{"id":171546,"date":"2022-07-20T11:17:47","date_gmt":"2022-07-20T08:17:47","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=171546"},"modified":"2022-07-20T11:17:47","modified_gmt":"2022-07-20T08:17:47","slug":"midowga-yurub-oo-l13-5-milyan-oo-yuuro-ku-taageeray-dowladda-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-yurub-oo-l13-5-milyan-oo-yuuro-ku-taageeray-dowladda-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Midowga Yurub oo l13.5 milyan oo Yuuro ku taageeray dowladda Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-171549\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022720637938794226814945.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"432\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022720637938794226814945.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022720637938794226814945-300x196.jpeg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022720637938794226814945-642x420.jpeg 642w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Midowga Yurub ayaa lacag dhan 13.5 milyan oo Yuuro ku taageeray miisaaniyadda dowladda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<div align=\"justify\">Lacagtan oo lagu shubayo qasnada dowladda, ayaa qayb ka ah 92.9 milyan oo Yuuro taageero miisaaniyadeed iyo barnaamijka deyn cafinta Soomaaliya oo uu maalgeliyay Midowga Yurub.<\/p>\n<p>Kaalmadan ayaa ka kooban qaybo joogto ah iyo kuwo isbeddelaya, waxayna ku xiran tahay horumar lagu sameeyo dib-uhabayn dhaqaalaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Taageerada tooska ah ee EU-da ee miisaaniyadda federaalka, waxaa looga golleeyahay in lagu taageero hirgelinta qorshaha horumarinta qaranka ee Soomaaliya (NDP-9) iyo taageeridda dib-u-habaynta dhaqaalaha.<\/p>\n<p>Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya, Ms Tiina Intelmann, ayaa tiri: \u201cMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhawaan muujiyay sida ay uga go\u2019an tahay in uu wax ka beddelo siyaasadda, amniga iyo dhaqaalaha. Tani waxay saldhig u tahay wada shaqayn wax ku ool ah oo dhexmara Soomaaliya iyo Midowga Yurub. Sidaa darteed waxaan ku faraxsanahay inaan ku dhawaaqno in maanta ay noo suurtagashay in aan dib u bilowno hawlihii taakulaynta miisaaniyada.\u201d<\/p>\n<p>Midowga Yurub ayaa sheegay tallaabadani inay tahay qayb ka mid ah ballanqaadyada taageerada dadaallada kobaca dhaqaale ee loo dhan yahay ee Soomaaliya, dib-u-heshiisiinta iyo dhismaha dowladnimada.<\/p><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Midowga Yurub ayaa lacag dhan 13.5 milyan oo Yuuro ku taageeray miisaaniyadda dowladda Federaalka Soomaaliya. Lacagtan oo lagu shubayo qasnada dowladda, ayaa qayb ka ah 92.9 milyan oo Yuuro taageero miisaaniyadeed iyo barnaamijka deyn cafinta Soomaaliya oo uu maalgeliyay Midowga Yurub. Kaalmadan ayaa ka kooban qaybo joogto ah iyo kuwo isbeddelaya, waxayna ku xiran tahay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":171549,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-171546","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Midowga Yurub oo l13.5 milyan oo Yuuro ku taageeray dowladda Soomaaliya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-yurub-oo-l13-5-milyan-oo-yuuro-ku-taageeray-dowladda-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Midowga Yurub oo l13.5 milyan oo Yuuro ku taageeray dowladda Soomaaliya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Midowga Yurub ayaa lacag dhan 13.5 milyan oo Yuuro ku taageeray miisaaniyadda dowladda Federaalka Soomaaliya. Lacagtan oo lagu shubayo qasnada dowladda, ayaa qayb ka ah 92.9 milyan oo Yuuro taageero miisaaniyadeed iyo barnaamijka deyn cafinta Soomaaliya oo uu maalgeliyay Midowga Yurub. Kaalmadan ayaa ka kooban qaybo joogto ah iyo kuwo isbeddelaya, waxayna ku xiran tahay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-yurub-oo-l13-5-milyan-oo-yuuro-ku-taageeray-dowladda-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-07-20T08:17:47+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022720637938794226814945.