{"id":169625,"date":"2022-05-19T16:13:42","date_gmt":"2022-05-19T13:13:42","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=169625"},"modified":"2022-05-19T16:13:42","modified_gmt":"2022-05-19T13:13:42","slug":"rooble-oo-imaaraadka-ku-wareejiyay-lacagtii-9-6-milyan-dollar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-imaaraadka-ku-wareejiyay-lacagtii-9-6-milyan-dollar\/","title":{"rendered":"Rooble Oo Imaaraadka Ku Wareejiyay Lacagtii 9.6 Milyan Dollar"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-169626\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/Rooble-750x430-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"750\" height=\"430\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/Rooble-750x430-1.jpeg 750w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/Rooble-750x430-1-300x172.jpeg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/Rooble-750x430-1-696x399.jpeg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/Rooble-750x430-1-733x420.jpeg 733w\" sizes=\"(max-width: 750px) 100vw, 750px\" \/><\/p>\n<p>Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah ugu wareejisay Dowladda Imaaraadka Carabta lacag dhan 9.6 Milyan oo Doollar oo horay looga xayiray, taasi oosanadkii 2018 Ciidamada Amniga ay ku qabteen Garoonka Muqdisho, muddo afar sanno ahna dowladdu ku heysay Bangiga Dhexe.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa bishii January ee sanadkan amray in la fasaxo lacagtan oo lagala\u00a0 hakiyay dowladda Imaaraadka sanadkii 2018.<\/p>\n<p>Dhanka kale<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhow ka dhoofay Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Rooble ayaa u ambabaxay dalka Imaaraadka Carabta, si uu uga qeyb galo tacsida Allaha u naxariistee Madaxweynihii geeriyooday Imaaraadka Carabta Sheikh Khaliifa Bin Zayid AlNahyaan oo jimcihii lasoo dhaafay geeriyooday.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa sidoo kale Madaxweynaha cusub ee Imaaraadka Sheikh Maxamed Bin Zayid u gudbin doona hambalyo iyo salaan uu uga wado madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah ugu wareejisay Dowladda Imaaraadka Carabta lacag dhan 9.6 Milyan oo Doollar oo horay looga xayiray, taasi oosanadkii 2018 Ciidamada Amniga ay ku qabteen Garoonka Muqdisho, muddo afar sanno ahna dowladdu ku heysay Bangiga Dhexe. Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa bishii January [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":169626,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-169625","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Rooble Oo Imaaraadka Ku Wareejiyay Lacagtii 9.6 Milyan Dollar - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-imaaraadka-ku-wareejiyay-lacagtii-9-6-milyan-dollar\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Rooble Oo Imaaraadka Ku Wareejiyay Lacagtii 9.6 Milyan Dollar - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah ugu wareejisay Dowladda Imaaraadka Carabta lacag dhan 9.6 Milyan oo Doollar oo horay looga xayiray, taasi oosanadkii 2018 Ciidamada Amniga ay ku qabteen Garoonka Muqdisho, muddo afar sanno ahna dowladdu ku heysay Bangiga Dhexe. Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa bishii January [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-imaaraadka-ku-wareejiyay-lacagtii-9-6-milyan-dollar\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-05-19T13:13:42+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/Rooble-750x430-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"750\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"430\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-imaaraadka-ku-wareejiyay-lacagtii-9-6-milyan-dollar\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-imaaraadka-ku-wareejiyay-lacagtii-9-6-milyan-dollar\/\",\"name\":\"Rooble Oo Imaaraadka Ku Wareejiyay Lacagtii 9.6 Milyan Dollar - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-imaaraadka-ku-wareejiyay-lacagtii-9-6-milyan-dollar\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-imaaraadka-ku-wareejiyay-lacagtii-9-6-milyan-dollar\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/Rooble-750x430-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-05-19T13:13:42+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-imaaraadka-ku-wareejiyay-lacagtii-9-6-milyan-dollar\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-imaaraadka-ku-wareejiyay-lacagtii-9-6-milyan-dollar\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-imaaraadka-ku-wareejiyay-lacagtii-9-6-milyan-dollar\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/Rooble-750x430-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/Rooble-750x430-1.jpeg\",\"width\":750,\"height\":430},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-imaaraadka-ku-wareejiyay-lacagtii-9-6-milyan-dollar\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Rooble Oo Imaaraadka Ku Wareejiyay Lacagtii 9.6 Milyan Dollar\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Rooble Oo Imaaraadka Ku Wareejiyay Lacagtii 9.6 Milyan Dollar - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-imaaraadka-ku-wareejiyay-lacagtii-9-6-milyan-dollar\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Rooble Oo Imaaraadka Ku Wareejiyay Lacagtii 9.6 Milyan Dollar - Wardoon","og_description":"Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah ugu wareejisay Dowladda Imaaraadka Carabta lacag dhan 9.6 Milyan oo Doollar oo horay looga xayiray, taasi oosanadkii 2018 Ciidamada Amniga ay ku qabteen Garoonka Muqdisho, muddo afar sanno ahna dowladdu ku heysay Bangiga Dhexe. Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa bishii January [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-imaaraadka-ku-wareejiyay-lacagtii-9-6-milyan-dollar\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-05-19T13:13:42+00:00","og_image":[{"width":750,"height":430,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/Rooble-750x430-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-imaaraadka-ku-wareejiyay-lacagtii-9-6-milyan-dollar\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-imaaraadka-ku-wareejiyay-lacagtii-9-6-milyan-dollar\/","name":"Rooble Oo Imaaraadka Ku Wareejiyay Lacagtii 9.6 Milyan Dollar - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-imaaraadka-ku-wareejiyay-lacagtii-9-6-milyan-dollar\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-imaaraadka-ku-wareejiyay-lacagtii-9-6-milyan-dollar\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/Rooble-750x430-1.jpeg","datePublished":"2022-05-19T13:13:42+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-imaaraadka-ku-wareejiyay-lacagtii-9-6-milyan-dollar\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-imaaraadka-ku-wareejiyay-lacagtii-9-6-milyan-dollar\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-imaaraadka-ku-wareejiyay-lacagtii-9-6-milyan-dollar\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/Rooble-750x430-1.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/Rooble-750x430-1.jpeg","width":750,"height":430},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-imaaraadka-ku-wareejiyay-lacagtii-9-6-milyan-dollar\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Rooble Oo Imaaraadka Ku Wareejiyay Lacagtii 9.6 Milyan Dollar"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/169625"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=169625"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/169625\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":169627,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/169625\/revisions\/169627"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/169626"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=169625"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=169625"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=169625"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}