{"id":169283,"date":"2022-05-10T17:50:00","date_gmt":"2022-05-10T14:50:00","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=169283"},"modified":"2022-05-11T11:07:42","modified_gmt":"2022-05-11T08:07:42","slug":"shaacinta-liiska-hadal-jeedinta-musharaxiinta-xilka-madaxwaynaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shaacinta-liiska-hadal-jeedinta-musharaxiinta-xilka-madaxwaynaha\/","title":{"rendered":"Shaacinta liiska hadal jeedinta musharaxiinta xilka Madaxwaynaha"},"content":{"rendered":"<p>Guddiga isku dhafka ee doorashada Madaxweynaha ayaa Galabta soo gaba-gabeeyay saddexdii Maanta ee diiwaan-gelinta Musharaxiinta u tartameysa xilka Madaxweynaha 10-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyagoona horey u bilaabay 8-dii May.<\/p>\n<p>Guddiga doorashada ayaa diiwaan-geliyay 39 Musharax oo isu soo taagtay qabashada xilka Madaxweynaha dalka, kuwaasi oo la siiyay shahaadada Musharaxnimo, kadib markii ay soo buuxiyeen dhammaan shuruudihii Guddiga soo saareen ee loo baahnaa.<\/p>\n<p>Musharaxiinta ayaa waxaa ku jiro Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Madaxweyneyaashii hore ee dalka Soomaaliya, Ra\u2019iisul Wasaareyaal hore, siyaasiyiin iyo xubno kale oo siyaasadda dalka ku cusub.<\/p>\n<p>Sidoo kale Guddiga ayaa shaaciyay magacyada 20 Musharax ee maalinta berri khudbadahooda kahor jeedin doona Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka oo ay uga hadli doonaan waxa ay qaban doonaan markii loo doorto xilka Madaxweynaha.<\/p>\n<p>Musharaxiinta maalinta berri khudbadaha jeedin doona ayaa waxaa kamid ah Ra\u2019iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya ee Xasan Cali Kheyre iyo Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame iyo Musharaxiin kale oo aad u farabadan<\/p>\n<p><strong>Hoos ka Akhriso Magacyada Musharaxiinta berrito khudbadaha jeedinaya.<\/strong><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fsntvnews%2Fvideos%2F2189490421205885%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-169284\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/280025680_10227548101318339_1502024588213121525_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"679\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/280025680_10227548101318339_1502024588213121525_n.jpeg 679w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/280025680_10227548101318339_1502024588213121525_n-212x300.jpeg 212w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/280025680_10227548101318339_1502024588213121525_n-297x420.jpeg 297w\" sizes=\"(max-width: 679px) 100vw, 679px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-169285\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/280291379_10227548101198336_8517056822877632671_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"679\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/280291379_10227548101198336_8517056822877632671_n.jpeg 679w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/280291379_10227548101198336_8517056822877632671_n-212x300.jpeg 212w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/280291379_10227548101198336_8517056822877632671_n-297x420.jpeg 297w\" sizes=\"(max-width: 679px) 100vw, 679px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddiga isku dhafka ee doorashada Madaxweynaha ayaa Galabta soo gaba-gabeeyay saddexdii Maanta ee diiwaan-gelinta Musharaxiinta u tartameysa xilka Madaxweynaha 10-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyagoona horey u bilaabay 8-dii May. Guddiga doorashada ayaa diiwaan-geliyay 39 Musharax oo isu soo taagtay qabashada xilka Madaxweynaha dalka, kuwaasi oo la siiyay shahaadada Musharaxnimo, kadib markii ay soo buuxiyeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":169284,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-169283","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Shaacinta liiska hadal jeedinta musharaxiinta xilka Madaxwaynaha - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shaacinta-liiska-hadal-jeedinta-musharaxiinta-xilka-madaxwaynaha\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Shaacinta liiska hadal jeedinta musharaxiinta xilka Madaxwaynaha - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddiga isku dhafka ee doorashada Madaxweynaha ayaa Galabta soo gaba-gabeeyay saddexdii Maanta ee diiwaan-gelinta Musharaxiinta u tartameysa xilka Madaxweynaha 10-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyagoona horey u bilaabay 8-dii May. Guddiga doorashada ayaa diiwaan-geliyay 39 Musharax oo isu soo taagtay qabashada xilka Madaxweynaha dalka, kuwaasi oo la siiyay shahaadada Musharaxnimo, kadib markii ay soo buuxiyeen [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shaacinta-liiska-hadal-jeedinta-musharaxiinta-xilka-madaxwaynaha\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-05-10T14:50:00+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-05-11T08:07:42+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/280025680_10227548101318339_1502024588213121525_n.