{"id":171751,"date":"2022-07-28T17:16:30","date_gmt":"2022-07-28T14:16:30","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=171751"},"modified":"2022-07-28T17:16:30","modified_gmt":"2022-07-28T14:16:30","slug":"daaawo-basaas-shabaab-u-shaqaynayay-oo-laxukumay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daaawo-basaas-shabaab-u-shaqaynayay-oo-laxukumay\/","title":{"rendered":"DAAAWO:-Basaas Shabaab u shaqaynayay oo laxukumay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-171752\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-28-at-15.14.15.png\" alt=\"\" width=\"1062\" height=\"780\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-28-at-15.14.15.png 1062w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-28-at-15.14.15-300x220.png 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-28-at-15.14.15-1024x752.png 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-28-at-15.14.15-768x564.png 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-28-at-15.14.15-696x511.png 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-28-at-15.14.15-572x420.png 572w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-28-at-15.14.15-80x60.png 80w\" sizes=\"(max-width: 1062px) 100vw, 1062px\" \/><\/p>\n<p>Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ayaa xukun adag ku ridday Cabdirisaaq Cabdullaahi Axmed (Yarow) oo lagu helay inuu ahaa Basaas ka tirsan Al-Shabaab, sida lagu sheegay go\u2019aanka ka soo baxay maxkamadda.<\/p>\n<p>Cabdirisaaq oo ay maxkamaddu shaacisay inuu ahaa Basaas xirfad badan ayaa waxaa bishii November ee sanadkii hore ee 2021-kii lagu soo qabtay howlgal ka dhacay xaafadda Oodweyn oo ka tirsan degmada Dayniile ee gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Ninkan ayaa waxaa lagu soo qabtay agab kala duwan oo ay maxkamaddu soo bandhigtay, kuwaas oo uu u adeegsan jiray howlaha Basaasniyada.<\/p>\n<p>Agabyada uu isticmaalayey waxaa ka mid aah, Ookiyaal Camera leh, Boortakiyaabo wax duubi karto, Pro Camera, Drone Camera DJI, Flash Camera, Qalabka dhagoolayaasha balse loo isticmaalo dhegeysiga (Siemens Heraring Aid), Modam Internet iyo Telephono.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxa uu lahaa gaari uu kula shaqeeyo adeegga Rikaab, sidoo kale waxa uu ka soo shaqeeyay sanadkii 2015 illaa 2020 Bajaaj, saddex meel oo kale oo isugu jiro shirkado ka shaqeeya duulimaadyada iyo kuwa kale ee wax daabaca ee loo yaqaan Stationary.<\/p>\n<p>Da\u2019da Cabdirisaaq ayaa maxkamadda ay ku sheegtay 28 jir ku dhashay Muqdisho, sidoo kalena ka baxay ka mid ah ka mid ah jaamacadaha dalka oo uu ka bartay Computer Science.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn Maxkamadda Ciidamada ayaa ku dhowaaqday in Cabdirisaaq Cabdullaahi Axmed lagu xukumay 15-sano oo xabsi ciidan ah, sida uu shaaciyey Gaashaanle Maxamed Cabdi Muumin oo ka tirsan Garsoorka Ciidamada Qalabka Sida ee Dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FSOMALICABLE%2Fvideos%2F380802407530050%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ayaa xukun adag ku ridday Cabdirisaaq Cabdullaahi Axmed (Yarow) oo lagu helay inuu ahaa Basaas ka tirsan Al-Shabaab, sida lagu sheegay go\u2019aanka ka soo baxay maxkamadda. Cabdirisaaq oo ay maxkamaddu shaacisay inuu ahaa Basaas xirfad badan ayaa waxaa bishii November ee sanadkii hore ee 2021-kii lagu soo qabtay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":171752,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-171751","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAAWO:-Basaas Shabaab u shaqaynayay oo laxukumay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daaawo-basaas-shabaab-u-shaqaynayay-oo-laxukumay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAAWO:-Basaas Shabaab u shaqaynayay oo laxukumay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ayaa xukun adag ku ridday Cabdirisaaq Cabdullaahi Axmed (Yarow) oo lagu helay inuu ahaa Basaas ka tirsan Al-Shabaab, sida lagu sheegay go\u2019aanka ka soo baxay maxkamadda. Cabdirisaaq oo ay maxkamaddu shaacisay inuu ahaa Basaas xirfad badan ayaa waxaa bishii November ee sanadkii hore ee 2021-kii lagu soo qabtay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daaawo-basaas-shabaab-u-shaqaynayay-oo-laxukumay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-07-28T14:16:30+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-28-at-15.14.15.