{"id":171590,"date":"2022-07-22T12:04:08","date_gmt":"2022-07-22T09:04:08","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=171590"},"modified":"2022-07-22T12:04:08","modified_gmt":"2022-07-22T09:04:08","slug":"alshabaab-oo-100km-gudaha-u-galay-ethiopia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-100km-gudaha-u-galay-ethiopia\/","title":{"rendered":"Alshabaab oo 100km gudaha u galay Ethiopia"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-153083\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/al-shabab-somalia.jpg\" alt=\"\" width=\"1600\" height=\"900\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/al-shabab-somalia.jpg 1600w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/al-shabab-somalia-300x169.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/al-shabab-somalia-1024x576.jpg 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/al-shabab-somalia-768x432.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/al-shabab-somalia-1536x864.jpg 1536w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/al-shabab-somalia-696x392.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/al-shabab-somalia-1068x601.jpg 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/al-shabab-somalia-747x420.jpg 747w\" sizes=\"(max-width: 1600px) 100vw, 1600px\" \/><\/p>\n<p>Waxaa weli dagaalo goos goos ah oo u dhaxeeya ciidamada liyuu Boolis iyo Al-Shabaab ay ka socdaan degaano kamid ah dhulka Soomaalida Itoobiya.<\/p>\n<p>Saraakiil ka tirsan ciidanka Liyuu Booliis ayaa sheegay in deegaanno hoostaga degmada Hargelle, gobolka Afdheer ee dowlad-deegaanka Soomaalida lagu go\u2019doomiyay dagaalamayaal katirsan Al-Shabaab oo hub &amp; gaadiid wata.<\/p>\n<p>Hoggaanka sare ee Dowlad-Deegaanka Soomaalida ayaa sheegay in howlgalka ka dhanka ah Al-Shabaab uu socdo balse ma sheegin khasaaraha ka dhashay dagaalladii ugu dambeeyay ee labada dhinac dhexmaray iyo midka goos gooska ah ee socda.<\/p>\n<p>Qaar kamid ah Dadka kunool deegaannada ay ka socdaan dhaqdhaqaaqa ciidan ee hoostaga degmada Hargelle ayaa billaabay in ay guryahooda isaga barakacaan iyagoo ka cabsanaya inuu xoogeystay dagaalka u dhaxeeyo Al-Shabaab iyi Liyuu Booliis.<\/p>\n<p>Laamaha ammaanka oo guulo ka sheegtay dagaalka ayaa sidoo kale sheegay in ilaa intii uu socday dagaalka ay Al-Shabaab ka carareen 16-gaadiid oo ay wateen. Al-Shabaab oo dhankooda soo bandhigay Sawirada dagaalka ayaa sheegay inay ciidamada liyuu boolis ka dileen in ka badan 87 Askari, isla markaana degaano dhowr ah ay ka qabsadeen.<\/p>\n<p>Sida ay dadka deegaanka u xaqiijiyeen ciidamadii Al-Shabaab ka tirsanaa ee weerarka soo qaaday ayaa ku sugan meelo aan ka fogeen deegaanadii ay weerarka kusoo qaadeen, waxaana laga cabsi qabaa inuu dagaalka sii xoogeysto.<\/p>\n<p>Dagaalada ayaa ka dambeeyay kadib markii Al-Shabaab oo wata gaadiidka dagaalka noocyadooda kala duwan ay weerareen degaano ku yaalla dowlad degaanka, waxaana dagaalada ka dhashay dhimashada in ka badan 100 ruux tiro ka badana waa ay ku dhaawacmeen.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Dowlad-Deegaanka Soomaalida Mustafa Muxumed Cagjar ayaa ciidamada ammaanka faray in ay feejignaan ka galaan weerarada Al-Shabaab isla markaana ay sameeyaan howlgallo ka dhan ah Shabaab.<\/p>\n<div class=\"bbc-19j92fr essoxwk0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Ilaa haatan ma jirto mas\u2019uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka Itoobiya oo si rasmi ah uga hadlay weerarka Al-shabaab ay ku ekeyeen dowlad degaanka Soomaalida.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr essoxwk0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Balse waxaa cambaareyay mas\u2019uuliyiinta ururada iyo Xisbiyada Mucaaradka sida ONLF iyo Xisbiga Xorriyadda iyo Sinnaanta.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr essoxwk0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Dagaalkaan ayaa ku soo aadaya xilli uu Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya dhawaan ku dhawaaqay in Xukuumaddiisu muhiimad gaar ah siineyso dagaalka ka dhan ah Al-Shabaab, si loo furo waddooyinka muhiimka u ah gargaarka iyo isu-socodka.<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa weli dagaalo goos goos ah oo u dhaxeeya ciidamada liyuu Boolis iyo Al-Shabaab ay ka socdaan degaano kamid ah dhulka Soomaalida Itoobiya. Saraakiil ka tirsan ciidanka Liyuu Booliis ayaa sheegay in deegaanno hoostaga degmada Hargelle, gobolka Afdheer ee dowlad-deegaanka Soomaalida lagu go\u2019doomiyay dagaalamayaal katirsan Al-Shabaab oo hub &amp; gaadiid wata. Hoggaanka sare ee Dowlad-Deegaanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":124609,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-171590","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Alshabaab oo 100km gudaha u galay Ethiopia - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-100km-gudaha-u-galay-ethiopia\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Alshabaab