{"id":169861,"date":"2022-05-29T15:10:53","date_gmt":"2022-05-29T12:10:53","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=169861"},"modified":"2022-05-29T15:10:53","modified_gmt":"2022-05-29T12:10:53","slug":"daawo-doorashada-madaxtooyadu-waa-in-wakhtigeeda-kudhacdaa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-doorashada-madaxtooyadu-waa-in-wakhtigeeda-kudhacdaa\/","title":{"rendered":"DAAWO:-&#8220;Doorashada madaxtooyadu waa in wakhtigeeda kudhacdaa"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-169862\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2022529637894045635170232.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"402\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2022529637894045635170232.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2022529637894045635170232-300x183.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Afhayeenka Xisbiga Waddani Xil. Barkhad Jaamac Batuun ayaa sheegay in khilaafka doorashadu uu yahay mid sharci, isla markaana laysku haysto doorashada madaxtooyadu wakhtigeedii haku dhacdo iyo ku dhici mayso.<\/p>\n<p>&#8220;Dunida iyo daneeyayaasha dalkeena waxa aynu ka iibinaa waa doorasho, hantida dowladnimadeenu ay haysataa ee dunidu inagu soo eegaysa waa doorasho, mushkilada dalka ka taagani mushkilad siyaasi ah maahe waa mushkilad sharci, tiirka ay ku taagantahay waxa weeyaan doorashadii madaxtooyadu wakhtigeeda haku dhacdo iyo kuma dhacayso&#8221; ayuu yidhi Batuun.<\/p>\n<p>Batuun ayaa faray cidkasta oo doonaysa in ay gacan ka gaysato xalinta khilaafka doorashada, in ay fahanto cagaha ay doodu ku taagantahay oo ah dood sharci, waxa uu sheegay in aan siyaasad laysku haysan ee sharci laysku haysto.<\/p>\n<p>&#8220;Waxan farayaa dadka doonaya in ay arrintan taagan wax ka yidhaahdaan, in ay fahmaan waxa ay salka ku hayso dooda taagani, ma sharci ayaa laysku hayaa mise siyaasad, aragti sharci ayaa laysku hayaa&#8221; ayuu yidhi Batuun.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in doorashada urrurada siyaasadu ay ku dhisantahay xeer, xeerkaasi oo xiligii la doono uu golaha baarlamaanku wax ka badali karo, lakiin taa kasoo horjeed keeda ay doorashada madaxtooyadu ku taagantahay dastuurka, oo afti dadwayne mooyaane anay jirin cid kale oo wakhtigeeda badali kartaa.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/kSToo9ySSSI\" width=\"860\" height=\"550\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Afhayeenka Xisbiga Waddani Xil. Barkhad Jaamac Batuun ayaa sheegay in khilaafka doorashadu uu yahay mid sharci, isla markaana laysku haysto doorashada madaxtooyadu wakhtigeedii haku dhacdo iyo ku dhici mayso. &#8220;Dunida iyo daneeyayaasha dalkeena waxa aynu ka iibinaa waa doorasho, hantida dowladnimadeenu ay haysataa ee dunidu inagu soo eegaysa waa doorasho, mushkilada dalka ka taagani mushkilad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":169862,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-169861","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-&quot;Doorashada madaxtooyadu waa in wakhtigeeda kudhacdaa - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-doorashada-madaxtooyadu-waa-in-wakhtigeeda-kudhacdaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-&quot;Doorashada madaxtooyadu waa in wakhtigeeda kudhacdaa - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Afhayeenka Xisbiga Waddani Xil. Barkhad Jaamac Batuun ayaa sheegay in khilaafka doorashadu uu yahay mid sharci, isla markaana laysku haysto doorashada madaxtooyadu wakhtigeedii haku dhacdo iyo ku dhici mayso. &#8220;Dunida iyo daneeyayaasha dalkeena waxa aynu ka iibinaa waa doorasho, hantida dowladnimadeenu ay haysataa ee dunidu inagu soo eegaysa waa doorasho, mushkilada dalka ka taagani mushkilad [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-doorashada-madaxtooyadu-waa-in-wakhtigeeda-kudhacdaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-05-29T12:10:53+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2022529637894045635170232.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"402\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-doorashada-madaxtooyadu-waa-in-wakhtigeeda-kudhacdaa\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-doorashada-madaxtooyadu-waa-in-wakhtigeeda-kudhacdaa\/\",\"name\":\"DAAWO:-\\\"Doorashada madaxtooyadu waa in wakhtigeeda kudhacdaa - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-doorashada-madaxtooyadu-waa-in-wakhtigeeda-kudhacdaa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-doorashada-madaxtooyadu-waa-in-wakhtigeeda-kudhacdaa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2022529637894045635170232.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-05-29T12:10:53+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-doorashada-madaxtooyadu-waa-in-wakhtigeeda-kudhacdaa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-doorashada-madaxtooyadu-waa-in-wakhtigeeda-kudhacdaa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-doorashada-madaxtooyadu-waa-in-wakhtigeeda-kudhacdaa\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2022529637894045635170232.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2022529637894045635170232.jpeg\",\"width\":660,\"height\":402},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-doorashada-madaxtooyadu-waa-in-wakhtigeeda-kudhacdaa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-&#8220;Doorashada madaxtooyadu waa in wakhtigeeda kudhacdaa\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-\"Doorashada madaxtooyadu waa in wakhtigeeda kudhacdaa - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-doorashada-madaxtooyadu-waa-in-wakhtigeeda-kudhacdaa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-\"Doorashada madaxtooyadu waa in wakhtigeeda kudhacdaa - Wardoon","og_description":"Afhayeenka Xisbiga Waddani Xil. Barkhad Jaamac Batuun ayaa sheegay in khilaafka doorashadu uu yahay mid sharci, isla markaana laysku haysto doorashada madaxtooyadu wakhtigeedii haku dhacdo iyo ku dhici mayso. &#8220;Dunida iyo daneeyayaasha dalkeena waxa aynu ka iibinaa waa doorasho, hantida dowladnimadeenu ay haysataa ee dunidu inagu soo eegaysa waa doorasho, mushkilada dalka ka taagani mushkilad [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-doorashada-madaxtooyadu-waa-in-wakhtigeeda-kudhacdaa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-05-29T12:10:53+00:00","og_image":[{"width":660,"height":402,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2022529637894045635170232.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-doorashada-madaxtooyadu-waa-in-wakhtigeeda-kudhacdaa\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-doorashada-madaxtooyadu-waa-in-wakhtigeeda-kudhacdaa\/","name":"DAAWO:-\"Doorashada madaxtooyadu waa in wakhtigeeda kudhacdaa - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-doorashada-madaxtooyadu-waa-in-wakhtigeeda-kudhacdaa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-doorashada-madaxtooyadu-waa-in-wakhtigeeda-kudhacdaa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2022529637894045635170232.jpeg","datePublished":"2022-05-29T12:10:53+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-doorashada-madaxtooyadu-waa-in-wakhtigeeda-kudhacdaa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-doorashada-madaxtooyadu-waa-in-wakhtigeeda-kudhacdaa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-doorashada-madaxtooyadu-waa-in-wakhtigeeda-kudhacdaa\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2022529637894045635170232.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2022529637894045635170232.jpeg","width":660,"height":402},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-doorashada-madaxtooyadu-waa-in-wakhtigeeda-kudhacdaa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-&#8220;Doorashada madaxtooyadu waa in wakhtigeeda kudhacdaa"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/169861"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=169861"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/169861\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":169863,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/169861\/revisions\/169863"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/169862"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=169861"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=169861"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=169861"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}