{"id":171308,"date":"2022-07-13T18:00:35","date_gmt":"2022-07-13T15:00:35","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=171308"},"modified":"2022-07-13T18:00:35","modified_gmt":"2022-07-13T15:00:35","slug":"farmaajo-iyo-netanyahu-ay-si-qarsoodi-ah-u-kulmay-sannadkii-2020","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-netanyahu-ay-si-qarsoodi-ah-u-kulmay-sannadkii-2020\/","title":{"rendered":"Farmaajo iyo Netanyahu ay si qarsoodi ah u kulmay sannadkii 2020"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-171309\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-13-at-15.59.32.png\" alt=\"\" width=\"1250\" height=\"1242\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-13-at-15.59.32.png 1250w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-13-at-15.59.32-300x298.png 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-13-at-15.59.32-1024x1017.png 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-13-at-15.59.32-150x150.png 150w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-13-at-15.59.32-768x763.png 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-13-at-15.59.32-696x692.png 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-13-at-15.59.32-1068x1061.png 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-13-at-15.59.32-423x420.png 423w\" sizes=\"(max-width: 1250px) 100vw, 1250px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa horraantii sanadkii 2020 kulan qarsoodi ah la qaatay Ra\u2019iisul Wasaarihii dalka Israaiil Benjamin Netanyahu, sida uu qoray wargeyska Times of Israel.<\/p>\n<p>Wargeyska oo soo xiganayay diblomaasi hore oo wax ka ogaa safarkaas, ayaa sheegay in madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu bishii February ee sanadkaas u duulay magaalada Quddus isaga oo la socday ergayga gaarka ah ee Somaaaliya ee geeska Afrika, Badda Cas iyo gacanka Cadmeed, Balal Maxamed Cusmaan.<\/p>\n<p>Sida uu wargeysku ku warramay, labada mas\u2019uul ayaa ka wada hadlay suurtagalnimada in xiriir ay yeeshaan labada dal. Laakiin dadaalladaas ma uusan taageerin madaxweynihii Mareykanka ee xilligaas Donald Trump, kaasoo aan dooneyn in Soomaaliya lagu daro dadaallada gobolka ee loogu magac daray heshiiskii Abraham.<\/p>\n<p>Sida laga soo xigtay diblumaasiga, Farmaajo waxa uu sidoo kale faray safiirka Soomaaliya ee Switzerland, Faadumo Cabdullaahi Maxamuud, in ay ka aamusto codbixintii Golaha Xuquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobay ee 2019 ee Israa\u2019iil ku cambaareysay haysashada Buuraha Golan.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya ayaa mar dambe beddeshay mowqifkeedii ku aadanaa arrintaas, iyadoo sheegtay in dhulka buuralayda Golan uu yahay dhul Suuriya ay leedahay oo Israa\u2019iil ay xoog iyo sharci darro ku heysato.<\/p>\n<p>Wargeyska warkan daabacay oo kamid ah wargeysyada ugu afka dheer dalka Israaiil, ayaa dhawaan qoray in madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheikh uu qorsheynayo inuu barlamaanka Soomaaliya kala hadlo xiriirka Israaiil.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/www.timesofisrael.com\/somali-leader-who-met-netanyahu-returns-to-power-and-some-see-hope-of-normalization\/\"><span style=\"color: #ff0000;\"><strong>HALKAN KA AQRI SHEEKADAAN<\/strong><\/span><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa horraantii sanadkii 2020 kulan qarsoodi ah la qaatay Ra\u2019iisul Wasaarihii dalka Israaiil Benjamin Netanyahu, sida uu qoray wargeyska Times of Israel. Wargeyska oo soo xiganayay diblomaasi hore oo wax ka ogaa safarkaas, ayaa sheegay in madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu bishii February ee sanadkaas u duulay magaalada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":171309,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-171308","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Farmaajo iyo Netanyahu ay si qarsoodi ah u kulmay sannadkii 2020 - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-netanyahu-ay-si-qarsoodi-ah-u-kulmay-sannadkii-2020\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Farmaajo iyo Netanyahu ay si qarsoodi ah u kulmay sannadkii 2020 - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa horraantii sanadkii 2020 kulan qarsoodi ah la qaatay Ra\u2019iisul Wasaarihii dalka Israaiil Benjamin Netanyahu, sida uu qoray wargeyska Times of Israel. Wargeyska oo soo xiganayay diblomaasi hore oo wax ka ogaa safarkaas, ayaa sheegay in madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu bishii February ee sanadkaas u duulay magaalada [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-netanyahu-ay-si-qarsoodi-ah-u-kulmay-sannadkii-2020\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-07-13T15:00:35+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-13-at-15.59.32.