{"id":169158,"date":"2022-05-07T15:53:20","date_gmt":"2022-05-07T12:53:20","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=169158"},"modified":"2022-05-07T15:53:20","modified_gmt":"2022-05-07T12:53:20","slug":"daawo-qarax-dad-badan-ku-dhinteen-oo-ka-dhacay-hotelsawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qarax-dad-badan-ku-dhinteen-oo-ka-dhacay-hotelsawirro\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Qarax dad badan ku dhinteen oo ka dhacay Hotel+SAWIRRO"},"content":{"rendered":"<p>Qarax weyn oo dhaliyay khasaaro badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhacay hotelka caan ah ee Saratoga oo kuyaala magaalada Havana ee caasimadda dalka Cuba.<\/p>\n<p>Warbaahinta dalkaasi ayaa baahisay in qaraxan loo maleenayo in uu ka dhashay booyad weyn oo siday gaas oo taagneyd banaanka hotelka, waxaana qaraxa uu saameyn xooggan ku yeeshay aaga uu ka dhacay.<\/p>\n<p>Inta la xaqiijiyay qaraxan ka dhacay afaafka hore ee hotelka Saratoga waxaa ku dhintay dad gaaraya 22-qof halka ay ku dhaawacmeen 60-qof oo kale, waxaana laga cabsi qabaa in khasaaraha inta hada la ogyahay uu kasii bato.<\/p>\n<p>Dadka qaraxa ku dhintay ayaa waxaa ku jira haween uur leh iyo caruur, waxaana dhisamayaasha qaraxa burburiyay hoostooda laga baadigoobayaa dad ku dhintay qaraxa iyo kuwa in ay nool yihiin loo maleenayo.<\/p>\n<p>Booliiska magaalada Havana ayaa sheegay in ay baaritaan ku bilaabeen qaraxan waxa sababay iyo sidoo kale khasaaraha ka dhashay, qaraxan ayaana saameyn badan ku yeeshay magaalada Havana ee caasimadda dalka Cuba.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/KcLTjGqftew\" width=\"620\" height=\"349\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-169159\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2022-05-06T161658Z_1877274864_RC2N1U9LWO6P_RTRMADP_3_CUBA-FIRE.webp\" alt=\"\" width=\"770\" height=\"559\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2022-05-06T161658Z_1877274864_RC2N1U9LWO6P_RTRMADP_3_CUBA-FIRE.webp 770w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2022-05-06T161658Z_1877274864_RC2N1U9LWO6P_RTRMADP_3_CUBA-FIRE-300x218.webp 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2022-05-06T161658Z_1877274864_RC2N1U9LWO6P_RTRMADP_3_CUBA-FIRE-768x558.webp 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2022-05-06T161658Z_1877274864_RC2N1U9LWO6P_RTRMADP_3_CUBA-FIRE-324x235.webp 324w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2022-05-06T161658Z_1877274864_RC2N1U9LWO6P_RTRMADP_3_CUBA-FIRE-696x505.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2022-05-06T161658Z_1877274864_RC2N1U9LWO6P_RTRMADP_3_CUBA-FIRE-579x420.webp 579w\" sizes=\"(max-width: 770px) 100vw, 770px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-169160\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2022-05-07T004807Z_715172609_RC2S1U9YZ08I_RTRMADP_3_CUBA-BLAST.webp\" alt=\"\" width=\"770\" height=\"513\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2022-05-07T004807Z_715172609_RC2S1U9YZ08I_RTRMADP_3_CUBA-BLAST.webp 770w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2022-05-07T004807Z_715172609_RC2S1U9YZ08I_RTRMADP_3_CUBA-BLAST-300x200.webp 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2022-05-07T004807Z_715172609_RC2S1U9YZ08I_RTRMADP_3_CUBA-BLAST-768x512.webp 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2022-05-07T004807Z_715172609_RC2S1U9YZ08I_RTRMADP_3_CUBA-BLAST-696x464.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2022-05-07T004807Z_715172609_RC2S1U9YZ08I_RTRMADP_3_CUBA-BLAST-630x420.webp 630w\" sizes=\"(max-width: 770px) 100vw, 770px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qarax weyn oo dhaliyay khasaaro badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhacay hotelka caan ah ee Saratoga oo kuyaala magaalada Havana ee caasimadda dalka Cuba. Warbaahinta dalkaasi ayaa baahisay in qaraxan loo maleenayo in uu ka dhashay booyad weyn oo siday gaas oo taagneyd banaanka hotelka, waxaana qaraxa uu saameyn xooggan ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":169159,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-169158","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Qarax dad badan ku dhinteen oo ka dhacay Hotel+SAWIRRO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qarax-dad-badan-ku-dhinteen-oo-ka-dhacay-hotelsawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Qarax dad badan ku dhinteen oo ka dhacay Hotel+SAWIRRO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Qarax weyn oo dhaliyay khasaaro badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhacay hotelka caan ah ee Saratoga oo kuyaala magaalada Havana ee caasimadda dalka Cuba. Warbaahinta dalkaasi ayaa baahisay in qaraxan loo maleenayo in uu ka dhashay booyad weyn oo siday gaas oo taagneyd banaanka hotelka, waxaana qaraxa uu saameyn xooggan ku [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qarax-dad-badan-ku-dhinteen-oo-ka-dhacay-hotelsawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-05-07T12:53:20+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2022-05-06T161658Z_1877274864_RC2N1U9LWO6P_RTRMADP_3_CUBA-FIRE.