada-soomaaliya-ee-roma-oo-laysku-haysto-cida-safiir-ka-ah\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/safaarada-soomaaliya-ee-roma-oo-laysku-haysto-cida-safiir-ka-ah\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/safaarada-soomaaliya-ee-roma-oo-laysku-haysto-cida-safiir-ka-ah\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/safaarada-roma.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/safaarada-roma.jpeg","width":660,"height":346},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/safaarada-soomaaliya-ee-roma-oo-laysku-haysto-cida-safiir-ka-ah\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Safaarada Soomaaliya ee Roma oo laysku haysto cida safiir ka ah"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/169015"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=169015"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/169015\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":169017,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/169015\/revisions\/169017"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/169016"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=169015"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=169015"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=169015"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}