{"id":171354,"date":"2022-07-14T11:34:34","date_gmt":"2022-07-14T08:34:34","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=171354"},"modified":"2022-07-14T11:34:34","modified_gmt":"2022-07-14T08:34:34","slug":"shabaabkii-gaalkacyo-kuxirnaa-oo-baxsaday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shabaabkii-gaalkacyo-kuxirnaa-oo-baxsaday\/","title":{"rendered":"Shabaabkii Gaalkacyo kuxirnaa oo baxsaday"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-171358\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-14-at-09.33.49.png\" alt=\"\" width=\"1240\" height=\"1252\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-14-at-09.33.49.png 1240w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-14-at-09.33.49-297x300.png 297w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-14-at-09.33.49-1014x1024.png 1014w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-14-at-09.33.49-150x150.png 150w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-14-at-09.33.49-768x775.png 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-14-at-09.33.49-696x703.png 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-14-at-09.33.49-1068x1078.png 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-14-at-09.33.49-416x420.png 416w\" sizes=\"(max-width: 1240px) 100vw, 1240px\" \/><\/p>\n<p>Sida ay xaqiijinayaan warar laga helayo magaalada Gaalkacyo dhinaca waqooyi ee Puntland, ayaa sheegaya in saldhig gaar ah oo aad loo ilaaliyo kuna yaala duleedka magaaladaas oo ahaa goob lagu xiro dadka lagu hayo kamid ahanshaha kooxaha kasoo horjeeda amniga iyo Horumarka (Al Shabaab) ayay xalay maxaabiistii ku xirnayd qeybta xukumanayaasha jabsadeen mid kamid ah qolalka lagu xiray.<\/p>\n<p>7 kamid ah Maxaabiista xukunaa ee horey u qirtay in ay dilal kageysteen magaalada Gaalkacyo ayaa baxsaday, sidaas oo kale Maxbuus ayay toogten ciidanku, halka midna dhaawacmay.<\/p>\n<p>Taliska Ciidanka Booliska gobalka Mudug ayaa shaaciyay in 3 kamid ah Al-Shabaab ay baxsadeen, iyagoo dul-dhigay lacag gaarayasa 2000 kun oo dollar midkiiba, taas oo la siinayo ciddii soo sheegta.<\/p>\n<p>Hoos ka Akhriso qoraalka kasoo baxay Taliska Ciidanka Booliska gobalka Mudug.<\/p>\n<p>WANTED.Xasan isaaq maxamed,maxamed Cali Maxamed (Istakin),Liban Ciise Cali (Madaxkariye) waxay kamid ahayeen Alshabaabkii Galkacyo Dadka ku layn jirey.<\/p>\n<p>Qofkii soo sheega dhagar qabayashaas waxaa loo balan qaadayaa abaal marin dhan Midkiiba $2.000 oo dollar sido kale waxa lo balan qaadayaa inaysan cidkale ogaaneyn Ruuxa soo sheega<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-171355\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/293735534_583688313131582_8753594820957184372_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"596\" height=\"398\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/293735534_583688313131582_8753594820957184372_n.jpeg 596w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/293735534_583688313131582_8753594820957184372_n-300x200.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 596px) 100vw, 596px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-171356\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/293811979_583688363131577_7653326003705531868_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"508\" height=\"411\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/293811979_583688363131577_7653326003705531868_n.jpeg 508w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/293811979_583688363131577_7653326003705531868_n-300x243.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 508px) 100vw, 508px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-171357\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/293957941_583688299798250_3988083805426630471_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"596\" height=\"407\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/293957941_583688299798250_3988083805426630471_n.jpeg 596w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/293957941_583688299798250_3988083805426630471_n-300x205.jpeg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/293957941_583688299798250_3988083805426630471_n-218x150.jpeg 218w\" sizes=\"(max-width: 596px) 100vw, 596px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sida ay xaqiijinayaan warar laga helayo magaalada Gaalkacyo dhinaca waqooyi ee Puntland, ayaa sheegaya in saldhig gaar ah oo aad loo ilaaliyo kuna yaala duleedka magaaladaas oo ahaa goob lagu xiro dadka lagu hayo kamid ahanshaha kooxaha kasoo horjeeda amniga iyo Horumarka (Al Shabaab) ayay xalay maxaabiistii ku xirnayd qeybta xukumanayaasha jabsadeen mid kamid ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":171358,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-171354","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Shabaabkii Gaalkacyo kuxirnaa oo