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"770\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"559\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qarax-dad-badan-ku-dhinteen-oo-ka-dhacay-hotelsawirro\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qarax-dad-badan-ku-dhinteen-oo-ka-dhacay-hotelsawirro\/\",\"name\":\"DAAWO:-Qarax dad badan ku dhinteen oo ka dhacay Hotel+SAWIRRO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qarax-dad-badan-ku-dhinteen-oo-ka-dhacay-hotelsawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qarax-dad-badan-ku-dhinteen-oo-ka-dhacay-hotelsawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2022-05-06T161658Z_1877274864_RC2N1U9LWO6P_RTRMADP_3_CUBA-FIRE.webp\",\"datePublished\":\"2022-05-07T12:53:20+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qarax-dad-badan-ku-dhinteen-oo-ka-dhacay-hotelsawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qarax-dad-badan-ku-dhinteen-oo-ka-dhacay-hotelsawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qarax-dad-badan-ku-dhinteen-oo-ka-dhacay-hotelsawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2022-05-06T161658Z_1877274864_RC2N1U9LWO6P_RTRMADP_3_CUBA-FIRE.webp\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2022-05-06T161658Z_1877274864_RC2N1U9LWO6P_RTRMADP_3_CUBA-FIRE.webp\",\"width\":770,\"height\":559},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qarax-dad-badan-ku-dhinteen-oo-ka-dhacay-hotelsawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Qarax dad badan ku dhinteen oo ka dhacay Hotel+SAWIRRO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Qarax dad badan ku dhinteen oo ka dhacay Hotel+SAWIRRO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qarax-dad-badan-ku-dhinteen-oo-ka-dhacay-hotelsawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Qarax dad badan ku dhinteen oo ka dhacay Hotel+SAWIRRO - Wardoon","og_description":"Qarax weyn oo dhaliyay khasaaro badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhacay hotelka caan ah ee Saratoga oo kuyaala magaalada Havana ee caasimadda dalka Cuba. Warbaahinta dalkaasi ayaa baahisay in qaraxan loo maleenayo in uu ka dhashay booyad weyn oo siday gaas oo taagneyd banaanka hotelka, waxaana qaraxa uu saameyn xooggan ku [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qarax-dad-badan-ku-dhinteen-oo-ka-dhacay-hotelsawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-05-07T12:53:20+00:00","og_image":[{"width":770,"height":559,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2022-05-06T161658Z_1877274864_RC2N1U9LWO6P_RTRMADP_3_CUBA-FIRE.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qarax-dad-badan-ku-dhinteen-oo-ka-dhacay-hotelsawirro\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qarax-dad-badan-ku-dhinteen-oo-ka-dhacay-hotelsawirro\/","name":"DAAWO:-Qarax dad badan ku dhinteen oo ka dhacay Hotel+SAWIRRO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qarax-dad-badan-ku-dhinteen-oo-ka-dhacay-hotelsawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qarax-dad-badan-ku-dhinteen-oo-ka-dhacay-hotelsawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2022-05-06T161658Z_1877274864_RC2N1U9LWO6P_RTRMADP_3_CUBA-FIRE.webp","datePublished":"2022-05-07T12:53:20+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qarax-dad-badan-ku-dhinteen-oo-ka-dhacay-hotelsawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qarax-dad-badan-ku-dhinteen-oo-ka-dhacay-hotelsawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qarax-dad-badan-ku-dhinteen-oo-ka-dhacay-hotelsawirro\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2022-05-06T161658Z_1877274864_RC2N1U9LWO6P_RTRMADP_3_CUBA-FIRE.webp","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2022-05-06T161658Z_1877274864_RC2N1U9LWO6P_RTRMADP_3_CUBA-FIRE.webp","width":770,"height":559},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qarax-dad-badan-ku-dhinteen-oo-ka-dhacay-hotelsawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Qarax dad badan ku dhinteen oo ka dhacay Hotel+SAWIRRO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/169158"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=169158"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/169158\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":169161,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/169158\/revisions\/169161"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/169159"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=169158"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=169158"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=169158"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}