{"id":170626,"date":"2022-06-21T20:29:10","date_gmt":"2022-06-21T17:29:10","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=170626"},"modified":"2022-06-21T20:29:10","modified_gmt":"2022-06-21T17:29:10","slug":"daawo-puntland-oo-xukun-dil-ah-ku-riday-amniyaadkii-al-shabaab-ee-boosaaso","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-xukun-dil-ah-ku-riday-amniyaadkii-al-shabaab-ee-boosaaso\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Puntland oo xukun dil ah ku riday Amniyaadkii Al-Shabaab ee Boosaaso"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-170606\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022621637913729038364043.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"440\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022621637913729038364043.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022621637913729038364043-300x200.jpeg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022621637913729038364043-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Maxkamadda Ciidamada qalabka ee Puntland ayaa maanta dil toogasho ah ku xukuntay 4 kamid ah shabakad katirsan Alshabaab, kuwaas oo qaraxyo iyo dilal madax jabis ah ka geysan jirey Boosaaso.<\/p>\n<p>Raggaan ayaa shalay la dhegaystay kiiskooda waxayna dhammaantood qiraal ku sheegeen inay ka dambeeyeen qaar kamid ah dambiyada lagusoo eedeeyay.<\/p>\n<p>Waxay qaar kamid ah qirteen inay fuliyeen qaraxii Bosaso lagula eegtay madaxweynaha Puntland oo ay ku geeriyoodeen labo askari iyo dilkii Suldaan Muuse Koonte oo 2019 lagu dhex dilay masaajid dhexdiisa.<\/p>\n<p>Waxay kaloo qirteen qaraxyadii ka dhacay magaalada Bosaso, sida qaraxii lagu dilay labo caaqil oo kamid ahaa ergooyinkii doorashada kursiga wasiir Jamaal.<\/p>\n<p>Maxkamadda waxay amartay in si degdeg ah lagu horkeeno eedeesanayaal kale, kuwaas oo iyagana loo haysto qaar kamid ah dambiyada raggaan lagu helay.<\/p>\n<p>Waxay maxkamaddu racfaan soddon cishe siisay ragga la xukumay oo lagu kala magacaabo, Jaamac Aadan\u00a0 Tusbaxle, Ayuub Cumar Shire, Cabdullaahi Salaad Booos Mohange iyo Maxamed Abshir Muuse Olyo.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"DEG-DEG: PUNTLAND oo xukun dil ah ku riday 5 Nin oo kamid ah Al-Shabaab\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/_pKCZgGBLhQ\" width=\"678\" height=\"381\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamadda Ciidamada qalabka ee Puntland ayaa maanta dil toogasho ah ku xukuntay 4 kamid ah shabakad katirsan Alshabaab, kuwaas oo qaraxyo iyo dilal madax jabis ah ka geysan jirey Boosaaso. Raggaan ayaa shalay la dhegaystay kiiskooda waxayna dhammaantood qiraal ku sheegeen inay ka dambeeyeen qaar kamid ah dambiyada lagusoo eedeeyay. Waxay qaar kamid ah qirteen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":170606,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-170626","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Puntland oo xukun dil ah ku riday Amniyaadkii Al-Shabaab ee Boosaaso - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-xukun-dil-ah-ku-riday-amniyaadkii-al-shabaab-ee-boosaaso\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Puntland oo xukun dil ah ku riday Amniyaadkii Al-Shabaab ee Boosaaso - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maxkamadda Ciidamada qalabka ee Puntland ayaa maanta dil toogasho ah ku xukuntay 4 kamid ah shabakad katirsan Alshabaab, kuwaas oo qaraxyo iyo dilal madax jabis ah ka geysan jirey Boosaaso. Raggaan ayaa shalay la dhegaystay kiiskooda waxayna dhammaantood qiraal ku sheegeen inay ka dambeeyeen qaar kamid ah dambiyada lagusoo eedeeyay. Waxay qaar kamid ah qirteen [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-xukun-dil-ah-ku-riday-amniyaadkii-al-shabaab-ee-boosaaso\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-06-21T17:29:10+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022621637913729038364043.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"440\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-xukun-dil-ah-ku-riday-amniyaadkii-al-shabaab-ee-boosaaso\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-xukun-dil-ah-ku-riday-amniyaadkii-al-shabaab-ee-boosaaso\/\",\"name\":\"DAAWO:-Puntland oo xukun dil ah ku riday Amniyaadkii Al-Shabaab ee Boosaaso - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-xukun-dil-ah-ku-riday-amniyaadkii-al-shabaab-ee-boosaaso\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-xukun-dil-ah-ku-riday-amniyaadkii-al-shabaab-ee-boosaaso\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022621637913729038364043.