{"id":171757,"date":"2022-07-29T12:06:08","date_gmt":"2022-07-29T09:06:08","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=171757"},"modified":"2022-07-29T12:06:08","modified_gmt":"2022-07-29T09:06:08","slug":"xasan-oo-sii-deynaya-mukhtaar-roobow","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-sii-deynaya-mukhtaar-roobow\/","title":{"rendered":"Xasan oo sii deynaya Mukhtaar Roobow"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-full wp-image-171758\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/181121-mukhtar-robow-mc-1358-scaled.jpeg\" alt=\"\" width=\"2560\" height=\"1743\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/181121-mukhtar-robow-mc-1358-scaled.jpeg 2560w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/181121-mukhtar-robow-mc-1358-300x204.jpeg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/181121-mukhtar-robow-mc-1358-1024x697.jpeg 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/181121-mukhtar-robow-mc-1358-768x523.jpeg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/181121-mukhtar-robow-mc-1358-1536x1046.jpeg 1536w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/181121-mukhtar-robow-mc-1358-2048x1394.jpeg 2048w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/181121-mukhtar-robow-mc-1358-696x474.jpeg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/181121-mukhtar-robow-mc-1358-1068x727.jpeg 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/181121-mukhtar-robow-mc-1358-617x420.jpeg 617w\" sizes=\"(max-width: 2560px) 100vw, 2560px\" \/><\/p>\n<p>Mukhtaar Roobow oo soo noqday Kuxigeenka Ururka Al-Shabaab, ayaa bishii December, ee sannadkii 2018kii ay kasoo xirtay magaalada Baydhabo Dawladdii Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, xilli uu u sharaxnaa Madaxweynaha Dawlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.<\/p>\n<p>Sarkaal kamid ah sirdoonka Soomaaliya ayaa inoo sheegay in uu socdo qorshe lagu sii deynayo Abu Maansuur, kaas oo ay dabada ka riixayaan Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS, Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe)iyo siyaasiyiin kasoo kala jeeda beelaha Digil &amp; Mirifle iyo Hawiye.<\/p>\n<p>Xogaha ayaa intaas ku daraya inay macquul tahay in sii deynta Roobow ay timaado kahor dhismaha Xukuumad cusub ee Ra\u2019iisul Wasaare Xamze Cabdi Barre, ayna jiraan dadaalo ay wadaan xubnaha uu hoggaaminayo Guddoomiye Aadan Madoobe oo ah in laga dhigo Mukhtaar Roobow, Wasiir kamid ah Xukuumadda cusub.<\/p>\n<p>Mukhtaar Roobow oo muddo ku jiray duurka, kadib khilaafkii isaga iyo hoggaamiyihii hore ee Al-Shabaab Axmed Goddane, ayaa DFS isku soo dhiibay bishii August ee sannadkii 2017kii, iyadoo bishii June ee isla sannadkaas ay Dawlada Mareykanku ka qaaday 5 Milyan oo dollar oo saarneyd sannado badan madaxiisa.<\/p>\n<p>Ma jiro ilo si madax banaan u xaqiijinaya wararka la xariira sii deynta Abu Maansuur, xubno sare oo kamid ah Madaxtooyada Villa Soomaaliya oo aan la xariirnay ayaana suuroobi weyday inaan helno.<\/p>\n<p>Roobow ayaa ku jira hadda xabsi guri ku yaala caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, waxaana intii uu xirnaa uu dhiganayay Jaamacad, isagoo qaatay shahaadada heerka labaad ee Jaamacadda. Markii uu yimid xukunka Villa Soomaaliya, Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa la fududeeyay in la booqan karo, waxaana u tagay Xildhibaano, iyo dad kale oo caan ka ah baraha bulshada.<\/p>\n<p>Arrintan ayaa haddii ay dhabowdo qeyb ka noqonaysa qorshe la sheegay in Villa Soomaaliya ay wado, kaas oo ay dooneyso inay meesha uga saarto Madaxweynaha KGS Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, kaas oo ahaa wadayga dhow ee Madaxweynihii hore ee dalka Maxamed Farmaajo, ayna si weyn isku hayeen xilligii mucaaradnimada Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Guddoomiye Aadan Madoobe oo saami ahaan (4.5) beelaha Digil iyo Mirifle ku matala hoggaanka sare ee dalka.<\/p>\n<p>Soo qabashadii Mukhtaar Roobow ee dabayaaqadii 2018kii, ayaa la rumeysan yahay inay kamid aheyd hardanadii ugu adkaa ee ay gashay Dawladdii Madaxweyne Farmaajo, waxaana ka dhashay dibad-baxyo ka dhacay deegaanada KG, gaar ahaan caasimadda KMG ah ee Baydhabo, kuwaas oo galaaftay nolasha ilaa 20 Ruux, Sidoo kale, Farmaajo ayaa dalka ka eryay Wakiilkii xilligaas ee Qaramada Midoobay Nicholas Haysom, oo si adag uga hadlay xaalada ka dhacday Baydhabo.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mukhtaar Roobow oo soo noqday Kuxigeenka Ururka Al-Shabaab, ayaa bishii December, ee sannadkii 2018kii ay kasoo xirtay magaalada Baydhabo Dawladdii Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, xilli uu u sharaxnaa Madaxweynaha Dawlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Sarkaal kamid ah sirdoonka Soomaaliya ayaa inoo sheegay in uu socdo qorshe lagu sii deynayo Abu Maansuur, kaas oo ay dabada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":171758,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-171757","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xasan oo sii deynaya Mukhtaar Roobow - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-sii-deynaya-mukhtaar-roobow\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xasan oo sii deynaya Mukhtaar Roobow - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Mukhtaar Roobow oo soo noqday Kuxigeenka Ururka Al-Shabaab, ayaa bishii December, ee sannadkii 2018kii ay kasoo xirtay magaalada Baydhabo Dawladdii Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, xilli uu u sharaxnaa Madaxweynaha Dawlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Sarkaal kamid ah sirdoonka Soomaaliya ayaa inoo sheegay in uu socdo qorshe lagu sii deynayo Abu Maansuur, kaas oo ay dabada [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-sii-deynaya-mukhtaar-roobow\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-07-29T09:06:08+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/181121-mukhtar-robow-mc-1358-scaled.