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1250\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1242\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-netanyahu-ay-si-qarsoodi-ah-u-kulmay-sannadkii-2020\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-netanyahu-ay-si-qarsoodi-ah-u-kulmay-sannadkii-2020\/\",\"name\":\"Farmaajo iyo Netanyahu ay si qarsoodi ah u kulmay sannadkii 2020 - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-netanyahu-ay-si-qarsoodi-ah-u-kulmay-sannadkii-2020\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-netanyahu-ay-si-qarsoodi-ah-u-kulmay-sannadkii-2020\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-13-at-15.59.32.png\",\"datePublished\":\"2022-07-13T15:00:35+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-netanyahu-ay-si-qarsoodi-ah-u-kulmay-sannadkii-2020\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-netanyahu-ay-si-qarsoodi-ah-u-kulmay-sannadkii-2020\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-netanyahu-ay-si-qarsoodi-ah-u-kulmay-sannadkii-2020\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-13-at-15.59.32.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-13-at-15.59.32.png\",\"width\":1250,\"height\":1242},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-netanyahu-ay-si-qarsoodi-ah-u-kulmay-sannadkii-2020\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Farmaajo iyo Netanyahu ay si qarsoodi ah u kulmay sannadkii 2020\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Farmaajo iyo Netanyahu ay si qarsoodi ah u kulmay sannadkii 2020 - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-netanyahu-ay-si-qarsoodi-ah-u-kulmay-sannadkii-2020\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Farmaajo iyo Netanyahu ay si qarsoodi ah u kulmay sannadkii 2020 - Wardoon","og_description":"Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa horraantii sanadkii 2020 kulan qarsoodi ah la qaatay Ra\u2019iisul Wasaarihii dalka Israaiil Benjamin Netanyahu, sida uu qoray wargeyska Times of Israel. Wargeyska oo soo xiganayay diblomaasi hore oo wax ka ogaa safarkaas, ayaa sheegay in madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu bishii February ee sanadkaas u duulay magaalada [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-netanyahu-ay-si-qarsoodi-ah-u-kulmay-sannadkii-2020\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-07-13T15:00:35+00:00","og_image":[{"width":1250,"height":1242,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-13-at-15.59.32.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-netanyahu-ay-si-qarsoodi-ah-u-kulmay-sannadkii-2020\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-netanyahu-ay-si-qarsoodi-ah-u-kulmay-sannadkii-2020\/","name":"Farmaajo iyo Netanyahu ay si qarsoodi ah u kulmay sannadkii 2020 - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-netanyahu-ay-si-qarsoodi-ah-u-kulmay-sannadkii-2020\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-netanyahu-ay-si-qarsoodi-ah-u-kulmay-sannadkii-2020\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-13-at-15.59.32.png","datePublished":"2022-07-13T15:00:35+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-netanyahu-ay-si-qarsoodi-ah-u-kulmay-sannadkii-2020\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-netanyahu-ay-si-qarsoodi-ah-u-kulmay-sannadkii-2020\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-netanyahu-ay-si-qarsoodi-ah-u-kulmay-sannadkii-2020\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-13-at-15.59.32.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-13-at-15.59.32.png","width":1250,"height":1242},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-netanyahu-ay-si-qarsoodi-ah-u-kulmay-sannadkii-2020\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Farmaajo iyo Netanyahu ay si qarsoodi ah u kulmay sannadkii 2020"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/171308"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=171308"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/171308\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":171310,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/171308\/revisions\/171310"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/171309"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=171308"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=171308"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=171308"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}