{"id":171558,"date":"2022-07-20T16:38:44","date_gmt":"2022-07-20T13:38:44","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=171558"},"modified":"2022-07-20T16:38:44","modified_gmt":"2022-07-20T13:38:44","slug":"daawo-xisbiga-waddani-oo-tagerayashisa-ugu-baaqay-inay-dagaal-udiyaar-garobaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xisbiga-waddani-oo-tagerayashisa-ugu-baaqay-inay-dagaal-udiyaar-garobaan\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Xisbiga Waddani oo tagerayashisa ugu baaqay inay dagaal udiyaar garobaan"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-171559\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022720637938902816808485.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"398\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022720637938902816808485.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022720637938902816808485-300x181.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Xisbiga mucaaradka Somaliland ee Waddani, ayaa taageerayaashiisa ugu baaqay in ay mudaharaad u diyaar garoobaan, kadib markii wadahadaladii doorashadu guuldaraysteen.<\/p>\n<div align=\"justify\">\n<p>Xogeeyaha Guud ee Xisbiga Waddani Khadar Xuseen Cabdi, ayaa qoraal uu ku baahiyay bartiisa Facebook ku yidhi \u201cTaageereyaasha xisbigana waxa aanu u sheegaynaa in ay\u00a0 u diyaar garoobaan go\u2019aan qadhaadh.\u201d<\/p>\n<p>Xogeeyaha ayaa sheegay in ay galeen wadahadalo ay ogaayeen in aan guul laga gaadhi doonin, isla markaana ay ixtiraameen ergadii ka koobnayd haldoorka bulshada, si loo helo Somaliland nabada.<\/p>\n<p>&#8220;Si loo helo Somaliland ah qaran nabada oo leh nidaam dowladeed shuruucda iyo xeerarku hagaan,\u00a0 waxa aannu aqbalnay in mudanta iyo haldoorka qaybaha kala duwan ee ummadani ay xal nala raadiyaan, taas oo aannu ku galnay wadahadallo aannu ognahay natiijo la\u2019aanta ay ku dhammaanayaan&#8221; ayuu yidhi Khadar.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in dhibaatadu ka taagantahay madaxweynihii oo doonaya in uu Somaliland dhibaateeyo, waxana uu sheeegay in ay in badan ka meer meerayeen in ay dhibaato dhacdo lakiin\u00a0 maanta ay diyaar u yihiin.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaa caddaatay in ayaandarrada haysata maandeeq ay tahay ninkii isagu dheefteedana keli ku ahaa oo haddana doonaya in uu bahalaha u baylihiyo. Haddii aannu in badan ka hor taagnaynna, maanta waa aanu la qaadannay, karis xun Iyana ku wax la&#8221; ayuu yidhi Khadar.<\/p>\n<\/div>\n<div align=\"justify\">Wadahadaladii u socday xukuumada iyo xisbiyada mucaaradka Somaliland ayaa guuldaro kusoo dhamaaday Salaasadii shalay, iyaga oo mucaaradku sheegeen in\u00a0 madaxweyne Biixi uu ka baxay wadahadalka.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fsaabtv%2Fvideos%2F796013858232642%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xisbiga mucaaradka Somaliland ee Waddani, ayaa taageerayaashiisa ugu baaqay in ay mudaharaad u diyaar garoobaan, kadib markii wadahadaladii doorashadu guuldaraysteen. Xogeeyaha Guud ee Xisbiga Waddani Khadar Xuseen Cabdi, ayaa qoraal uu ku baahiyay bartiisa Facebook ku yidhi \u201cTaageereyaasha xisbigana waxa aanu u sheegaynaa in ay\u00a0 u diyaar garoobaan go\u2019aan qadhaadh.\u201d Xogeeyaha ayaa sheegay in ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":171560,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-171558","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Xisbiga Waddani oo tagerayashisa ugu baaqay inay dagaal udiyaar garobaan - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xisbiga-waddani-oo-tagerayashisa-ugu-baaqay-inay-dagaal-udiyaar-garobaan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Xisbiga Waddani oo tagerayashisa ugu baaqay inay dagaal udiyaar garobaan - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xisbiga mucaaradka Somaliland ee Waddani, ayaa taageerayaashiisa ugu baaqay in ay mudaharaad u diyaar garoobaan, kadib markii wadahadaladii doorashadu guuldaraysteen. Xogeeyaha Guud ee Xisbiga Waddani Khadar Xuseen Cabdi, ayaa qoraal uu ku baahiyay bartiisa Facebook ku yidhi \u201cTaageereyaasha xisbigana waxa aanu u sheegaynaa in ay\u00a0 u diyaar garoobaan go\u2019aan qadhaadh.\u201d Xogeeyaha ayaa sheegay in ay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xisbiga-waddani-oo-tagerayashisa-ugu-baaqay-inay-dagaal-udiyaar-garobaan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-07-20T13:38:44+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/CIRRO-696x464-1.