oo 100km gudaha u galay Ethiopia - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa weli dagaalo goos goos ah oo u dhaxeeya ciidamada liyuu Boolis iyo Al-Shabaab ay ka socdaan degaano kamid ah dhulka Soomaalida Itoobiya. Saraakiil ka tirsan ciidanka Liyuu Booliis ayaa sheegay in deegaanno hoostaga degmada Hargelle, gobolka Afdheer ee dowlad-deegaanka Soomaalida lagu go\u2019doomiyay dagaalamayaal katirsan Al-Shabaab oo hub &amp; gaadiid wata. Hoggaanka sare ee Dowlad-Deegaanka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-100km-gudaha-u-galay-ethiopia\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-07-22T09:04:08+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/skynews-al-shabaab-terrorist_4547331.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1600\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"900\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-100km-gudaha-u-galay-ethiopia\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-100km-gudaha-u-galay-ethiopia\/\",\"name\":\"Alshabaab oo 100km gudaha u galay Ethiopia - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-100km-gudaha-u-galay-ethiopia\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-100km-gudaha-u-galay-ethiopia\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/skynews-al-shabaab-terrorist_4547331.jpg\",\"datePublished\":\"2022-07-22T09:04:08+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-100km-gudaha-u-galay-ethiopia\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-100km-gudaha-u-galay-ethiopia\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-100km-gudaha-u-galay-ethiopia\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/skynews-al-shabaab-terrorist_4547331.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/skynews-al-shabaab-terrorist_4547331.jpg\",\"width\":1600,\"height\":900},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-100km-gudaha-u-galay-ethiopia\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Alshabaab oo 100km gudaha u galay Ethiopia\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Alshabaab oo 100km gudaha u galay Ethiopia - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-100km-gudaha-u-galay-ethiopia\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Alshabaab oo 100km gudaha u galay Ethiopia - Wardoon","og_description":"Waxaa weli dagaalo goos goos ah oo u dhaxeeya ciidamada liyuu Boolis iyo Al-Shabaab ay ka socdaan degaano kamid ah dhulka Soomaalida Itoobiya. Saraakiil ka tirsan ciidanka Liyuu Booliis ayaa sheegay in deegaanno hoostaga degmada Hargelle, gobolka Afdheer ee dowlad-deegaanka Soomaalida lagu go\u2019doomiyay dagaalamayaal katirsan Al-Shabaab oo hub &amp; gaadiid wata. Hoggaanka sare ee Dowlad-Deegaanka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-100km-gudaha-u-galay-ethiopia\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-07-22T09:04:08+00:00","og_image":[{"width":1600,"height":900,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/skynews-al-shabaab-terrorist_4547331.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-100km-gudaha-u-galay-ethiopia\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-100km-gudaha-u-galay-ethiopia\/","name":"Alshabaab oo 100km gudaha u galay Ethiopia - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-100km-gudaha-u-galay-ethiopia\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-100km-gudaha-u-galay-ethiopia\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/skynews-al-shabaab-terrorist_4547331.jpg","datePublished":"2022-07-22T09:04:08+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-100km-gudaha-u-galay-ethiopia\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-100km-gudaha-u-galay-ethiopia\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-100km-gudaha-u-galay-ethiopia\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/skynews-al-shabaab-terrorist_4547331.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/skynews-al-shabaab-terrorist_4547331.jpg","width":1600,"height":900},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-100km-gudaha-u-galay-ethiopia\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Alshabaab oo 100km gudaha u galay Ethiopia"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/171590"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=171590"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/171590\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":171591,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/171590\/revisions\/171591"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/124609"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=171590"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=171590"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=171590"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}