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1062\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"780\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daaawo-basaas-shabaab-u-shaqaynayay-oo-laxukumay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daaawo-basaas-shabaab-u-shaqaynayay-oo-laxukumay\/\",\"name\":\"DAAAWO:-Basaas Shabaab u shaqaynayay oo laxukumay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daaawo-basaas-shabaab-u-shaqaynayay-oo-laxukumay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daaawo-basaas-shabaab-u-shaqaynayay-oo-laxukumay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-28-at-15.14.15.png\",\"datePublished\":\"2022-07-28T14:16:30+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daaawo-basaas-shabaab-u-shaqaynayay-oo-laxukumay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daaawo-basaas-shabaab-u-shaqaynayay-oo-laxukumay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daaawo-basaas-shabaab-u-shaqaynayay-oo-laxukumay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-28-at-15.14.15.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-28-at-15.14.15.png\",\"width\":1062,\"height\":780},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daaawo-basaas-shabaab-u-shaqaynayay-oo-laxukumay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAAWO:-Basaas Shabaab u shaqaynayay oo laxukumay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAAWO:-Basaas Shabaab u shaqaynayay oo laxukumay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daaawo-basaas-shabaab-u-shaqaynayay-oo-laxukumay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAAWO:-Basaas Shabaab u shaqaynayay oo laxukumay - Wardoon","og_description":"Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ayaa xukun adag ku ridday Cabdirisaaq Cabdullaahi Axmed (Yarow) oo lagu helay inuu ahaa Basaas ka tirsan Al-Shabaab, sida lagu sheegay go\u2019aanka ka soo baxay maxkamadda. Cabdirisaaq oo ay maxkamaddu shaacisay inuu ahaa Basaas xirfad badan ayaa waxaa bishii November ee sanadkii hore ee 2021-kii lagu soo qabtay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daaawo-basaas-shabaab-u-shaqaynayay-oo-laxukumay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-07-28T14:16:30+00:00","og_image":[{"width":1062,"height":780,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-28-at-15.14.15.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daaawo-basaas-shabaab-u-shaqaynayay-oo-laxukumay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daaawo-basaas-shabaab-u-shaqaynayay-oo-laxukumay\/","name":"DAAAWO:-Basaas Shabaab u shaqaynayay oo laxukumay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daaawo-basaas-shabaab-u-shaqaynayay-oo-laxukumay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daaawo-basaas-shabaab-u-shaqaynayay-oo-laxukumay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-28-at-15.14.15.png","datePublished":"2022-07-28T14:16:30+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daaawo-basaas-shabaab-u-shaqaynayay-oo-laxukumay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daaawo-basaas-shabaab-u-shaqaynayay-oo-laxukumay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daaawo-basaas-shabaab-u-shaqaynayay-oo-laxukumay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-28-at-15.14.15.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-28-at-15.14.15.png","width":1062,"height":780},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daaawo-basaas-shabaab-u-shaqaynayay-oo-laxukumay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAAWO:-Basaas Shabaab u shaqaynayay oo laxukumay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/171751"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=171751"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/171751\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":171753,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/171751\/revisions\/171753"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/171752"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=171751"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=171751"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=171751"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}