{"id":169628,"date":"2022-05-19T16:19:26","date_gmt":"2022-05-19T13:19:26","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=169628"},"modified":"2022-05-19T16:19:26","modified_gmt":"2022-05-19T13:19:26","slug":"taliyihii-ciidamada-nisa-ee-garoonka-aadan-cadde-oo-xilka-laga-qaaday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidamada-nisa-ee-garoonka-aadan-cadde-oo-xilka-laga-qaaday\/","title":{"rendered":"Taliyihii Ciidamada NISA ee garoonka Aadan Cadde oo xilka laga qaaday"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-169629\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/aadan-cadde.jpeg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"540\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/aadan-cadde.jpeg 960w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/aadan-cadde-300x169.jpeg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/aadan-cadde-768x432.jpeg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/aadan-cadde-696x392.jpeg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/aadan-cadde-747x420.jpeg 747w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n<p>Warar soo baxaya ayaa sheegaya in xil ka qaadis lagu sameeyay taliyihii ciidanka Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka ee garoonka diyaaradaha Aadan Cadde\u00a0\u00a0Khadar Maxamuud oo loo yaqaan Sanka .<\/p>\n<p>Taliyahan oo ahaa nin awwood badan saameyn badana ku dhax lahaa ciidamada Nabad Sugida ayaa horey loogu sameeyay shaqo joojin, waxaana ugu dambeyn la sheegay in taliyahaasi xilka laga qaaday.<\/p>\n<p>Taliska ciidanka Nabad Sugida ayaa wararku sheegayaan in taliyaha ciidamada Nabad Sugida si KMG ah ugu magacaabeen haweeney horey kuxigeen ugu aheyd taliyaha xilka laga qaaday ee Khasar Sanka.<\/p>\n<p>Warar kale oo soo baxaya ayaa sidoo kale sheegaya in garoonka diyaaradaha Aadan Cadde laga saaray ciidamo badan oo katirsanaa Nabad Sugida, lama oga sababta xilligan keentay in ciidamada halkaasi laga raro.<\/p>\n<p>Taliyaha NISA ee garoonka Aadan Cadde ayaa ku lug lahaa tallaabooyin badan oo ka dhan ahaa siyaasiyiin mucaarad ah oo qaarkood loo diiday in ay ka dhoofaan garoonka, waxa uu sidoo kale ku lug lahaa isku day lagu beegsaday guddoomiyihii KMG ee gollaha Shacabka.<\/p>\n<p>Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oon horey ula dhacsaneyn hab dhaqanka ciidanka NISA ee garoonka Aadan Cadde ayaan la ogeyn in uu wax ka og yahay xil ka qaadistan lagu sameeyay taliyaha NISA ee garoonka Aadan Cadde.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar soo baxaya ayaa sheegaya in xil ka qaadis lagu sameeyay taliyihii ciidanka Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka ee garoonka diyaaradaha Aadan Cadde\u00a0\u00a0Khadar Maxamuud oo loo yaqaan Sanka . Taliyahan oo ahaa nin awwood badan saameyn badana ku dhax lahaa ciidamada Nabad Sugida ayaa horey loogu sameeyay shaqo joojin, waxaana ugu dambeyn la sheegay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":169629,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-169628","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Taliyihii Ciidamada NISA ee garoonka Aadan Cadde oo xilka laga qaaday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidamada-nisa-ee-garoonka-aadan-cadde-oo-xilka-laga-qaaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Taliyihii Ciidamada NISA ee garoonka Aadan Cadde oo xilka laga qaaday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Warar soo baxaya ayaa sheegaya in xil ka qaadis lagu sameeyay taliyihii ciidanka Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka ee garoonka diyaaradaha Aadan Cadde\u00a0\u00a0Khadar Maxamuud oo loo yaqaan Sanka . Taliyahan oo ahaa nin awwood badan saameyn badana ku dhax lahaa ciidamada Nabad Sugida ayaa horey loogu sameeyay shaqo joojin, waxaana ugu dambeyn la sheegay in [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidamada-nisa-ee-garoonka-aadan-cadde-oo-xilka-laga-qaaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-05-19T13:19:26+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/aadan-cadde.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"540\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidamada-nisa-ee-garoonka-aadan-cadde-oo-xilka-laga-qaaday\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidamada-nisa-ee-garoonka-aadan-cadde-oo-xilka-laga-qaaday\/\",\"name\":\"Taliyihii Ciidamada NISA ee garoonka Aadan Cadde oo xilka laga qaaday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidamada-nisa-ee-garoonka-aadan-cadde-oo-xilka-laga-qaaday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidamada-nisa-ee-garoonka-aadan-cadde-oo-xilka-laga-qaaday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/aadan-cadde.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-05-19T13:19:26+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidamada-nisa-ee-garoonka-aadan-cadde-oo-xilka-laga-qaaday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidamada-nisa-ee-garoonka-aadan-cadde-oo-xilka-laga-qaaday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidamada-nisa-ee-garoonka-aadan-cadde-oo-xilka-laga-qaaday\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/aadan-cadde.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/aadan-cadde.jpeg\",\"width\":960,\"height\":540},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidamada-nisa-ee-garoonka-aadan-cadde-oo-xilka-laga-qaaday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Taliyihii Ciidamada NISA ee garoonka Aadan Cadde oo xilka laga qaaday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Taliyihii Ciidamada NISA ee garoonka Aadan Cadde oo xilka laga qaaday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidamada-nisa-ee-garoonka-aadan-cadde-oo-xilka-laga-qaaday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Taliyihii Ciidamada NISA ee garoonka Aadan Cadde oo xilka laga qaaday - Wardoon","og_description":"Warar soo baxaya ayaa sheegaya in xil ka qaadis lagu sameeyay taliyihii ciidanka Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka ee garoonka diyaaradaha Aadan Cadde\u00a0\u00a0Khadar Maxamuud oo loo yaqaan Sanka . Taliyahan oo ahaa nin awwood badan saameyn badana ku dhax lahaa ciidamada Nabad Sugida ayaa horey loogu sameeyay shaqo joojin, waxaana ugu dambeyn la sheegay in [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidamada-nisa-ee-garoonka-aadan-cadde-oo-xilka-laga-qaaday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-05-19T13:19:26+00:00","og_image":[{"width":960,"height":540,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/aadan-cadde.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidamada-nisa-ee-garoonka-aadan-cadde-oo-xilka-laga-qaaday\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidamada-nisa-ee-garoonka-aadan-cadde-oo-xilka-laga-qaaday\/","name":"Taliyihii Ciidamada NISA ee garoonka Aadan Cadde oo xilka laga qaaday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidamada-nisa-ee-garoonka-aadan-cadde-oo-xilka-laga-qaaday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidamada-nisa-ee-garoonka-aadan-cadde-oo-xilka-laga-qaaday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/aadan-cadde.jpeg","datePublished":"2022-05-19T13:19:26+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidamada-nisa-ee-garoonka-aadan-cadde-oo-xilka-laga-qaaday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidamada-nisa-ee-garoonka-aadan-cadde-oo-xilka-laga-qaaday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidamada-nisa-ee-garoonka-aadan-cadde-oo-xilka-laga-qaaday\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/aadan-cadde.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/aadan-cadde.jpeg","width":960,"height":540},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidamada-nisa-ee-garoonka-aadan-cadde-oo-xilka-laga-qaaday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Taliyihii Ciidamada NISA ee garoonka Aadan Cadde oo xilka laga qaaday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/169628"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=169628"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/169628\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":169630,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/169628\/revisions\/169630"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/169629"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=169628"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=169628"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=169628"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}