{"id":171300,"date":"2022-07-13T11:52:23","date_gmt":"2022-07-13T08:52:23","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=171300"},"modified":"2022-07-13T11:52:23","modified_gmt":"2022-07-13T08:52:23","slug":"uk-oo-sheegtay-inaysan-dhalashada-kala-laaban-doonin-mo-farah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/uk-oo-sheegtay-inaysan-dhalashada-kala-laaban-doonin-mo-farah\/","title":{"rendered":"UK oo sheegtay inaysan dhalashada kala laaban doonin MO Farah"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-171301\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022713637932803003579346.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022713637932803003579346.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022713637932803003579346-300x169.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Orodyahanka Mo Farah ayaa sheegay in uu ku faraxsan yahay in wasaaradda arrimaha gudaha ee Uk aysan wax tallaabo ah ka qaadidoonin isaga, ka dib markii uu shaaca ka qaaday in tahriib lagu geeyay dalkaas xilligii carruurnimadiisii.<\/p>\n<p>Xiddigga afarta jeer ku guulaystay Olombikada adduunka ayaa Isniintii shaaca ka qaaday in magaciisa saxda ah uu yahay Xuseen Cabdi Kaahin, balse uu dhalashada Ingiriiska ku qaatay magaca Maxamed Faarax.<\/p>\n<p>Maxamed Faarax ayaa ahaa magaca ay u bixiyeen dadkii sida sharci darada ah ku soo galiyay UK.<\/p>\n<p>Wasaarada Arimaha gudaha ayaa sheegtay in aysan baari doonin Sir Mo Farah.<\/p>\n<p>&#8220;Kani waa dalkaygii. Haddii aysan ahaan lahayn [macallimka PE-ga] Alan iyo dadka i taageerayay carruurnimadaydii oo dhan, markaas waxaa laga yaabaa inaan xitaa dhiirranaan u yeelan lahayn inaan tan sameeyo,\u201d ayuu yiri Mo Farah.<\/p>\n<p>Sarkaal ka tirsan wasaaradda arrimaha gudaha dowladda UK ayaa sheegay in aysan wax tallaabo ah ka qaadi doonin dhalashada Sir Mo Farah, maadaama carruurnimadiisii lagu sameeyay magac beddelka.<\/p>\n<p>Sharci ahaan, UK waxay qofka kala noqon kartaa dhalashadiisa haddii lagu helay khiyaano.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Orodyahanka Mo Farah ayaa sheegay in uu ku faraxsan yahay in wasaaradda arrimaha gudaha ee Uk aysan wax tallaabo ah ka qaadidoonin isaga, ka dib markii uu shaaca ka qaaday in tahriib lagu geeyay dalkaas xilligii carruurnimadiisii. Xiddigga afarta jeer ku guulaystay Olombikada adduunka ayaa Isniintii shaaca ka qaaday in magaciisa saxda ah uu yahay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":171301,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-171300","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>UK oo sheegtay inaysan dhalashada kala laaban doonin MO Farah - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/uk-oo-sheegtay-inaysan-dhalashada-kala-laaban-doonin-mo-farah\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"UK oo sheegtay inaysan dhalashada kala laaban doonin MO Farah - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Orodyahanka Mo Farah ayaa sheegay in uu ku faraxsan yahay in wasaaradda arrimaha gudaha ee Uk aysan wax tallaabo ah ka qaadidoonin isaga, ka dib markii uu shaaca ka qaaday in tahriib lagu geeyay dalkaas xilligii carruurnimadiisii. Xiddigga afarta jeer ku guulaystay Olombikada adduunka ayaa Isniintii shaaca ka qaaday in magaciisa saxda ah uu yahay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/uk-oo-sheegtay-inaysan-dhalashada-kala-laaban-doonin-mo-farah\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-07-13T08:52:23+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022713637932803003579346.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"371\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/uk-oo-sheegtay-inaysan-dhalashada-kala-laaban-doonin-mo-farah\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/uk-oo-sheegtay-inaysan-dhalashada-kala-laaban-doonin-mo-farah\/\",\"name\":\"UK oo sheegtay inaysan dhalashada kala laaban doonin MO Farah - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/uk-oo-sheegtay-inaysan-dhalashada-kala-laaban-doonin-mo-farah\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/uk-oo-sheegtay-inaysan-dhalashada-kala-laaban-doonin-mo-farah\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022713637932803003579346.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-07-13T08:52:23+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/uk-oo-sheegtay-inaysan-dhalashada-kala-laaban-doonin-mo-farah\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/uk-oo-sheegtay-inaysan-dhalashada-kala-laaban-doonin-mo-farah\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/uk-oo-sheegtay-inaysan-dhalashada-kala-laaban-doonin-mo-farah\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022713637932803003579346.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022713637932803003579346.jpeg\",\"width\":660,\"height\":371},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/uk-oo-sheegtay-inaysan-dhalashada-kala-laaban-doonin-mo-farah\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"UK oo sheegtay inaysan dhalashada kala laaban doonin MO Farah\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"UK oo sheegtay inaysan dhalashada kala laaban doonin MO Farah - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/uk-oo-sheegtay-inaysan-dhalashada-kala-laaban-doonin-mo-farah\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"UK oo sheegtay inaysan dhalashada kala laaban doonin MO Farah - Wardoon","og_description":"Orodyahanka Mo Farah ayaa sheegay in uu ku faraxsan yahay in wasaaradda arrimaha gudaha ee Uk aysan wax tallaabo ah ka qaadidoonin isaga, ka dib markii uu shaaca ka qaaday in tahriib lagu geeyay dalkaas xilligii carruurnimadiisii. Xiddigga afarta jeer ku guulaystay Olombikada adduunka ayaa Isniintii shaaca ka qaaday in magaciisa saxda ah uu yahay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/uk-oo-sheegtay-inaysan-dhalashada-kala-laaban-doonin-mo-farah\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-07-13T08:52:23+00:00","og_image":[{"width":660,"height":371,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022713637932803003579346.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/uk-oo-sheegtay-inaysan-dhalashada-kala-laaban-doonin-mo-farah\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/uk-oo-sheegtay-inaysan-dhalashada-kala-laaban-doonin-mo-farah\/","name":"UK oo sheegtay inaysan dhalashada kala laaban doonin MO Farah - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/uk-oo-sheegtay-inaysan-dhalashada-kala-laaban-doonin-mo-farah\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/uk-oo-sheegtay-inaysan-dhalashada-kala-laaban-doonin-mo-farah\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022713637932803003579346.jpeg","datePublished":"2022-07-13T08:52:23+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/uk-oo-sheegtay-inaysan-dhalashada-kala-laaban-doonin-mo-farah\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/uk-oo-sheegtay-inaysan-dhalashada-kala-laaban-doonin-mo-farah\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/uk-oo-sheegtay-inaysan-dhalashada-kala-laaban-doonin-mo-farah\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022713637932803003579346.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022713637932803003579346.jpeg","width":660,"height":371},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/uk-oo-sheegtay-inaysan-dhalashada-kala-laaban-doonin-mo-farah\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"UK oo sheegtay inaysan dhalashada kala laaban doonin MO Farah"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/171300"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=171300"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/171300\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":171302,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/171300\/revisions\/171302"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/171301"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=171300"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=171300"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=171300"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}