baxsaday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shabaabkii-gaalkacyo-kuxirnaa-oo-baxsaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Shabaabkii Gaalkacyo kuxirnaa oo baxsaday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Sida ay xaqiijinayaan warar laga helayo magaalada Gaalkacyo dhinaca waqooyi ee Puntland, ayaa sheegaya in saldhig gaar ah oo aad loo ilaaliyo kuna yaala duleedka magaaladaas oo ahaa goob lagu xiro dadka lagu hayo kamid ahanshaha kooxaha kasoo horjeeda amniga iyo Horumarka (Al Shabaab) ayay xalay maxaabiistii ku xirnayd qeybta xukumanayaasha jabsadeen mid kamid ah [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shabaabkii-gaalkacyo-kuxirnaa-oo-baxsaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-07-14T08:34:34+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-14-at-09.33.49.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1240\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1252\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shabaabkii-gaalkacyo-kuxirnaa-oo-baxsaday\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shabaabkii-gaalkacyo-kuxirnaa-oo-baxsaday\/\",\"name\":\"Shabaabkii Gaalkacyo kuxirnaa oo baxsaday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shabaabkii-gaalkacyo-kuxirnaa-oo-baxsaday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shabaabkii-gaalkacyo-kuxirnaa-oo-baxsaday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-14-at-09.33.49.png\",\"datePublished\":\"2022-07-14T08:34:34+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shabaabkii-gaalkacyo-kuxirnaa-oo-baxsaday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shabaabkii-gaalkacyo-kuxirnaa-oo-baxsaday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shabaabkii-gaalkacyo-kuxirnaa-oo-baxsaday\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-14-at-09.33.49.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-14-at-09.33.49.png\",\"width\":1240,\"height\":1252},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shabaabkii-gaalkacyo-kuxirnaa-oo-baxsaday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Shabaabkii Gaalkacyo kuxirnaa oo baxsaday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Shabaabkii Gaalkacyo kuxirnaa oo baxsaday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shabaabkii-gaalkacyo-kuxirnaa-oo-baxsaday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Shabaabkii Gaalkacyo kuxirnaa oo baxsaday - Wardoon","og_description":"Sida ay xaqiijinayaan warar laga helayo magaalada Gaalkacyo dhinaca waqooyi ee Puntland, ayaa sheegaya in saldhig gaar ah oo aad loo ilaaliyo kuna yaala duleedka magaaladaas oo ahaa goob lagu xiro dadka lagu hayo kamid ahanshaha kooxaha kasoo horjeeda amniga iyo Horumarka (Al Shabaab) ayay xalay maxaabiistii ku xirnayd qeybta xukumanayaasha jabsadeen mid kamid ah [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shabaabkii-gaalkacyo-kuxirnaa-oo-baxsaday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-07-14T08:34:34+00:00","og_image":[{"width":1240,"height":1252,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-14-at-09.33.49.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shabaabkii-gaalkacyo-kuxirnaa-oo-baxsaday\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shabaabkii-gaalkacyo-kuxirnaa-oo-baxsaday\/","name":"Shabaabkii Gaalkacyo kuxirnaa oo baxsaday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shabaabkii-gaalkacyo-kuxirnaa-oo-baxsaday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shabaabkii-gaalkacyo-kuxirnaa-oo-baxsaday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-14-at-09.33.49.png","datePublished":"2022-07-14T08:34:34+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shabaabkii-gaalkacyo-kuxirnaa-oo-baxsaday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/shabaabkii-gaalkacyo-kuxirnaa-oo-baxsaday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shabaabkii-gaalkacyo-kuxirnaa-oo-baxsaday\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-14-at-09.33.49.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-14-at-09.33.49.png","width":1240,"height":1252},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shabaabkii-gaalkacyo-kuxirnaa-oo-baxsaday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Shabaabkii Gaalkacyo kuxirnaa oo baxsaday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/171354"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=171354"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/171354\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":171359,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/171354\/revisions\/171359"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/171358"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=171354"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=171354"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=171354"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}