{"id":169437,"date":"2022-05-15T11:04:08","date_gmt":"2022-05-15T08:04:08","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=169437"},"modified":"2022-05-15T11:04:08","modified_gmt":"2022-05-15T08:04:08","slug":"farmaajo-oo-lacagtii-ugu-badneed-siiyay-xildhibaanada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-lacagtii-ugu-badneed-siiyay-xildhibaanada\/","title":{"rendered":"Farmaajo oo Lacagtii ugu badneed siiyay Xildhibaanada"},"content":{"rendered":"<p>Musharaxiinta ugu saameynta badan ee ku hardamaya doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa saacadihii lasoo dhaafay sameeyay olole aad u xoogan, musharaxiinta ayaana Xildhibaanada ku kasbanayay lacago badan iyo ballanqaadyo maaliyadeed.<\/p>\n<p>Sida aan wararka ku helnay xildhibaanada oo u badan kuwa koox koox isugu xirmay ayaa xalay lacagta soo wada mariyay inta badan musharaxiinta ugu saameynta badan ee doorashada gaar ahaan kuwa lacagaha bixinayay.<\/p>\n<p>Madaxweynaha waqtigiisa dhammaaday ee Farmaajo ayaa la sheegay in xalay xildhibaano badan isugu geeyay Villa Soomaaliya kuwaa oo loo qeybiyay lacago badan, waxaana xildhibaanada qaar sidoo kale loo sameeyay ballanqaadyo xilal.<\/p>\n<p>Xogaha aan helnay ayaa sheegaya in Farmaajo Xildhibaankiiba siinayay lacag ka badan 100-kun oo dollar oo xildhibaanada loogu shubayay akoono, waxaa sidoo kale xildhibaanada loo ballanqaaday lacago kale.<\/p>\n<p>Wararka soo baxaya ayaa sheegaya in Madaxweyne Farmaajo iyo kooxdiisa ololaha xildhibaan walbo ay lacag siinayeen ay ka dalbanayeen in uu dhaarto si uusan u qiyaamin ugana bixin ballanta lala galay ee ah in codka siiyo Farmaajo.<\/p>\n<p>Musharaxiinta kale ee Madaxweynaha ee iyana tartanka adag kula jira Farmaajo sida Madaxweynayaashii hore ee dalka, Ra\u2019isul Wasaare hore Kheyre , Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo Madaxweyne Deni ayaa iyana bixinayay lacago badan.<\/p>\n<p>Lacagaha musharaxiintan bixinayeen ayaa la sheegay in ay u dhaxeesay 30-kun ilaa 50-kun oo dollar, waxa uu sidoo kale musharax kasta xildhibaanada qaar u sameenayay ballanqaadyo kale oo maaliyadeed iyo kuwa xilal ah.<\/p>\n<p>Musharaxiinta qaar ayaana xildhibaanada u fasaxayay in Madaxweyne Farmaajo lacagta kasoo qaataan balse ka codsanayay in aysan codka siinin, waxaana musharaxiinta qaar ku jiray kalsooni badan oo ku aadan in doorashada ku guuleesan karaan.<\/p>\n<p>Doorashada ayaana musharax kasta ku dadaalayaa sidii uu ugu soo bixi lahaa wareega labaad oo lagu kala ogaanayo rajada iyo codadka uu heesto , waxaana musharaxiinta qaar sameesteen isbaheysi ah in ay isugu shubaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Musharaxiinta ugu saameynta badan ee ku hardamaya doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa saacadihii lasoo dhaafay sameeyay olole aad u xoogan, musharaxiinta ayaana Xildhibaanada ku kasbanayay lacago badan iyo ballanqaadyo maaliyadeed. Sida aan wararka ku helnay xildhibaanada oo u badan kuwa koox koox isugu xirmay ayaa xalay lacagta soo wada mariyay inta badan musharaxiinta ugu saameynta badan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":153927,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-169437","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Farmaajo oo Lacagtii ugu badneed siiyay Xildhibaanada - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-lacagtii-ugu-badneed-siiyay-xildhibaanada\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Farmaajo oo Lacagtii ugu badneed siiyay Xildhibaanada - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Musharaxiinta ugu saameynta badan ee ku hardamaya doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa saacadihii lasoo dhaafay sameeyay olole aad u xoogan, musharaxiinta ayaana Xildhibaanada ku kasbanayay lacago badan iyo ballanqaadyo maaliyadeed. Sida aan wararka ku helnay xildhibaanada oo u badan kuwa koox koox isugu xirmay ayaa xalay lacagta soo wada mariyay inta badan musharaxiinta ugu saameynta badan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-lacagtii-ugu-badneed-siiyay-xildhibaanada\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-05-15T08:04:08+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Farmaajo-e1486644390530.