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-06-21T17:29:10+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-xukun-dil-ah-ku-riday-amniyaadkii-al-shabaab-ee-boosaaso\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-xukun-dil-ah-ku-riday-amniyaadkii-al-shabaab-ee-boosaaso\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-xukun-dil-ah-ku-riday-amniyaadkii-al-shabaab-ee-boosaaso\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022621637913729038364043.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022621637913729038364043.jpeg\",\"width\":660,\"height\":440},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-xukun-dil-ah-ku-riday-amniyaadkii-al-shabaab-ee-boosaaso\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Puntland oo xukun dil ah ku riday Amniyaadkii Al-Shabaab ee Boosaaso\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Puntland oo xukun dil ah ku riday Amniyaadkii Al-Shabaab ee Boosaaso - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-xukun-dil-ah-ku-riday-amniyaadkii-al-shabaab-ee-boosaaso\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Puntland oo xukun dil ah ku riday Amniyaadkii Al-Shabaab ee Boosaaso - Wardoon","og_description":"Maxkamadda Ciidamada qalabka ee Puntland ayaa maanta dil toogasho ah ku xukuntay 4 kamid ah shabakad katirsan Alshabaab, kuwaas oo qaraxyo iyo dilal madax jabis ah ka geysan jirey Boosaaso. Raggaan ayaa shalay la dhegaystay kiiskooda waxayna dhammaantood qiraal ku sheegeen inay ka dambeeyeen qaar kamid ah dambiyada lagusoo eedeeyay. Waxay qaar kamid ah qirteen [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-xukun-dil-ah-ku-riday-amniyaadkii-al-shabaab-ee-boosaaso\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-06-21T17:29:10+00:00","og_image":[{"width":660,"height":440,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022621637913729038364043.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-xukun-dil-ah-ku-riday-amniyaadkii-al-shabaab-ee-boosaaso\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-xukun-dil-ah-ku-riday-amniyaadkii-al-shabaab-ee-boosaaso\/","name":"DAAWO:-Puntland oo xukun dil ah ku riday Amniyaadkii Al-Shabaab ee Boosaaso - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-xukun-dil-ah-ku-riday-amniyaadkii-al-shabaab-ee-boosaaso\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-xukun-dil-ah-ku-riday-amniyaadkii-al-shabaab-ee-boosaaso\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022621637913729038364043.jpeg","datePublished":"2022-06-21T17:29:10+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-xukun-dil-ah-ku-riday-amniyaadkii-al-shabaab-ee-boosaaso\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-xukun-dil-ah-ku-riday-amniyaadkii-al-shabaab-ee-boosaaso\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-xukun-dil-ah-ku-riday-amniyaadkii-al-shabaab-ee-boosaaso\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022621637913729038364043.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022621637913729038364043.jpeg","width":660,"height":440},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-xukun-dil-ah-ku-riday-amniyaadkii-al-shabaab-ee-boosaaso\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Puntland oo xukun dil ah ku riday Amniyaadkii Al-Shabaab ee Boosaaso"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170626"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=170626"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170626\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":170627,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170626\/revisions\/170627"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/170606"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=170626"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=170626"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=170626"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}