{"id":170579,"date":"2022-06-19T20:11:57","date_gmt":"2022-06-19T17:11:57","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=170579"},"modified":"2022-06-19T20:11:57","modified_gmt":"2022-06-19T17:11:57","slug":"kulane-jiis-oo-cidamadii-ilaalinayay-laga-qaaday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kulane-jiis-oo-cidamadii-ilaalinayay-laga-qaaday\/","title":{"rendered":"Kulane Jiis oo cidamadii ilaalinayay laga qaaday"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-170580\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Kulane-Jiis-2-scaled-1.webp\" alt=\"\" width=\"648\" height=\"470\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Kulane-Jiis-2-scaled-1.webp 648w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Kulane-Jiis-2-scaled-1-300x218.webp 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Kulane-Jiis-2-scaled-1-324x235.webp 324w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Kulane-Jiis-2-scaled-1-579x420.webp 579w\" sizes=\"(max-width: 648px) 100vw, 648px\" \/><\/p>\n<p>Xildhibaan Cabdullahi Kulane ayaa soo saaray qoraal uu ku cadeynayo in lagala noqday ilaaladiisii oo labo ka mid ah maanta la xiray, iyagoo doonaya inay garoonka Aadan Cadde diyaarad ka raacaan.<\/p>\n<p>Sidoo kale Xikdhibaan Kulane Jiis ayaa ku goodiyey in mowqifkiisa aysan ka leexi doonin cabsi gelinta uu kala kulmayo madaxda dowladda, isagoo sheegay in qorshuhu yahay in loo logo cadowga.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Taliyaha NISA mahad Salaad ayaa sheegay inay qaadi doonaan masuuliyadda wixii qalqal amni ah oo ku yimaada naftiisa.<\/p>\n<p>\u201cIn la iga qaado ilaalada waa isku day cabsi gelin oo aan guuleysaneyn iyo in la rabo in la iga dhigo mid u baylahan weerarada Al-Shabaab. Madaxweynaha iyo taliyaha NISA ayaa qaadaya mas\u2019uuliyaddaas. Waxaan doonayaa inaan adkeeyo in cabsi-gelin heerka ay doonto ha la ekaatee aysan iga hor-istaagi doonin inaan mowqifkeyga ku taagnaado,\u201d ayuu Cabdullaahi Kulane ku qoray bartiisa twitterka.<\/p>\n<p>Ilaalo ka tirsan Nabad-sugida, gaar ahaan ciidanka loo yaqaano Duufaan oo la shaqeynayay Xildhibaan Cabdullaahi Kulane oo horay uga mid ahaa Saraakiisha NISA ayaa maanta lagu xiray garoonka diyaaradaha Aadan Cadde.<\/p>\n<p>ilaaladaan ayaa fasax la\u2019aan uga dhoofi rabay garoonka, waxayna iska dhigayeen ciidan boolis ah, gaar ahaan qeybta daraawiishta, iyagoo hubeysnaa qoryaha fudud.<\/p>\n<p>wararka ayaa intaas ku dareya in askarta la xiray oo gaaraya\u00a0 labo askari ay kamid ahaayeen shan askari oo hoos tageysay Nabad-sugida qeybta guud ee gobolka Banaadir, isla markaana si leexsan ilaalo ugu ahaa Xildhibaan Cabdullaahi Kulane.<\/p>\n<p>Xildhibaannada ayaa waxaa loogu tala-galay in amnigooda ilaaliyaan ciidan boolis ah oo uu xaq u leeyahay xildhibaan kasta, waxaana loo ansixiyay xilligii baarlamaankii 9-aad.<\/p>\n<p>Askarta maanta la xiray waxaa la sheegay in markii hore laga soo qoray gobolka Gedo oo awood badan uu ku lahaa Cabdullahi Kulane, xilligii Farmaajo, balse hadda waxaa la sheegay inay doonayeen in qoryaha ay la aadaan Gedo, iyagoo aan fasax ka helin taliska guud ee NISA.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-170581\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/289465926_5414008498620400_6126347866266811725_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"621\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/289465926_5414008498620400_6126347866266811725_n.jpeg 720w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/289465926_5414008498620400_6126347866266811725_n-300x259.jpeg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/289465926_5414008498620400_6126347866266811725_n-534x462.jpeg 534w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/289465926_5414008498620400_6126347866266811725_n-696x600.jpeg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/289465926_5414008498620400_6126347866266811725_n-487x420.jpeg 487w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan Cabdullahi Kulane ayaa soo saaray qoraal uu ku cadeynayo in lagala noqday ilaaladiisii oo labo ka mid ah maanta la xiray, iyagoo doonaya inay garoonka Aadan Cadde diyaarad ka raacaan. Sidoo kale Xikdhibaan Kulane Jiis ayaa ku goodiyey in mowqifkiisa aysan ka leexi doonin cabsi gelinta uu kala kulmayo madaxda dowladda, isagoo sheegay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":170580,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-170579","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Kulane Jiis oo cidamadii ilaalinayay laga qaaday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulane-jiis-oo-cidamadii-ilaalinayay-laga-qaaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Kulane Jiis oo cidamadii ilaalinayay laga qaaday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaan Cabdullahi Kulane ayaa soo saaray qoraal uu ku cadeynayo in lagala noqday ilaaladiisii oo labo ka mid ah maanta la xiray, iyagoo doonaya inay garoonka Aadan Cadde diyaarad ka raacaan. Sidoo kale Xikdhibaan Kulane Jiis ayaa ku goodiyey in mowqifkiisa aysan ka leexi doonin cabsi gelinta uu kala kulmayo madaxda dowladda, isagoo sheegay in [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulane-jiis-oo-cidamadii-ilaalinayay-laga-qaaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-06-19T17:11:57+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Kulane-Jiis-2-scaled-1.