{"id":171378,"date":"2022-07-15T11:18:58","date_gmt":"2022-07-15T08:18:58","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=171378"},"modified":"2022-07-15T11:18:58","modified_gmt":"2022-07-15T08:18:58","slug":"daawo-macalin-dugsi-quraan-oo-lagu-dilay-degmada-kaaraan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalin-dugsi-quraan-oo-lagu-dilay-degmada-kaaraan\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Macalin Dugsi Qur\u2019aan Oo Lagu Dilay degmada Kaaraan"},"content":{"rendered":"<div class=\"kvgmc6g5 cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-171379\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Kaaraan.jpeg\" alt=\"\" width=\"676\" height=\"507\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Kaaraan.jpeg 676w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Kaaraan-300x225.jpeg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Kaaraan-560x420.jpeg 560w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Kaaraan-80x60.jpeg 80w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Kaaraan-265x198.jpeg 265w\" sizes=\"(max-width: 676px) 100vw, 676px\" \/><\/p>\n<p>Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Macalin Dugsi Qur\u2019aan oo habeenimadii xalay aheyd lagu dilay xaafad ka tirsan degmada Kaaraan ee Gobolkaan Banaadir, iyada oo dabley hubeysan oo dilkaas geysatay ay durbadii goobta isaga baxsadeen.<\/p>\n<p>Dad ayaa waxaa ay ku warrameen in Macalin dhigi jiray Dugsi lagu barto Qur\u2019aanka lagu\u00a0 dilay xaafadda Nageyle ee degmada Kaaraan, xilli uu kasoo baxayey Masjid uu sidoo kale ahaa Macalin Kutubta diintana ka Akhrin jiro, isagoo u dhintay rasaas lagu furay.<\/p>\n<p>Allaha u naxariistee Macalinta la dilay ayaa waxaa magacaabi jiray Macalin Nuur Maxamed Jimcaale, waxaana dilkiisa aad uga naxay qoyskiisa iyo waalidiinta uu Carruurtooda bari jiray Qur\u2019aanka, wuxuuna Macalin Nuur uu Akhrin jiray Kutubo.<\/p>\n<p>Warar la helayo ayaa waxaa ay sheegayaan in Ragga dilka geystay oo watay Qori AK-47 \u00a0ay\u00a0 ahaayeen burcad hubeysan, kuwaasi oo la tilmaamay inay macalinka ka qaateen telefoonkiisa gacanta, ayna goobta ka baxsadeen.<\/p>\n<p>Boliska Saldhiga dagmada Kaaraan oo uu hogaaminayay Taliye Da\u2019ud Dalmar ayaa gacanta ku dhigay sadax nin oo ka mida Raggi dilay Macalin Nur.<\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql o9v6fnle ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Howlgal qaatay in ka badan 4 saacadood ayaa lagu soo qabtay ragan oo ka kooban Sadax nin waxana baxsad ah mid Afaraad oo labaxsaday Bistooladi lagu dilay Macalinka oo ahaa Macalin Dugsi Quraan oo aad looga jeclaa dagmadan.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=476&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FTimacadeOfficial%2Fvideos%2F3344197589143122%2F&amp;show_text=false&amp;width=476&amp;t=0\" width=\"476\" height=\"476\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Macalin Dugsi Qur\u2019aan oo habeenimadii xalay aheyd lagu dilay xaafad ka tirsan degmada Kaaraan ee Gobolkaan Banaadir, iyada oo dabley hubeysan oo dilkaas geysatay ay durbadii goobta isaga baxsadeen. Dad ayaa waxaa ay ku warrameen in Macalin dhigi jiray Dugsi lagu barto Qur\u2019aanka lagu\u00a0 dilay xaafadda Nageyle ee degmada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":171379,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-171378","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Macalin Dugsi Qur\u2019aan Oo Lagu Dilay degmada Kaaraan - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalin-dugsi-quraan-oo-lagu-dilay-degmada-kaaraan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Macalin Dugsi Qur\u2019aan Oo Lagu Dilay degmada Kaaraan - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Macalin Dugsi Qur\u2019aan oo habeenimadii xalay aheyd lagu dilay xaafad ka tirsan degmada Kaaraan ee Gobolkaan Banaadir, iyada oo dabley hubeysan oo dilkaas geysatay ay durbadii goobta isaga baxsadeen. Dad ayaa waxaa ay ku warrameen in Macalin dhigi jiray Dugsi lagu barto Qur\u2019aanka lagu\u00a0 dilay xaafadda Nageyle ee degmada [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalin-dugsi-quraan-oo-lagu-dilay-degmada-kaaraan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-07-15T08:18:58+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Kaaraan.