{"id":170675,"date":"2022-06-24T12:52:52","date_gmt":"2022-06-24T09:52:52","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=170675"},"modified":"2022-06-24T12:52:52","modified_gmt":"2022-06-24T09:52:52","slug":"oromada-daacish-ah-oo-lagu-qabtay-puntland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/oromada-daacish-ah-oo-lagu-qabtay-puntland\/","title":{"rendered":"Oromada daacish ah oo lagu qabtay Puntland"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-170676\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022624637916440713809962.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"373\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022624637916440713809962.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022624637916440713809962-300x170.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Kadib howlgal gaar ah oo ay sameeyeen Ciiddamada PSF-ta Puntland ayaa waxaa la sheegay inay gacanta ku dhigeen Saddex rag ah oo kasoo jeeda qowmiyada Oromada ee degta Itoobiya, kuwaas oo Puntland sheegtay inay katirsan yihiin Kooxda Daacish-ta Soomaaliya.<\/p>\n<p>War kasoo baxay Ciidamada PSF ayaa lagu sheegay in Raggan Saddexda ah la qabtay xilli ay ku sugnaayeen dhulka Buuraleyda ah ee Timiro oo katirsan Gobolka Bari , iyaga oo doonayay inay Sahay iyo Qalab Ciidan u geeyaan Xubno kale oo katirsan Kooxda Daacish, kuwaas oo kusugan Dhulka Buuraleyda ah.<\/p>\n<p>Sidoo kale warka kasoo baxay Ciidamada PSF ayaa waxaa lagu sheegeen in\u00a0raggaan ay qeyb ka yihiin 7 nin oo xogtooda horey loo hayay, kuwaas oo la ogaaday inay katirsan yihiin Kooxda Daacish ee ka dagaalanta Buuraleyda Gobolka Bari.<\/p>\n<p>Sidoo kale PSF waxaa ay sheegtay in Saddexda ragga ah baaris dheer oo lagu sameeyay kadib ay qirteen kamid ahaanshaha Kooxda Daacish una gudbin jireen Sahayda iyo Agabka kale oo ay u baahan yihiin.<\/p>\n<p>Magacyada raggan iyo kuwa ka maqan gacanta ciidanka, ayaa la baahiyay, iyadoo la sheegay inay dhamaantood yihiin dadka Oromada ah ee tahriibka ku tagay magaalada Boosaaso.<\/p>\n<p>Degaano badan oo katirsan Dhulka Buuraleyda ah ee Gobolka Bari ayaa waxaa ku sugan Xubno ka kala tirsan Al-Shabaab iyo Kooxda Daacish, waxaana mararka qaar ay weeraro la beegsadaan Ciidamada Puntland.<\/p>\n<div class=\"td-a-rec td-a-rec-id-content_bottom  tdi_73 td_block_template_1\">\n<div id=\"taboola-below-article-thumbnails\" class=\" trc_related_container trc_spotlight_widget tbl-feed-container tbl-feed-frame-DIVIDER  render-late-effect\" data-feed-container-num=\"1\" data-feed-main-container-id=\"taboola-below-article-thumbnails\" data-parent-placement-name=\"Below Article Thumbnails\" data-pub-lang=\"en\">\n<div class=\" tbl-feed-header tbl-logo-right-position\">\n<div class=\"tbl-feed-header-logo\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kadib howlgal gaar ah oo ay sameeyeen Ciiddamada PSF-ta Puntland ayaa waxaa la sheegay inay gacanta ku dhigeen Saddex rag ah oo kasoo jeeda qowmiyada Oromada ee degta Itoobiya, kuwaas oo Puntland sheegtay inay katirsan yihiin Kooxda Daacish-ta Soomaaliya. War kasoo baxay Ciidamada PSF ayaa lagu sheegay in Raggan Saddexda ah la qabtay xilli ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":170676,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-170675","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Oromada daacish ah oo lagu qabtay Puntland - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/oromada-daacish-ah-oo-lagu-qabtay-puntland\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Oromada daacish ah oo lagu qabtay Puntland - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Kadib howlgal gaar ah oo ay sameeyeen Ciiddamada PSF-ta Puntland ayaa waxaa la sheegay inay gacanta ku dhigeen Saddex rag ah oo kasoo jeeda qowmiyada Oromada ee degta Itoobiya, kuwaas oo Puntland sheegtay inay katirsan yihiin Kooxda Daacish-ta Soomaaliya. War kasoo baxay Ciidamada PSF ayaa lagu sheegay in Raggan Saddexda ah la qabtay xilli ay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/oromada-daacish-ah-oo-lagu-qabtay-puntland\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-06-24T09:52:52+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022624637916440713809962.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"373\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/oromada-daacish-ah-oo-lagu-qabtay-puntland\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/oromada-daacish-ah-oo-lagu-qabtay-puntland\/\",\"name\":\"Oromada daacish ah oo lagu qabtay Puntland - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/oromada-daacish-ah-oo-lagu-qabtay-puntland\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/oromada-daacish-ah-oo-lagu-qabtay-puntland\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022624637916440713809962.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-06-24T09:52:52+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/oromada-daacish-ah-oo-lagu-qabtay-puntland\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/oromada-daacish-ah-oo-lagu-qabtay-puntland\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/oromada-daacish-ah-oo-lagu-qabtay-puntland\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022624637916440713809962.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022624637916440713809962.jpeg\",\"width\":660,\"height\":373},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/oromada-daacish-ah-oo-lagu-qabtay-puntland\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Oromada daacish ah oo lagu qabtay Puntland\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Oromada daacish ah oo lagu qabtay Puntland - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/oromada-daacish-ah-oo-lagu-qabtay-puntland\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Oromada daacish ah oo lagu qabtay Puntland - Wardoon","og_description":"Kadib howlgal gaar ah oo ay sameeyeen Ciiddamada PSF-ta Puntland ayaa waxaa la sheegay inay gacanta ku dhigeen Saddex rag ah oo kasoo jeeda qowmiyada Oromada ee degta Itoobiya, kuwaas oo Puntland sheegtay inay katirsan yihiin Kooxda Daacish-ta Soomaaliya. War kasoo baxay Ciidamada PSF ayaa lagu sheegay in Raggan Saddexda ah la qabtay xilli ay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/oromada-daacish-ah-oo-lagu-qabtay-puntland\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-06-24T09:52:52+00:00","og_image":[{"width":660,"height":373,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022624637916440713809962.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/oromada-daacish-ah-oo-lagu-qabtay-puntland\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/oromada-daacish-ah-oo-lagu-qabtay-puntland\/","name":"Oromada daacish ah oo lagu qabtay Puntland - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/oromada-daacish-ah-oo-lagu-qabtay-puntland\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/oromada-daacish-ah-oo-lagu-qabtay-puntland\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022624637916440713809962.jpeg","datePublished":"2022-06-24T09:52:52+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/oromada-daacish-ah-oo-lagu-qabtay-puntland\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/oromada-daacish-ah-oo-lagu-qabtay-puntland\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/oromada-daacish-ah-oo-lagu-qabtay-puntland\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022624637916440713809962.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022624637916440713809962.jpeg","width":660,"height":373},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/oromada-daacish-ah-oo-lagu-qabtay-puntland\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Oromada daacish ah oo lagu qabtay Puntland"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170675"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=170675"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170675\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":170677,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170675\/revisions\/170677"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/170676"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=170675"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=170675"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=170675"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}