{"id":169874,"date":"2022-05-30T11:06:13","date_gmt":"2022-05-30T08:06:13","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=169874"},"modified":"2022-05-30T11:06:13","modified_gmt":"2022-05-30T08:06:13","slug":"muuse-geelle-oo-dafiray-inay-doonayeen-inay-fasaxaan-kursiga-hop86","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-geelle-oo-dafiray-inay-doonayeen-inay-fasaxaan-kursiga-hop86\/","title":{"rendered":"Muuse Geelle oo dafiray inay doonayeen inay fasaxaan kursiga hop86"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-169875\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2022530637894716154169379.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"356\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2022530637894716154169379.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2022530637894716154169379-300x162.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Guddoomiyihii guddiga doorashooyinka Dadban ee Soomaaliya Muuse Geelle Yusuf ayaa soo dhoweeyay go\u2019aankii raysal wasaaraha Soomaaliya uu xalay ku kala diray guddigii dooashada dad banaa.<\/p>\n<div align=\"justify\">Muuse Geelle oo BBC Soomaali la hadlayay wuxuu sheegay in guddigooda uusan jirin wax shaqo ah oo haatan u harsanaa, isagoo tilmaamay in waqtigoodu uu ku ekaa markii ay dhammaatay doorashadii xildhibaannada golaha shacabka.<\/p>\n<p>Mar wax laga weydiiyay kala diristooda kahor in ay damacsanaayeen fasaxida kursiga hop86, wuxuu sheegay in aysan arrintaas waxba ka jirin islamarkaana wuxuu caddeeyay in kursigaas reerka iska leh ay ka tashanayaan sida laga yeelayo.<\/p>\n<p>Wuxuu kaloo caddeeyay in kursigaas uu maridoono dariiqa ay mareen kuraas doorashadooda dib uga dhacay waqtigooda iyo kuwa baaqday, iyaguna aysan haba yaraatee wax shaqo ah ku lahayn.<\/p><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyihii guddiga doorashooyinka Dadban ee Soomaaliya Muuse Geelle Yusuf ayaa soo dhoweeyay go\u2019aankii raysal wasaaraha Soomaaliya uu xalay ku kala diray guddigii dooashada dad banaa. Muuse Geelle oo BBC Soomaali la hadlayay wuxuu sheegay in guddigooda uusan jirin wax shaqo ah oo haatan u harsanaa, isagoo tilmaamay in waqtigoodu uu ku ekaa markii ay dhammaatay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":169875,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-169874","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Muuse Geelle oo dafiray inay doonayeen inay fasaxaan kursiga hop86 - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-geelle-oo-dafiray-inay-doonayeen-inay-fasaxaan-kursiga-hop86\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Muuse Geelle oo dafiray inay doonayeen inay fasaxaan kursiga hop86 - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyihii guddiga doorashooyinka Dadban ee Soomaaliya Muuse Geelle Yusuf ayaa soo dhoweeyay go\u2019aankii raysal wasaaraha Soomaaliya uu xalay ku kala diray guddigii dooashada dad banaa. Muuse Geelle oo BBC Soomaali la hadlayay wuxuu sheegay in guddigooda uusan jirin wax shaqo ah oo haatan u harsanaa, isagoo tilmaamay in waqtigoodu uu ku ekaa markii ay dhammaatay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-geelle-oo-dafiray-inay-doonayeen-inay-fasaxaan-kursiga-hop86\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-05-30T08:06:13+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2022530637894716154169379.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"356\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-geelle-oo-dafiray-inay-doonayeen-inay-fasaxaan-kursiga-hop86\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-geelle-oo-dafiray-inay-doonayeen-inay-fasaxaan-kursiga-hop86\/\",\"name\":\"Muuse Geelle oo dafiray inay doonayeen inay fasaxaan kursiga hop86 - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-geelle-oo-dafiray-inay-doonayeen-inay-fasaxaan-kursiga-hop86\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-geelle-oo-dafiray-inay-doonayeen-inay-fasaxaan-kursiga-hop86\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2022530637894716154169379.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-05-30T08:06:13+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-geelle-oo-dafiray-inay-doonayeen-inay-fasaxaan-kursiga-hop86\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-geelle-oo-dafiray-inay-doonayeen-inay-fasaxaan-kursiga-hop86\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-geelle-oo-dafiray-inay-doonayeen-inay-fasaxaan-kursiga-hop86\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2022530637894716154169379.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2022530637894716154169379.jpeg\",\"width\":660,\"height\":356},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-geelle-oo-dafiray-inay-doonayeen-inay-fasaxaan-kursiga-hop86\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Muuse Geelle oo dafiray inay doonayeen inay fasaxaan kursiga hop86\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Muuse Geelle oo dafiray inay doonayeen inay fasaxaan kursiga hop86 - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-geelle-oo-dafiray-inay-doonayeen-inay-fasaxaan-kursiga-hop86\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Muuse Geelle oo dafiray inay doonayeen inay fasaxaan kursiga hop86 - Wardoon","og_description":"Guddoomiyihii guddiga doorashooyinka Dadban ee Soomaaliya Muuse Geelle Yusuf ayaa soo dhoweeyay go\u2019aankii raysal wasaaraha Soomaaliya uu xalay ku kala diray guddigii dooashada dad banaa. Muuse Geelle oo BBC Soomaali la hadlayay wuxuu sheegay in guddigooda uusan jirin wax shaqo ah oo haatan u harsanaa, isagoo tilmaamay in waqtigoodu uu ku ekaa markii ay dhammaatay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-geelle-oo-dafiray-inay-doonayeen-inay-fasaxaan-kursiga-hop86\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-05-30T08:06:13+00:00","og_image":[{"width":660,"height":356,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2022530637894716154169379.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-geelle-oo-dafiray-inay-doonayeen-inay-fasaxaan-kursiga-hop86\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-geelle-oo-dafiray-inay-doonayeen-inay-fasaxaan-kursiga-hop86\/","name":"Muuse Geelle oo dafiray inay doonayeen inay fasaxaan kursiga hop86 - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-geelle-oo-dafiray-inay-doonayeen-inay-fasaxaan-kursiga-hop86\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-geelle-oo-dafiray-inay-doonayeen-inay-fasaxaan-kursiga-hop86\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2022530637894716154169379.jpeg","datePublished":"2022-05-30T08:06:13+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-geelle-oo-dafiray-inay-doonayeen-inay-fasaxaan-kursiga-hop86\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-geelle-oo-dafiray-inay-doonayeen-inay-fasaxaan-kursiga-hop86\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-geelle-oo-dafiray-inay-doonayeen-inay-fasaxaan-kursiga-hop86\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2022530637894716154169379.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2022530637894716154169379.jpeg","width":660,"height":356},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-geelle-oo-dafiray-inay-doonayeen-inay-fasaxaan-kursiga-hop86\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Muuse Geelle oo dafiray inay doonayeen inay fasaxaan kursiga hop86"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/169874"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=169874"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/169874\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":169876,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/169874\/revisions\/169876"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/169875"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=169874"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=169874"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=169874"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}