{"id":170672,"date":"2022-06-24T12:49:20","date_gmt":"2022-06-24T09:49:20","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=170672"},"modified":"2022-06-24T12:49:20","modified_gmt":"2022-06-24T09:49:20","slug":"telefishinka-channel-4-oo-laga-dalbaday-inuu-hawada-kasaaro-xayaysiinta-alshabaabvideo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/telefishinka-channel-4-oo-laga-dalbaday-inuu-hawada-kasaaro-xayaysiinta-alshabaabvideo\/","title":{"rendered":"Telefishinka Channel 4 oo laga dalbaday inuu hawada kasaaro xayaysiinta Alshabaab+VIDEO"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-170673\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022624637916298283631921.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"323\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022624637916298283631921.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022624637916298283631921-300x147.jpeg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022624637916298283631921-324x160.jpeg 324w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022624637916298283631921-533x261.jpeg 533w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Telefishinka Channel 4 ee laga leeyahay dalka UK, ayaa la kulmay in ka badan 100 cabasho ah oo ka dhan ah barnaamij weriye Jamaal Cismaan uu dhawaan ka diyaariyay ururka Al-Shabaab.<\/p>\n<div align=\"justify\">\n<p>Qaar ka mid ah dadka ka xumaaday barnaamijkan, ayaa ku andacooday inuu barnaamjikaas ahaa mid kor loogu qaadayay dadkana lagu jecleysiinayay fikradaha khatarta ah ee ururka Alshabaab.<\/p>\n<p>Dadka barnaamijkan kasoo horjeeda ayaa saxiixay codsi ku aadan in barmaamijkan gebi ahaanba la tirtiro, iyagoo sheegay in baahintiisa aanay kaliya dhaawac ku ahayn sawirka Soomaaliya, laakiin ay dhibaato ku tahay dadka Al-Shabaab dhibaateeyeen.<\/p>\n<p>Todobaadkii hore, weriyaha Channel 4 News, Jamaal Cismaan, ayaa waxa uu helay muuqaal naadir ah oo uu ka sameeyay dhulka Al Shabaab ka taliso, waxaana uu u safray magaalada Jilib oo lagu tilmaamo caasimadooda Alshabaab.<\/p>\n<p>Ka dib markii la sii daayay muuqaallada, daawadayaasha qaar ayaa aad uga carooday, iyagoo aaminsan in wariyaha uu si qaldan uga hadlay sawirka Soomaaliya, isagoo sheegay in saddex meelood meel kamid ah Soomaaliya ay gacanta ku hayaan ururka Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Channel 4 News ayaa bayaan ay soo saartay ku difaacday Jamaal Cusmaan, waxayna sheegeen in weriyahoodu uu sameeyay warbixin adag oo kasoo waramaysay waxa ka socda gudaha Alshabaab, ayna ku garab taagan yihiin shaqada uu qabtay.<\/p>\n<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fsaabtv%2Fvideos%2F1156822848225705%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Telefishinka Channel 4 ee laga leeyahay dalka UK, ayaa la kulmay in ka badan 100 cabasho ah oo ka dhan ah barnaamij weriye Jamaal Cismaan uu dhawaan ka diyaariyay ururka Al-Shabaab. Qaar ka mid ah dadka ka xumaaday barnaamijkan, ayaa ku andacooday inuu barnaamjikaas ahaa mid kor loogu qaadayay dadkana lagu jecleysiinayay fikradaha khatarta ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":170673,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-170672","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Telefishinka Channel 4 oo laga dalbaday inuu hawada kasaaro xayaysiinta Alshabaab+VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/telefishinka-channel-4-oo-laga-dalbaday-inuu-hawada-kasaaro-xayaysiinta-alshabaabvideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Telefishinka Channel 4 oo laga dalbaday inuu hawada kasaaro xayaysiinta Alshabaab+VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Telefishinka Channel 4 ee laga leeyahay dalka UK, ayaa la kulmay in ka badan 100 cabasho ah oo ka dhan ah barnaamij weriye Jamaal Cismaan uu dhawaan ka diyaariyay ururka Al-Shabaab. Qaar ka mid ah dadka ka xumaaday barnaamijkan, ayaa ku andacooday inuu barnaamjikaas ahaa mid kor loogu qaadayay dadkana lagu jecleysiinayay fikradaha khatarta ah [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/telefishinka-channel-4-oo-laga-dalbaday-inuu-hawada-kasaaro-xayaysiinta-alshabaabvideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-06-24T09:49:20+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022624637916298283631921.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"323\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/telefishinka-channel-4-oo-laga-dalbaday-inuu-hawada-kasaaro-xayaysiinta-alshabaabvideo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/telefishinka-channel-4-oo-laga-dalbaday-inuu-hawada-kasaaro-xayaysiinta-alshabaabvideo\/\",\"name\":\"Telefishinka Channel 4 oo laga dalbaday inuu hawada kasaaro xayaysiinta Alshabaab+VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/telefishinka-channel-4-oo-laga-dalbaday-inuu-hawada-kasaaro-xayaysiinta-alshabaabvideo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/telefishinka-channel-4-oo-laga-dalbaday-inuu-hawada-kasaaro-xayaysiinta-alshabaabvideo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022624637916298283631921.