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2560\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1743\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-sii-deynaya-mukhtaar-roobow\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-sii-deynaya-mukhtaar-roobow\/\",\"name\":\"Xasan oo sii deynaya Mukhtaar Roobow - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-sii-deynaya-mukhtaar-roobow\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-sii-deynaya-mukhtaar-roobow\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/181121-mukhtar-robow-mc-1358-scaled.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-07-29T09:06:08+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-sii-deynaya-mukhtaar-roobow\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-sii-deynaya-mukhtaar-roobow\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-sii-deynaya-mukhtaar-roobow\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/181121-mukhtar-robow-mc-1358-scaled.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/181121-mukhtar-robow-mc-1358-scaled.jpeg\",\"width\":2560,\"height\":1743,\"caption\":\"In this photo taken Wednesday, Oct. 10, 2018, Mukhtar Robow, who was once deputy leader of Africa's deadliest Islamic extremist group the al-Qaida-linked al-Shabab, speaks at a press conference about his candidacy for a regional presidency, in Baidoa, Somalia. Once the No. 2 leader of al-Shabab, now Mukhtar Robow is running for a regional presidency in Somalia, defying a government that says he's ineligible because he remains under international sanctions. (AP Photo)\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-sii-deynaya-mukhtaar-roobow\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xasan oo sii deynaya Mukhtaar Roobow\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xasan oo sii deynaya Mukhtaar Roobow - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-sii-deynaya-mukhtaar-roobow\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xasan oo sii deynaya Mukhtaar Roobow - Wardoon","og_description":"Mukhtaar Roobow oo soo noqday Kuxigeenka Ururka Al-Shabaab, ayaa bishii December, ee sannadkii 2018kii ay kasoo xirtay magaalada Baydhabo Dawladdii Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, xilli uu u sharaxnaa Madaxweynaha Dawlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Sarkaal kamid ah sirdoonka Soomaaliya ayaa inoo sheegay in uu socdo qorshe lagu sii deynayo Abu Maansuur, kaas oo ay dabada [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-sii-deynaya-mukhtaar-roobow\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-07-29T09:06:08+00:00","og_image":[{"width":2560,"height":1743,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/181121-mukhtar-robow-mc-1358-scaled.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-sii-deynaya-mukhtaar-roobow\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-sii-deynaya-mukhtaar-roobow\/","name":"Xasan oo sii deynaya Mukhtaar Roobow - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-sii-deynaya-mukhtaar-roobow\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-sii-deynaya-mukhtaar-roobow\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/181121-mukhtar-robow-mc-1358-scaled.jpeg","datePublished":"2022-07-29T09:06:08+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-sii-deynaya-mukhtaar-roobow\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-sii-deynaya-mukhtaar-roobow\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-sii-deynaya-mukhtaar-roobow\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/181121-mukhtar-robow-mc-1358-scaled.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/181121-mukhtar-robow-mc-1358-scaled.jpeg","width":2560,"height":1743,"caption":"In this photo taken Wednesday, Oct. 10, 2018, Mukhtar Robow, who was once deputy leader of Africa's deadliest Islamic extremist group the al-Qaida-linked al-Shabab, speaks at a press conference about his candidacy for a regional presidency, in Baidoa, Somalia. Once the No. 2 leader of al-Shabab, now Mukhtar Robow is running for a regional presidency in Somalia, defying a government that says he's ineligible because he remains under international sanctions. (AP Photo)"},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-sii-deynaya-mukhtaar-roobow\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xasan oo sii deynaya Mukhtaar Roobow"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/171757"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=171757"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/171757\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":171759,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/171757\/revisions\/171759"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/171758"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=171757"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=171757"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=171757"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}