{"id":171667,"date":"2022-07-25T11:44:27","date_gmt":"2022-07-25T08:44:27","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=171667"},"modified":"2022-07-25T11:44:27","modified_gmt":"2022-07-25T08:44:27","slug":"boqol-ciyaal-weero-ah-oo-xalay-laqabqabtay-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/boqol-ciyaal-weero-ah-oo-xalay-laqabqabtay-sawirro\/","title":{"rendered":"Boqol ciyaal weero ah oo xalay laqabqabtay +SAWIRRO"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-171668\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/FB_IMG_1658720757939.webp\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"349\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/FB_IMG_1658720757939.webp 720w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/FB_IMG_1658720757939-300x145.webp 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/FB_IMG_1658720757939-696x337.webp 696w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n<p>Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya, gaar ahaan kuwa Booliska ayaa xalay howlgallo ka sameeyey xaafado ka tirsan magaalada Muqdisho, kuwaas oo lagu xaqiijinayey amniga, si looga hortago falalka amni darrada ah.<\/p>\n<p>Howlgallada oo ahaa kuwa qorsheysan ayaa si gaar ah looga fuliyey xaafado ka tirsan degmada Kaaraan oo ka mid ah meelaha u daran, marka laga hadlayo amniga Muqdisho.<\/p>\n<p>Afhayeenka Booliska Soomaaliyeed, Cabdifitaax Aadan Xasan oo u warramay warbaahinta, kadib marka uu soo dhammaaday howlgalka ayaa ka warbixiyey sida ay wax u dhaceen, waxaana ujeedka uu ku sheegay sidii looga hortagi lahaa kooxaha dhibta ku heysa dadka.<\/p>\n<p>Cabdifitaax Aadan Xasan ayaa shaaca ka qaaday in ay ciidamadu gacanta kusoo dhigeen illaa 74 ka mid ah kooxaha ciyaal weerada, kuwaas oo dhibaato ku hayey reer Kaaraan.<\/p>\n<p>Sidoo kale afhayeenka ayaa xusay in 50 mindiyo ah oo ay ku jiraan kuwa casri ah oo aan horey dalka loogu arag ay ku soo qabteen howlgalka, kuwaas oo lagu dhici jiray shacabka.<\/p>\n<p>Waxa kale oo uu intaasi ku sii daray in guri uu daganaa nin uu sheegay inuu ka caban jiray amni darrada ay kasoo qabteen tuutaha ciidanka, kaas oo uu tilmaamay in lagu geysan jiray falal amni darro, maadaama uusan askari daganeyn hoyga laga soo qabtay dharkaasi.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn afhayeenka ayaa ugu baaqay shacabka ku dhaqan caasimada in ay wada shaqeyn dhow la yeeshaan laamaha ammaanka ee howlgallada ka wada gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Muddooyinkii u dambeeyey ciidamada dowladda oo dagaal kula jira burcadda hubeysan iyo ciyaal weerada ayaa howlgal loogu magac daray Samakaab ka waday magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fsntvnews%2Fvideos%2F5509475189073147%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-171668\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/FB_IMG_1658720757939.webp\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"349\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/FB_IMG_1658720757939.webp 720w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/FB_IMG_1658720757939-300x145.webp 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/FB_IMG_1658720757939-696x337.webp 696w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-171669\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/FB_IMG_1658720751030.webp\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/FB_IMG_1658720751030.webp 720w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/FB_IMG_1658720751030-225x300.webp 225w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/FB_IMG_1658720751030-696x928.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/FB_IMG_1658720751030-315x420.webp 315w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-171670\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/FB_IMG_1658720760714.webp\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/FB_IMG_1658720760714.webp 720w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/FB_IMG_1658720760714-225x300.webp 225w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/FB_IMG_1658720760714-696x928.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/FB_IMG_1658720760714-315x420.webp 315w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya, gaar ahaan kuwa Booliska ayaa xalay howlgallo ka sameeyey xaafado ka tirsan magaalada Muqdisho, kuwaas oo lagu xaqiijinayey amniga, si looga hortago falalka amni darrada ah. Howlgallada oo ahaa kuwa qorsheysan ayaa si gaar ah looga fuliyey xaafado ka tirsan degmada Kaaraan oo ka mid ah meelaha u daran, marka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":171668,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-171667","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Boqol ciyaal weero ah oo xalay laqabqabtay +SAWIRRO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/boqol-ciyaal-weero-ah-oo-xalay-laqabqabtay-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Boqol ciyaal weero ah oo xalay laqabqabtay +SAWIRRO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya, gaar ahaan kuwa Booliska ayaa xalay howlgallo ka sameeyey xaafado ka tirsan magaalada Muqdisho, kuwaas oo lagu xaqiijinayey amniga, si looga hortago falalka amni darrada ah. Howlgallada oo ahaa kuwa qorsheysan ayaa si gaar ah looga fuliyey xaafado ka tirsan degmada Kaaraan oo ka mid ah meelaha u daran, marka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/boqol-ciyaal-weero-ah-oo-xalay-laqabqabtay-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-07-25T08:44:27+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/FB_IMG_1658720757939.