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"464\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xisbiga-waddani-oo-tagerayashisa-ugu-baaqay-inay-dagaal-udiyaar-garobaan\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xisbiga-waddani-oo-tagerayashisa-ugu-baaqay-inay-dagaal-udiyaar-garobaan\/\",\"name\":\"DAAWO:-Xisbiga Waddani oo tagerayashisa ugu baaqay inay dagaal udiyaar garobaan - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xisbiga-waddani-oo-tagerayashisa-ugu-baaqay-inay-dagaal-udiyaar-garobaan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xisbiga-waddani-oo-tagerayashisa-ugu-baaqay-inay-dagaal-udiyaar-garobaan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/CIRRO-696x464-1.webp\",\"datePublished\":\"2022-07-20T13:38:44+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xisbiga-waddani-oo-tagerayashisa-ugu-baaqay-inay-dagaal-udiyaar-garobaan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xisbiga-waddani-oo-tagerayashisa-ugu-baaqay-inay-dagaal-udiyaar-garobaan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xisbiga-waddani-oo-tagerayashisa-ugu-baaqay-inay-dagaal-udiyaar-garobaan\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/CIRRO-696x464-1.webp\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/CIRRO-696x464-1.webp\",\"width\":696,\"height\":464},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xisbiga-waddani-oo-tagerayashisa-ugu-baaqay-inay-dagaal-udiyaar-garobaan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Xisbiga Waddani oo tagerayashisa ugu baaqay inay dagaal udiyaar garobaan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Xisbiga Waddani oo tagerayashisa ugu baaqay inay dagaal udiyaar garobaan - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xisbiga-waddani-oo-tagerayashisa-ugu-baaqay-inay-dagaal-udiyaar-garobaan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Xisbiga Waddani oo tagerayashisa ugu baaqay inay dagaal udiyaar garobaan - Wardoon","og_description":"Xisbiga mucaaradka Somaliland ee Waddani, ayaa taageerayaashiisa ugu baaqay in ay mudaharaad u diyaar garoobaan, kadib markii wadahadaladii doorashadu guuldaraysteen. Xogeeyaha Guud ee Xisbiga Waddani Khadar Xuseen Cabdi, ayaa qoraal uu ku baahiyay bartiisa Facebook ku yidhi \u201cTaageereyaasha xisbigana waxa aanu u sheegaynaa in ay\u00a0 u diyaar garoobaan go\u2019aan qadhaadh.\u201d Xogeeyaha ayaa sheegay in ay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xisbiga-waddani-oo-tagerayashisa-ugu-baaqay-inay-dagaal-udiyaar-garobaan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-07-20T13:38:44+00:00","og_image":[{"width":696,"height":464,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/CIRRO-696x464-1.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xisbiga-waddani-oo-tagerayashisa-ugu-baaqay-inay-dagaal-udiyaar-garobaan\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xisbiga-waddani-oo-tagerayashisa-ugu-baaqay-inay-dagaal-udiyaar-garobaan\/","name":"DAAWO:-Xisbiga Waddani oo tagerayashisa ugu baaqay inay dagaal udiyaar garobaan - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xisbiga-waddani-oo-tagerayashisa-ugu-baaqay-inay-dagaal-udiyaar-garobaan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xisbiga-waddani-oo-tagerayashisa-ugu-baaqay-inay-dagaal-udiyaar-garobaan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/CIRRO-696x464-1.webp","datePublished":"2022-07-20T13:38:44+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xisbiga-waddani-oo-tagerayashisa-ugu-baaqay-inay-dagaal-udiyaar-garobaan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xisbiga-waddani-oo-tagerayashisa-ugu-baaqay-inay-dagaal-udiyaar-garobaan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xisbiga-waddani-oo-tagerayashisa-ugu-baaqay-inay-dagaal-udiyaar-garobaan\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/CIRRO-696x464-1.webp","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/CIRRO-696x464-1.webp","width":696,"height":464},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xisbiga-waddani-oo-tagerayashisa-ugu-baaqay-inay-dagaal-udiyaar-garobaan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Xisbiga Waddani oo tagerayashisa ugu baaqay inay dagaal udiyaar garobaan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/171558"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=171558"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/171558\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":171561,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/171558\/revisions\/171561"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/171560"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=171558"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=171558"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=171558"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}