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"676\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"507\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalin-dugsi-quraan-oo-lagu-dilay-degmada-kaaraan\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalin-dugsi-quraan-oo-lagu-dilay-degmada-kaaraan\/\",\"name\":\"DAAWO:-Macalin Dugsi Qur\u2019aan Oo Lagu Dilay degmada Kaaraan - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalin-dugsi-quraan-oo-lagu-dilay-degmada-kaaraan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalin-dugsi-quraan-oo-lagu-dilay-degmada-kaaraan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Kaaraan.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-07-15T08:18:58+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalin-dugsi-quraan-oo-lagu-dilay-degmada-kaaraan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalin-dugsi-quraan-oo-lagu-dilay-degmada-kaaraan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalin-dugsi-quraan-oo-lagu-dilay-degmada-kaaraan\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Kaaraan.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Kaaraan.jpeg\",\"width\":676,\"height\":507},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalin-dugsi-quraan-oo-lagu-dilay-degmada-kaaraan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Macalin Dugsi Qur\u2019aan Oo Lagu Dilay degmada Kaaraan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Macalin Dugsi Qur\u2019aan Oo Lagu Dilay degmada Kaaraan - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalin-dugsi-quraan-oo-lagu-dilay-degmada-kaaraan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Macalin Dugsi Qur\u2019aan Oo Lagu Dilay degmada Kaaraan - Wardoon","og_description":"Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Macalin Dugsi Qur\u2019aan oo habeenimadii xalay aheyd lagu dilay xaafad ka tirsan degmada Kaaraan ee Gobolkaan Banaadir, iyada oo dabley hubeysan oo dilkaas geysatay ay durbadii goobta isaga baxsadeen. Dad ayaa waxaa ay ku warrameen in Macalin dhigi jiray Dugsi lagu barto Qur\u2019aanka lagu\u00a0 dilay xaafadda Nageyle ee degmada [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalin-dugsi-quraan-oo-lagu-dilay-degmada-kaaraan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-07-15T08:18:58+00:00","og_image":[{"width":676,"height":507,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Kaaraan.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalin-dugsi-quraan-oo-lagu-dilay-degmada-kaaraan\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalin-dugsi-quraan-oo-lagu-dilay-degmada-kaaraan\/","name":"DAAWO:-Macalin Dugsi Qur\u2019aan Oo Lagu Dilay degmada Kaaraan - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalin-dugsi-quraan-oo-lagu-dilay-degmada-kaaraan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalin-dugsi-quraan-oo-lagu-dilay-degmada-kaaraan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Kaaraan.jpeg","datePublished":"2022-07-15T08:18:58+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalin-dugsi-quraan-oo-lagu-dilay-degmada-kaaraan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalin-dugsi-quraan-oo-lagu-dilay-degmada-kaaraan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalin-dugsi-quraan-oo-lagu-dilay-degmada-kaaraan\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Kaaraan.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Kaaraan.jpeg","width":676,"height":507},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalin-dugsi-quraan-oo-lagu-dilay-degmada-kaaraan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Macalin Dugsi Qur\u2019aan Oo Lagu Dilay degmada Kaaraan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/171378"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=171378"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/171378\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":171380,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/171378\/revisions\/171380"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/171379"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=171378"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=171378"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=171378"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}