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"349\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/boqol-ciyaal-weero-ah-oo-xalay-laqabqabtay-sawirro\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/boqol-ciyaal-weero-ah-oo-xalay-laqabqabtay-sawirro\/\",\"name\":\"Boqol ciyaal weero ah oo xalay laqabqabtay +SAWIRRO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/boqol-ciyaal-weero-ah-oo-xalay-laqabqabtay-sawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/boqol-ciyaal-weero-ah-oo-xalay-laqabqabtay-sawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/FB_IMG_1658720757939.webp\",\"datePublished\":\"2022-07-25T08:44:27+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/boqol-ciyaal-weero-ah-oo-xalay-laqabqabtay-sawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/boqol-ciyaal-weero-ah-oo-xalay-laqabqabtay-sawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/boqol-ciyaal-weero-ah-oo-xalay-laqabqabtay-sawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/FB_IMG_1658720757939.webp\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/FB_IMG_1658720757939.webp\",\"width\":720,\"height\":349},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/boqol-ciyaal-weero-ah-oo-xalay-laqabqabtay-sawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Boqol ciyaal weero ah oo xalay laqabqabtay +SAWIRRO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Boqol ciyaal weero ah oo xalay laqabqabtay +SAWIRRO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/boqol-ciyaal-weero-ah-oo-xalay-laqabqabtay-sawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Boqol ciyaal weero ah oo xalay laqabqabtay +SAWIRRO - Wardoon","og_description":"Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya, gaar ahaan kuwa Booliska ayaa xalay howlgallo ka sameeyey xaafado ka tirsan magaalada Muqdisho, kuwaas oo lagu xaqiijinayey amniga, si looga hortago falalka amni darrada ah. Howlgallada oo ahaa kuwa qorsheysan ayaa si gaar ah looga fuliyey xaafado ka tirsan degmada Kaaraan oo ka mid ah meelaha u daran, marka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/boqol-ciyaal-weero-ah-oo-xalay-laqabqabtay-sawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-07-25T08:44:27+00:00","og_image":[{"width":720,"height":349,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/FB_IMG_1658720757939.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/boqol-ciyaal-weero-ah-oo-xalay-laqabqabtay-sawirro\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/boqol-ciyaal-weero-ah-oo-xalay-laqabqabtay-sawirro\/","name":"Boqol ciyaal weero ah oo xalay laqabqabtay +SAWIRRO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/boqol-ciyaal-weero-ah-oo-xalay-laqabqabtay-sawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/boqol-ciyaal-weero-ah-oo-xalay-laqabqabtay-sawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/FB_IMG_1658720757939.webp","datePublished":"2022-07-25T08:44:27+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/boqol-ciyaal-weero-ah-oo-xalay-laqabqabtay-sawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/boqol-ciyaal-weero-ah-oo-xalay-laqabqabtay-sawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/boqol-ciyaal-weero-ah-oo-xalay-laqabqabtay-sawirro\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/FB_IMG_1658720757939.webp","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/FB_IMG_1658720757939.webp","width":720,"height":349},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/boqol-ciyaal-weero-ah-oo-xalay-laqabqabtay-sawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Boqol ciyaal weero ah oo xalay laqabqabtay +SAWIRRO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/171667"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=171667"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/171667\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":171671,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/171667\/revisions\/171671"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/171668"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=171667"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=171667"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=171667"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}