{"id":169329,"date":"2022-05-12T11:17:17","date_gmt":"2022-05-12T08:17:17","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=169329"},"modified":"2022-05-12T11:17:17","modified_gmt":"2022-05-12T08:17:17","slug":"cabsi-xooggan-oo-ka-taagan-dhuusomareeb-iyo-guriceel","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabsi-xooggan-oo-ka-taagan-dhuusomareeb-iyo-guriceel\/","title":{"rendered":"Cabsi Xooggan oo ka taagan Dhuusomareeb iyo Guriceel"},"content":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya magaalooyinka Dhuusomareeb iyo Guriceel ee gobolka Galgaduud\u00a0 \u00a0ayaa sheegaya in xalay halkaasi laga dareemay cabsi xooggan , kaddib markii la sheegay in magaalooyinkaasi weerar kusoo yihiin ciidamo katirsan Ahlu Sunna.<\/p>\n<p>Ciidamo aad u hubeesan oo taabacsan kooxda Ahlu Sunna ee horey awwoodooda loo wiiqay ayaa la sheegay in ay kasoo ruqaansadeen deegaanka Bohol ee duleedka Dhuusomareeb, waxa ayna ciidamada deegaankaasi uga baxeen dhoor jiho.<\/p>\n<p>Magaalooyinka Dhuusomareeb iyo Guriceel ayaana laga dareemay cabsi markii ciidamada Ahlu Sunna dhaq dhaqaaqyo ciidan bilaabeen, waxaana la hadal hayay in ciidamada Ahlu Sunna duullaan kusoo yihiin magaalooyinkaasi.<\/p>\n<p>Ciidamada dowladda , kuwa Galmudug iyo ciidamada ATMIS ee ku sugan magaalada Dhuusomareeb ayaa xalay heegan buuxa la galiyay, waxaana la xiray waddooyin badan oo laga soo galo magaalada Dhuusomareeb.<\/p>\n<p>Waxaa sidoo kale iyana heegan xalay la galiyay ciidamada jooga magaalada Guriceen oo horey dagaal dhiig badan ku daatay looga saaray ciidamada Ahlu Sunna ee Bohol fariisimaha ka sameestay.<\/p>\n<p>Cabsida ka taagan Caasimadda Galmudug ayaa imaaneysa xilli ay magaaladaasi xilligan haawaneyso ayna kasoo maqan yihiin dhammaan madaxda ugu sareysa Galmudug sida Madaxweynaha, kuxigeenkiisa iyo guddoonka Baarlamaanka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya magaalooyinka Dhuusomareeb iyo Guriceel ee gobolka Galgaduud\u00a0 \u00a0ayaa sheegaya in xalay halkaasi laga dareemay cabsi xooggan , kaddib markii la sheegay in magaalooyinkaasi weerar kusoo yihiin ciidamo katirsan Ahlu Sunna. Ciidamo aad u hubeesan oo taabacsan kooxda Ahlu Sunna ee horey awwoodooda loo wiiqay ayaa la sheegay in ay kasoo ruqaansadeen deegaanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":161585,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-169329","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Cabsi Xooggan oo ka taagan Dhuusomareeb iyo Guriceel - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabsi-xooggan-oo-ka-taagan-dhuusomareeb-iyo-guriceel\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Cabsi Xooggan oo ka taagan Dhuusomareeb iyo Guriceel - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka ka imaanaya magaalooyinka Dhuusomareeb iyo Guriceel ee gobolka Galgaduud\u00a0 \u00a0ayaa sheegaya in xalay halkaasi laga dareemay cabsi xooggan , kaddib markii la sheegay in magaalooyinkaasi weerar kusoo yihiin ciidamo katirsan Ahlu Sunna. Ciidamo aad u hubeesan oo taabacsan kooxda Ahlu Sunna ee horey awwoodooda loo wiiqay ayaa la sheegay in ay kasoo ruqaansadeen deegaanka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabsi-xooggan-oo-ka-taagan-dhuusomareeb-iyo-guriceel\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-05-12T08:17:17+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/BREAKING-NEWS.gif\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"800\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"445\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/gif\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabsi-xooggan-oo-ka-taagan-dhuusomareeb-iyo-guriceel\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabsi-xooggan-oo-ka-taagan-dhuusomareeb-iyo-guriceel\/\",\"name\":\"Cabsi Xooggan oo ka taagan Dhuusomareeb iyo Guriceel - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabsi-xooggan-oo-ka-taagan-dhuusomareeb-iyo-guriceel\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabsi-xooggan-oo-ka-taagan-dhuusomareeb-iyo-guriceel\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/BREAKING-NEWS.gif\",\"datePublished\":\"2022-05-12T08:17:17+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabsi-xooggan-oo-ka-taagan-dhuusomareeb-iyo-guriceel\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabsi-xooggan-oo-ka-taagan-dhuusomareeb-iyo-guriceel\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabsi-xooggan-oo-ka-taagan-dhuusomareeb-iyo-guriceel\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/BREAKING-NEWS.gif\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/BREAKING-NEWS.gif\",\"width\":800,\"height\":445},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabsi-xooggan-oo-ka-taagan-dhuusomareeb-iyo-guriceel\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Cabsi Xooggan oo ka taagan Dhuusomareeb iyo Guriceel\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Cabsi Xooggan oo ka taagan Dhuusomareeb iyo Guriceel - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabsi-xooggan-oo-ka-taagan-dhuusomareeb-iyo-guriceel\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Cabsi Xooggan oo ka taagan Dhuusomareeb iyo Guriceel - Wardoon","og_description":"Wararka ka imaanaya magaalooyinka Dhuusomareeb iyo Guriceel ee gobolka Galgaduud\u00a0 \u00a0ayaa sheegaya in xalay halkaasi laga dareemay cabsi xooggan , kaddib markii la sheegay in magaalooyinkaasi weerar kusoo yihiin ciidamo katirsan Ahlu Sunna. Ciidamo aad u hubeesan oo taabacsan kooxda Ahlu Sunna ee horey awwoodooda loo wiiqay ayaa la sheegay in ay kasoo ruqaansadeen deegaanka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabsi-xooggan-oo-ka-taagan-dhuusomareeb-iyo-guriceel\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-05-12T08:17:17+00:00","og_image":[{"width":800,"height":445,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/BREAKING-NEWS.gif","type":"image\/gif"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabsi-xooggan-oo-ka-taagan-dhuusomareeb-iyo-guriceel\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabsi-xooggan-oo-ka-taagan-dhuusomareeb-iyo-guriceel\/","name":"Cabsi Xooggan oo ka taagan Dhuusomareeb iyo Guriceel - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabsi-xooggan-oo-ka-taagan-dhuusomareeb-iyo-guriceel\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabsi-xooggan-oo-ka-taagan-dhuusomareeb-iyo-guriceel\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/BREAKING-NEWS.gif","datePublished":"2022-05-12T08:17:17+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabsi-xooggan-oo-ka-taagan-dhuusomareeb-iyo-guriceel\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/cabsi-xooggan-oo-ka-taagan-dhuusomareeb-iyo-guriceel\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabsi-xooggan-oo-ka-taagan-dhuusomareeb-iyo-guriceel\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/BREAKING-NEWS.gif","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/BREAKING-NEWS.gif","width":800,"height":445},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabsi-xooggan-oo-ka-taagan-dhuusomareeb-iyo-guriceel\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Cabsi Xooggan oo ka taagan Dhuusomareeb iyo Guriceel"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/169329"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=169329"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/169329\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":169330,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/169329\/revisions\/169330"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/161585"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=169329"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=169329"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=169329"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}