{"id":170934,"date":"2022-07-04T12:20:03","date_gmt":"2022-07-04T09:20:03","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=170934"},"modified":"2022-07-04T12:20:03","modified_gmt":"2022-07-04T09:20:03","slug":"baarlamaanka-puntland-oo-diidey-golaha-maxkamadda-sare","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-puntland-oo-diidey-golaha-maxkamadda-sare\/","title":{"rendered":"Baarlamaanka Puntland oo diidey Golaha Maxkamadda Sare"},"content":{"rendered":"<p>Xildhibaanada Baarlamaanka dowlad goboleedka Puntland ayaa maanta diiday in ay ansixiyaan oo codka kalsoonida siiyaan golaha Maxkamadda sare ee Puntland, uu dhawwaan Magacaabay Madaxweyne Siciid Deni.<\/p>\n<p>Kulanka maanta lagu horgeeyay Baarlamaanka Puntland golaha Maxkamadda sare waxaa goobjoog ka ahaa 43-xildhibaan, waxaana diiday in ay ansixiyaan golaha Maxkamada sare 23-Xildhibaan, waxaa ogolaatay 11-Xildhibaan halka 9-xildhibaan ka aamuseen.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha golaha Wakiilada Puntland oo guddoominayay kulanka Xildhibaanada ayaa sheegay in xildhibaanada codka kalsoonida u diideen golaha Maxkamadda sare, waxa uuna Madaxweyne Deni ka codsaday in mar kale soo dhiso golaga Maxkamadda sare.<\/p>\n<p>Madaxweyne Deni ninka uu u magacaabay guddoomiyaha Maxkamadda sare Axmed Taaraan ayaa horey u diiday in uu hortago golaha wakiiladda Puntland, isaga oo aaminsanaa in aysan codka kalsoonida siineyn.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaanada Baarlamaanka dowlad goboleedka Puntland ayaa maanta diiday in ay ansixiyaan oo codka kalsoonida siiyaan golaha Maxkamadda sare ee Puntland, uu dhawwaan Magacaabay Madaxweyne Siciid Deni. Kulanka maanta lagu horgeeyay Baarlamaanka Puntland golaha Maxkamadda sare waxaa goobjoog ka ahaa 43-xildhibaan, waxaana diiday in ay ansixiyaan golaha Maxkamada sare 23-Xildhibaan, waxaa ogolaatay 11-Xildhibaan halka 9-xildhibaan ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":170935,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-170934","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Baarlamaanka Puntland oo diidey Golaha Maxkamadda Sare - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-puntland-oo-diidey-golaha-maxkamadda-sare\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Baarlamaanka Puntland oo diidey Golaha Maxkamadda Sare - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaanada Baarlamaanka dowlad goboleedka Puntland ayaa maanta diiday in ay ansixiyaan oo codka kalsoonida siiyaan golaha Maxkamadda sare ee Puntland, uu dhawwaan Magacaabay Madaxweyne Siciid Deni. Kulanka maanta lagu horgeeyay Baarlamaanka Puntland golaha Maxkamadda sare waxaa goobjoog ka ahaa 43-xildhibaan, waxaana diiday in ay ansixiyaan golaha Maxkamada sare 23-Xildhibaan, waxaa ogolaatay 11-Xildhibaan halka 9-xildhibaan ka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-puntland-oo-diidey-golaha-maxkamadda-sare\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-07-04T09:20:03+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/maxresdefault.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-puntland-oo-diidey-golaha-maxkamadda-sare\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-puntland-oo-diidey-golaha-maxkamadda-sare\/\",\"name\":\"Baarlamaanka Puntland oo diidey Golaha Maxkamadda Sare - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-puntland-oo-diidey-golaha-maxkamadda-sare\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-puntland-oo-diidey-golaha-maxkamadda-sare\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/maxresdefault.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-07-04T09:20:03+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-puntland-oo-diidey-golaha-maxkamadda-sare\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-puntland-oo-diidey-golaha-maxkamadda-sare\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-puntland-oo-diidey-golaha-maxkamadda-sare\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/maxresdefault.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/maxresdefault.jpeg\",\"width\":1280,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-puntland-oo-diidey-golaha-maxkamadda-sare\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Baarlamaanka Puntland oo diidey Golaha Maxkamadda Sare\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Baarlamaanka Puntland oo diidey Golaha Maxkamadda Sare - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-puntland-oo-diidey-golaha-maxkamadda-sare\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Baarlamaanka Puntland oo diidey Golaha Maxkamadda Sare - Wardoon","og_description":"Xildhibaanada Baarlamaanka dowlad goboleedka Puntland ayaa maanta diiday in ay ansixiyaan oo codka kalsoonida siiyaan golaha Maxkamadda sare ee Puntland, uu dhawwaan Magacaabay Madaxweyne Siciid Deni. Kulanka maanta lagu horgeeyay Baarlamaanka Puntland golaha Maxkamadda sare waxaa goobjoog ka ahaa 43-xildhibaan, waxaana diiday in ay ansixiyaan golaha Maxkamada sare 23-Xildhibaan, waxaa ogolaatay 11-Xildhibaan halka 9-xildhibaan ka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-puntland-oo-diidey-golaha-maxkamadda-sare\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-07-04T09:20:03+00:00","og_image":[{"width":1280,"height":720,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/maxresdefault.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-puntland-oo-diidey-golaha-maxkamadda-sare\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-puntland-oo-diidey-golaha-maxkamadda-sare\/","name":"Baarlamaanka Puntland oo diidey Golaha Maxkamadda Sare - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-puntland-oo-diidey-golaha-maxkamadda-sare\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-puntland-oo-diidey-golaha-maxkamadda-sare\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/maxresdefault.jpeg","datePublished":"2022-07-04T09:20:03+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-puntland-oo-diidey-golaha-maxkamadda-sare\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-puntland-oo-diidey-golaha-maxkamadda-sare\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-puntland-oo-diidey-golaha-maxkamadda-sare\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/maxresdefault.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/maxresdefault.jpeg","width":1280,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-puntland-oo-diidey-golaha-maxkamadda-sare\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Baarlamaanka Puntland oo diidey Golaha Maxkamadda Sare"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170934"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=170934"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170934\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":170936,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170934\/revisions\/170936"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/170935"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=170934"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=170934"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=170934"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}