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-06-24T09:49:20+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/telefishinka-channel-4-oo-laga-dalbaday-inuu-hawada-kasaaro-xayaysiinta-alshabaabvideo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/telefishinka-channel-4-oo-laga-dalbaday-inuu-hawada-kasaaro-xayaysiinta-alshabaabvideo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/telefishinka-channel-4-oo-laga-dalbaday-inuu-hawada-kasaaro-xayaysiinta-alshabaabvideo\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022624637916298283631921.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022624637916298283631921.jpeg\",\"width\":660,\"height\":323},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/telefishinka-channel-4-oo-laga-dalbaday-inuu-hawada-kasaaro-xayaysiinta-alshabaabvideo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Telefishinka Channel 4 oo laga dalbaday inuu hawada kasaaro xayaysiinta Alshabaab+VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Telefishinka Channel 4 oo laga dalbaday inuu hawada kasaaro xayaysiinta Alshabaab+VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/telefishinka-channel-4-oo-laga-dalbaday-inuu-hawada-kasaaro-xayaysiinta-alshabaabvideo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Telefishinka Channel 4 oo laga dalbaday inuu hawada kasaaro xayaysiinta Alshabaab+VIDEO - Wardoon","og_description":"Telefishinka Channel 4 ee laga leeyahay dalka UK, ayaa la kulmay in ka badan 100 cabasho ah oo ka dhan ah barnaamij weriye Jamaal Cismaan uu dhawaan ka diyaariyay ururka Al-Shabaab. Qaar ka mid ah dadka ka xumaaday barnaamijkan, ayaa ku andacooday inuu barnaamjikaas ahaa mid kor loogu qaadayay dadkana lagu jecleysiinayay fikradaha khatarta ah [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/telefishinka-channel-4-oo-laga-dalbaday-inuu-hawada-kasaaro-xayaysiinta-alshabaabvideo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-06-24T09:49:20+00:00","og_image":[{"width":660,"height":323,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022624637916298283631921.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/telefishinka-channel-4-oo-laga-dalbaday-inuu-hawada-kasaaro-xayaysiinta-alshabaabvideo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/telefishinka-channel-4-oo-laga-dalbaday-inuu-hawada-kasaaro-xayaysiinta-alshabaabvideo\/","name":"Telefishinka Channel 4 oo laga dalbaday inuu hawada kasaaro xayaysiinta Alshabaab+VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/telefishinka-channel-4-oo-laga-dalbaday-inuu-hawada-kasaaro-xayaysiinta-alshabaabvideo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/telefishinka-channel-4-oo-laga-dalbaday-inuu-hawada-kasaaro-xayaysiinta-alshabaabvideo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022624637916298283631921.jpeg","datePublished":"2022-06-24T09:49:20+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/telefishinka-channel-4-oo-laga-dalbaday-inuu-hawada-kasaaro-xayaysiinta-alshabaabvideo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/telefishinka-channel-4-oo-laga-dalbaday-inuu-hawada-kasaaro-xayaysiinta-alshabaabvideo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/telefishinka-channel-4-oo-laga-dalbaday-inuu-hawada-kasaaro-xayaysiinta-alshabaabvideo\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022624637916298283631921.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022624637916298283631921.jpeg","width":660,"height":323},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/telefishinka-channel-4-oo-laga-dalbaday-inuu-hawada-kasaaro-xayaysiinta-alshabaabvideo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Telefishinka Channel 4 oo laga dalbaday inuu hawada kasaaro xayaysiinta Alshabaab+VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170672"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=170672"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170672\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":170674,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170672\/revisions\/170674"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/170673"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=170672"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=170672"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=170672"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}