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"648\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"470\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulane-jiis-oo-cidamadii-ilaalinayay-laga-qaaday\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulane-jiis-oo-cidamadii-ilaalinayay-laga-qaaday\/\",\"name\":\"Kulane Jiis oo cidamadii ilaalinayay laga qaaday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulane-jiis-oo-cidamadii-ilaalinayay-laga-qaaday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulane-jiis-oo-cidamadii-ilaalinayay-laga-qaaday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Kulane-Jiis-2-scaled-1.webp\",\"datePublished\":\"2022-06-19T17:11:57+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulane-jiis-oo-cidamadii-ilaalinayay-laga-qaaday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulane-jiis-oo-cidamadii-ilaalinayay-laga-qaaday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulane-jiis-oo-cidamadii-ilaalinayay-laga-qaaday\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Kulane-Jiis-2-scaled-1.webp\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Kulane-Jiis-2-scaled-1.webp\",\"width\":648,\"height\":470},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulane-jiis-oo-cidamadii-ilaalinayay-laga-qaaday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Kulane Jiis oo cidamadii ilaalinayay laga qaaday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Kulane Jiis oo cidamadii ilaalinayay laga qaaday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulane-jiis-oo-cidamadii-ilaalinayay-laga-qaaday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Kulane Jiis oo cidamadii ilaalinayay laga qaaday - Wardoon","og_description":"Xildhibaan Cabdullahi Kulane ayaa soo saaray qoraal uu ku cadeynayo in lagala noqday ilaaladiisii oo labo ka mid ah maanta la xiray, iyagoo doonaya inay garoonka Aadan Cadde diyaarad ka raacaan. Sidoo kale Xikdhibaan Kulane Jiis ayaa ku goodiyey in mowqifkiisa aysan ka leexi doonin cabsi gelinta uu kala kulmayo madaxda dowladda, isagoo sheegay in [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulane-jiis-oo-cidamadii-ilaalinayay-laga-qaaday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-06-19T17:11:57+00:00","og_image":[{"width":648,"height":470,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Kulane-Jiis-2-scaled-1.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulane-jiis-oo-cidamadii-ilaalinayay-laga-qaaday\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulane-jiis-oo-cidamadii-ilaalinayay-laga-qaaday\/","name":"Kulane Jiis oo cidamadii ilaalinayay laga qaaday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulane-jiis-oo-cidamadii-ilaalinayay-laga-qaaday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulane-jiis-oo-cidamadii-ilaalinayay-laga-qaaday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Kulane-Jiis-2-scaled-1.webp","datePublished":"2022-06-19T17:11:57+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulane-jiis-oo-cidamadii-ilaalinayay-laga-qaaday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/kulane-jiis-oo-cidamadii-ilaalinayay-laga-qaaday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulane-jiis-oo-cidamadii-ilaalinayay-laga-qaaday\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Kulane-Jiis-2-scaled-1.webp","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Kulane-Jiis-2-scaled-1.webp","width":648,"height":470},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulane-jiis-oo-cidamadii-ilaalinayay-laga-qaaday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Kulane Jiis oo cidamadii ilaalinayay laga qaaday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170579"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=170579"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170579\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":170582,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170579\/revisions\/170582"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/170580"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=170579"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=170579"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=170579"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}