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"509\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-lacagtii-ugu-badneed-siiyay-xildhibaanada\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-lacagtii-ugu-badneed-siiyay-xildhibaanada\/\",\"name\":\"Farmaajo oo Lacagtii ugu badneed siiyay Xildhibaanada - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-lacagtii-ugu-badneed-siiyay-xildhibaanada\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-lacagtii-ugu-badneed-siiyay-xildhibaanada\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Farmaajo-e1486644390530.png\",\"datePublished\":\"2022-05-15T08:04:08+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-lacagtii-ugu-badneed-siiyay-xildhibaanada\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-lacagtii-ugu-badneed-siiyay-xildhibaanada\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-lacagtii-ugu-badneed-siiyay-xildhibaanada\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Farmaajo-e1486644390530.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Farmaajo-e1486644390530.png\",\"width\":640,\"height\":509},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-lacagtii-ugu-badneed-siiyay-xildhibaanada\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Farmaajo oo Lacagtii ugu badneed siiyay Xildhibaanada\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Farmaajo oo Lacagtii ugu badneed siiyay Xildhibaanada - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-lacagtii-ugu-badneed-siiyay-xildhibaanada\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Farmaajo oo Lacagtii ugu badneed siiyay Xildhibaanada - Wardoon","og_description":"Musharaxiinta ugu saameynta badan ee ku hardamaya doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa saacadihii lasoo dhaafay sameeyay olole aad u xoogan, musharaxiinta ayaana Xildhibaanada ku kasbanayay lacago badan iyo ballanqaadyo maaliyadeed. Sida aan wararka ku helnay xildhibaanada oo u badan kuwa koox koox isugu xirmay ayaa xalay lacagta soo wada mariyay inta badan musharaxiinta ugu saameynta badan [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-lacagtii-ugu-badneed-siiyay-xildhibaanada\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-05-15T08:04:08+00:00","og_image":[{"width":640,"height":509,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Farmaajo-e1486644390530.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-lacagtii-ugu-badneed-siiyay-xildhibaanada\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-lacagtii-ugu-badneed-siiyay-xildhibaanada\/","name":"Farmaajo oo Lacagtii ugu badneed siiyay Xildhibaanada - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-lacagtii-ugu-badneed-siiyay-xildhibaanada\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-lacagtii-ugu-badneed-siiyay-xildhibaanada\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Farmaajo-e1486644390530.png","datePublished":"2022-05-15T08:04:08+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-lacagtii-ugu-badneed-siiyay-xildhibaanada\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-lacagtii-ugu-badneed-siiyay-xildhibaanada\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-lacagtii-ugu-badneed-siiyay-xildhibaanada\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Farmaajo-e1486644390530.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Farmaajo-e1486644390530.png","width":640,"height":509},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-lacagtii-ugu-badneed-siiyay-xildhibaanada\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Farmaajo oo Lacagtii ugu badneed siiyay Xildhibaanada"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/169437"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=169437"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/169437\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":169438,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/169437\/revisions\/169438"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/153927"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=169437"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=169437"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=169437"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}