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"432\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-yurub-oo-l13-5-milyan-oo-yuuro-ku-taageeray-dowladda-soomaaliya\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-yurub-oo-l13-5-milyan-oo-yuuro-ku-taageeray-dowladda-soomaaliya\/\",\"name\":\"Midowga Yurub oo l13.5 milyan oo Yuuro ku taageeray dowladda Soomaaliya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-yurub-oo-l13-5-milyan-oo-yuuro-ku-taageeray-dowladda-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-yurub-oo-l13-5-milyan-oo-yuuro-ku-taageeray-dowladda-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022720637938794226814945.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-07-20T08:17:47+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-yurub-oo-l13-5-milyan-oo-yuuro-ku-taageeray-dowladda-soomaaliya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-yurub-oo-l13-5-milyan-oo-yuuro-ku-taageeray-dowladda-soomaaliya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-yurub-oo-l13-5-milyan-oo-yuuro-ku-taageeray-dowladda-soomaaliya\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022720637938794226814945.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022720637938794226814945.jpeg\",\"width\":660,\"height\":432},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-yurub-oo-l13-5-milyan-oo-yuuro-ku-taageeray-dowladda-soomaaliya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Midowga Yurub oo l13.5 milyan oo Yuuro ku taageeray dowladda Soomaaliya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Midowga Yurub oo l13.5 milyan oo Yuuro ku taageeray dowladda Soomaaliya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-yurub-oo-l13-5-milyan-oo-yuuro-ku-taageeray-dowladda-soomaaliya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Midowga Yurub oo l13.5 milyan oo Yuuro ku taageeray dowladda Soomaaliya - Wardoon","og_description":"Midowga Yurub ayaa lacag dhan 13.5 milyan oo Yuuro ku taageeray miisaaniyadda dowladda Federaalka Soomaaliya. Lacagtan oo lagu shubayo qasnada dowladda, ayaa qayb ka ah 92.9 milyan oo Yuuro taageero miisaaniyadeed iyo barnaamijka deyn cafinta Soomaaliya oo uu maalgeliyay Midowga Yurub. Kaalmadan ayaa ka kooban qaybo joogto ah iyo kuwo isbeddelaya, waxayna ku xiran tahay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-yurub-oo-l13-5-milyan-oo-yuuro-ku-taageeray-dowladda-soomaaliya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-07-20T08:17:47+00:00","og_image":[{"width":660,"height":432,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022720637938794226814945.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-yurub-oo-l13-5-milyan-oo-yuuro-ku-taageeray-dowladda-soomaaliya\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-yurub-oo-l13-5-milyan-oo-yuuro-ku-taageeray-dowladda-soomaaliya\/","name":"Midowga Yurub oo l13.5 milyan oo Yuuro ku taageeray dowladda Soomaaliya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-yurub-oo-l13-5-milyan-oo-yuuro-ku-taageeray-dowladda-soomaaliya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-yurub-oo-l13-5-milyan-oo-yuuro-ku-taageeray-dowladda-soomaaliya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022720637938794226814945.jpeg","datePublished":"2022-07-20T08:17:47+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-yurub-oo-l13-5-milyan-oo-yuuro-ku-taageeray-dowladda-soomaaliya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-yurub-oo-l13-5-milyan-oo-yuuro-ku-taageeray-dowladda-soomaaliya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-yurub-oo-l13-5-milyan-oo-yuuro-ku-taageeray-dowladda-soomaaliya\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022720637938794226814945.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022720637938794226814945.jpeg","width":660,"height":432},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-yurub-oo-l13-5-milyan-oo-yuuro-ku-taageeray-dowladda-soomaaliya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Midowga Yurub oo l13.5 milyan oo Yuuro ku taageeray dowladda Soomaaliya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/171546"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=171546"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/171546\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":171550,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/171546\/revisions\/171550"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/171549"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=171546"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=171546"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=171546"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}