{"id":171404,"date":"2022-07-15T11:33:29","date_gmt":"2022-07-15T08:33:29","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=171404"},"modified":"2022-07-15T11:36:05","modified_gmt":"2022-07-15T08:36:05","slug":"daawo-nin-kamid-ahaa-shabaabkii-dilay-cabdiweli-cilmi-yare-oo-xabsiga-kabaxsaday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nin-kamid-ahaa-shabaabkii-dilay-cabdiweli-cilmi-yare-oo-xabsiga-kabaxsaday\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Nin kamid ahaa shabaabkii dilay Cabdiweli Cilmi Yare oo xabsiga kabaxsaday"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-171358\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-14-at-09.33.49.png\" alt=\"\" width=\"1240\" height=\"1252\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-14-at-09.33.49.png 1240w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-14-at-09.33.49-297x300.png 297w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-14-at-09.33.49-1014x1024.png 1014w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-14-at-09.33.49-150x150.png 150w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-14-at-09.33.49-768x775.png 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-14-at-09.33.49-696x703.png 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-14-at-09.33.49-1068x1078.png 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-14-at-09.33.49-416x420.png 416w\" sizes=\"(max-width: 1240px) 100vw, 1240px\" \/><\/p>\n<p>Saddex kamid ah maxaabiis ku xirnaa xabsi si weyn loo ilaaliyo oo ku yaalla magaalada Gaalkacyo qeybta Puntland ayaa Shalay baxsaday, sida uu sheegay booliska magaaladaas.<\/p>\n<p>Maxaabiista oo sugayay in lagu fuliyo xukun dil ah ayaa ka booday derbiga xabsiga, waxaana marka ay baxsanayeen ay tiradoodu ahayd todobo, sida uu BBC-da u sheegay Gaashaanle Sare Muumin Cabdi Shire, taliyaha boliiska gobolka Mudug ee dhinaca Puntland.<\/p>\n<p>\u201cSaacadihii hore ee Shalay ayaa todobo kamid ah maxaabiista loo haysto Al-Shabaabnimada ay ka baxsadeen xabsi gaar ah oo ku yaalla magaalada Gaalkacyo. Saddex ayaa markii dambe la soo qabtay, halna waxa uu ku dhintay rasaastii ay ciidamada rideen,\u201d ayuu yiri taliyaha.<\/p>\n<p>Waxa uu intaa raaciyay inay wadaan baaritaan ku aaddan sida uu falkaas u dhacay, iyo inay jirto dayacaad dhanka ilaalada ah.<\/p>\n<p>Booliska ayaa ku sheegay magacyada maxaabiista baxsatay: Xasan Isaaq Maxamed, Maxamed Cali Maxamed (Istakin) iyo Liibaan Ciise Cali (Madaxkariye), waxaana uu abaalmarin lacag ah oo dhan midkiiba laba kun oo dollar uu u ballanqaaday cid kasta oo soo sheegto xogta raggaas.<\/p>\n<p>Xasan Isaaq oo ku magac dheer Xasan Yare, kuna dhashay Baydhabo, ayaa muuqaal laga duubay waxa uu qirtay inuu ahaa hoggaamiye kuxigeenka Al-Shabaab u qaabilsan Koonfurta Gaalkacyo (dhinaca Galmudug).<\/p>\n<p>Waxa uu sidoo kale sheegay inuu mas\u2019uul ka ahaa qarax iyo weerar ka dhacay Gaalkacyo oo lagu dilay wadaad muran badan dhaliyay oo lagu magacaabi jiray Cabdiweli Cilmi Yare.<\/p>\n<p>Waxa uu sidoo kale sheegay inuu maleegay qarax ka dhacay garoonka kubadda cagta ee Cabdullahi Ciise kaasoo lagu laayay askar iyo saraakiil hubinayay ammaanka goobtaas xilli uu ku wajahnaa ra\u2019iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble.<\/p>\n<p>Muuqaalka laga duubay Xasan Yare ayuu ku sheegay in lagu qalday fekerka Al-Shabaab, balse uu waayay qaab uu uga baxo.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"Taliye Mumin oo BBC uga waramey shabaabki ka Baxsadey Xabsiga Cirka ee Galkacyo.\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/OtcvX2GxlrM\" width=\"910\" height=\"512\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Saddex kamid ah maxaabiis ku xirnaa xabsi si weyn loo ilaaliyo oo ku yaalla magaalada Gaalkacyo qeybta Puntland ayaa Shalay baxsaday, sida uu sheegay booliska magaaladaas. Maxaabiista oo sugayay in lagu fuliyo xukun dil ah ayaa ka booday derbiga xabsiga, waxaana marka ay baxsanayeen ay tiradoodu ahayd todobo, sida uu BBC-da u sheegay Gaashaanle Sare [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":171358,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-171404","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Nin kamid ahaa shabaabkii dilay Cabdiweli Cilmi Yare oo xabsiga kabaxsaday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nin-kamid-ahaa-shabaabkii-dilay-cabdiweli-cilmi-yare-oo-xabsiga-kabaxsaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Nin kamid ahaa shabaabkii dilay Cabdiweli Cilmi Yare oo xabsiga kabaxsaday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Saddex kamid ah maxaabiis ku xirnaa xabsi si weyn loo ilaaliyo oo ku yaalla magaalada Gaalkacyo qeybta Puntland ayaa Shalay baxsaday, sida uu sheegay booliska magaaladaas. Maxaabiista oo sugayay in lagu fuliyo xukun dil ah ayaa ka booday derbiga xabsiga, waxaana marka ay baxsanayeen ay tiradoodu ahayd todobo, sida uu BBC-da u sheegay Gaashaanle Sare [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nin-kamid-ahaa-shabaabkii-dilay-cabdiweli-cilmi-yare-oo-xabsiga-kabaxsaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-07-15T08:33:29+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-07-15T08:36:05+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-14-at-09.33.49.