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"679\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shaacinta-liiska-hadal-jeedinta-musharaxiinta-xilka-madaxwaynaha\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shaacinta-liiska-hadal-jeedinta-musharaxiinta-xilka-madaxwaynaha\/\",\"name\":\"Shaacinta liiska hadal jeedinta musharaxiinta xilka Madaxwaynaha - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shaacinta-liiska-hadal-jeedinta-musharaxiinta-xilka-madaxwaynaha\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shaacinta-liiska-hadal-jeedinta-musharaxiinta-xilka-madaxwaynaha\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/280025680_10227548101318339_1502024588213121525_n.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-05-10T14:50:00+00:00\",\"dateModified\":\"2022-05-11T08:07:42+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shaacinta-liiska-hadal-jeedinta-musharaxiinta-xilka-madaxwaynaha\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shaacinta-liiska-hadal-jeedinta-musharaxiinta-xilka-madaxwaynaha\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shaacinta-liiska-hadal-jeedinta-musharaxiinta-xilka-madaxwaynaha\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/280025680_10227548101318339_1502024588213121525_n.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/280025680_10227548101318339_1502024588213121525_n.jpeg\",\"width\":679,\"height\":960},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shaacinta-liiska-hadal-jeedinta-musharaxiinta-xilka-madaxwaynaha\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Shaacinta liiska hadal jeedinta musharaxiinta xilka Madaxwaynaha\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Shaacinta liiska hadal jeedinta musharaxiinta xilka Madaxwaynaha - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shaacinta-liiska-hadal-jeedinta-musharaxiinta-xilka-madaxwaynaha\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Shaacinta liiska hadal jeedinta musharaxiinta xilka Madaxwaynaha - Wardoon","og_description":"Guddiga isku dhafka ee doorashada Madaxweynaha ayaa Galabta soo gaba-gabeeyay saddexdii Maanta ee diiwaan-gelinta Musharaxiinta u tartameysa xilka Madaxweynaha 10-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyagoona horey u bilaabay 8-dii May. Guddiga doorashada ayaa diiwaan-geliyay 39 Musharax oo isu soo taagtay qabashada xilka Madaxweynaha dalka, kuwaasi oo la siiyay shahaadada Musharaxnimo, kadib markii ay soo buuxiyeen [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shaacinta-liiska-hadal-jeedinta-musharaxiinta-xilka-madaxwaynaha\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-05-10T14:50:00+00:00","article_modified_time":"2022-05-11T08:07:42+00:00","og_image":[{"width":679,"height":960,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/280025680_10227548101318339_1502024588213121525_n.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shaacinta-liiska-hadal-jeedinta-musharaxiinta-xilka-madaxwaynaha\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shaacinta-liiska-hadal-jeedinta-musharaxiinta-xilka-madaxwaynaha\/","name":"Shaacinta liiska hadal jeedinta musharaxiinta xilka Madaxwaynaha - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shaacinta-liiska-hadal-jeedinta-musharaxiinta-xilka-madaxwaynaha\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shaacinta-liiska-hadal-jeedinta-musharaxiinta-xilka-madaxwaynaha\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/280025680_10227548101318339_1502024588213121525_n.jpeg","datePublished":"2022-05-10T14:50:00+00:00","dateModified":"2022-05-11T08:07:42+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shaacinta-liiska-hadal-jeedinta-musharaxiinta-xilka-madaxwaynaha\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/shaacinta-liiska-hadal-jeedinta-musharaxiinta-xilka-madaxwaynaha\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shaacinta-liiska-hadal-jeedinta-musharaxiinta-xilka-madaxwaynaha\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/280025680_10227548101318339_1502024588213121525_n.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/280025680_10227548101318339_1502024588213121525_n.jpeg","width":679,"height":960},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shaacinta-liiska-hadal-jeedinta-musharaxiinta-xilka-madaxwaynaha\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Shaacinta liiska hadal jeedinta musharaxiinta xilka Madaxwaynaha"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/169283"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=169283"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/169283\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":169291,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/169283\/revisions\/169291"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/169284"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=169283"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=169283"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=169283"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}