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1240\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1252\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nin-kamid-ahaa-shabaabkii-dilay-cabdiweli-cilmi-yare-oo-xabsiga-kabaxsaday\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nin-kamid-ahaa-shabaabkii-dilay-cabdiweli-cilmi-yare-oo-xabsiga-kabaxsaday\/\",\"name\":\"DAAWO:-Nin kamid ahaa shabaabkii dilay Cabdiweli Cilmi Yare oo xabsiga kabaxsaday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nin-kamid-ahaa-shabaabkii-dilay-cabdiweli-cilmi-yare-oo-xabsiga-kabaxsaday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nin-kamid-ahaa-shabaabkii-dilay-cabdiweli-cilmi-yare-oo-xabsiga-kabaxsaday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-14-at-09.33.49.png\",\"datePublished\":\"2022-07-15T08:33:29+00:00\",\"dateModified\":\"2022-07-15T08:36:05+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nin-kamid-ahaa-shabaabkii-dilay-cabdiweli-cilmi-yare-oo-xabsiga-kabaxsaday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nin-kamid-ahaa-shabaabkii-dilay-cabdiweli-cilmi-yare-oo-xabsiga-kabaxsaday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nin-kamid-ahaa-shabaabkii-dilay-cabdiweli-cilmi-yare-oo-xabsiga-kabaxsaday\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-14-at-09.33.49.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-14-at-09.33.49.png\",\"width\":1240,\"height\":1252},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nin-kamid-ahaa-shabaabkii-dilay-cabdiweli-cilmi-yare-oo-xabsiga-kabaxsaday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Nin kamid ahaa shabaabkii dilay Cabdiweli Cilmi Yare oo xabsiga kabaxsaday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Nin kamid ahaa shabaabkii dilay Cabdiweli Cilmi Yare oo xabsiga kabaxsaday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nin-kamid-ahaa-shabaabkii-dilay-cabdiweli-cilmi-yare-oo-xabsiga-kabaxsaday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Nin kamid ahaa shabaabkii dilay Cabdiweli Cilmi Yare oo xabsiga kabaxsaday - Wardoon","og_description":"Saddex kamid ah maxaabiis ku xirnaa xabsi si weyn loo ilaaliyo oo ku yaalla magaalada Gaalkacyo qeybta Puntland ayaa Shalay baxsaday, sida uu sheegay booliska magaaladaas. Maxaabiista oo sugayay in lagu fuliyo xukun dil ah ayaa ka booday derbiga xabsiga, waxaana marka ay baxsanayeen ay tiradoodu ahayd todobo, sida uu BBC-da u sheegay Gaashaanle Sare [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nin-kamid-ahaa-shabaabkii-dilay-cabdiweli-cilmi-yare-oo-xabsiga-kabaxsaday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-07-15T08:33:29+00:00","article_modified_time":"2022-07-15T08:36:05+00:00","og_image":[{"width":1240,"height":1252,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-14-at-09.33.49.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nin-kamid-ahaa-shabaabkii-dilay-cabdiweli-cilmi-yare-oo-xabsiga-kabaxsaday\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nin-kamid-ahaa-shabaabkii-dilay-cabdiweli-cilmi-yare-oo-xabsiga-kabaxsaday\/","name":"DAAWO:-Nin kamid ahaa shabaabkii dilay Cabdiweli Cilmi Yare oo xabsiga kabaxsaday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nin-kamid-ahaa-shabaabkii-dilay-cabdiweli-cilmi-yare-oo-xabsiga-kabaxsaday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nin-kamid-ahaa-shabaabkii-dilay-cabdiweli-cilmi-yare-oo-xabsiga-kabaxsaday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-14-at-09.33.49.png","datePublished":"2022-07-15T08:33:29+00:00","dateModified":"2022-07-15T08:36:05+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nin-kamid-ahaa-shabaabkii-dilay-cabdiweli-cilmi-yare-oo-xabsiga-kabaxsaday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nin-kamid-ahaa-shabaabkii-dilay-cabdiweli-cilmi-yare-oo-xabsiga-kabaxsaday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nin-kamid-ahaa-shabaabkii-dilay-cabdiweli-cilmi-yare-oo-xabsiga-kabaxsaday\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-14-at-09.33.49.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-14-at-09.33.49.png","width":1240,"height":1252},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nin-kamid-ahaa-shabaabkii-dilay-cabdiweli-cilmi-yare-oo-xabsiga-kabaxsaday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Nin kamid ahaa shabaabkii dilay Cabdiweli Cilmi Yare oo xabsiga kabaxsaday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/171404"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=171404"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/171404\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":171405,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/171404\/revisions\/171405"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/171358"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=171404"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=171404"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=171404"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}