{"id":171776,"date":"2022-07-30T11:28:28","date_gmt":"2022-07-30T08:28:28","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=171776"},"modified":"2022-07-30T11:28:57","modified_gmt":"2022-07-30T08:28:57","slug":"shakira-oo-laga-yaabo-in-8-sano-xabsi-ah-lagu-xukumo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shakira-oo-laga-yaabo-in-8-sano-xabsi-ah-lagu-xukumo\/","title":{"rendered":"Shakira oo laga yaabo in 8 sano xabsi ah lagu xukumo"},"content":{"rendered":"<p class=\"p1\"><span class=\"s1\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-171777\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/116497593_gettyimages-971720370.jpeg\" alt=\"\" width=\"976\" height=\"549\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/116497593_gettyimages-971720370.jpeg 976w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/116497593_gettyimages-971720370-300x169.jpeg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/116497593_gettyimages-971720370-768x432.jpeg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/116497593_gettyimages-971720370-696x392.jpeg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/116497593_gettyimages-971720370-747x420.jpeg 747w\" sizes=\"(max-width: 976px) 100vw, 976px\" \/><\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Dacwad-oogayaasha dalka Spain ayaa sheegay inay raadin doonaan in ka badan sideed sano oo xabsi oo lagu xukumo fanaanadda caanka ka ah dunida ee Shakira, kadib markii ay diiday inay heshiis ka gasho eedeymo khiyaano canshuur ah oo loo haysto.<span class=\"Apple-converted-space\">\u00a0<\/span><\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Dacwad-oogayaasha magaalada Barcelona ayaa sidoo kale dalban doona ganaax dhan 24 milyan oo euro oo la saaro fanaanaddan 45 jirka ah.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Waxa ay Shakira ku eedeeyeen inay xafiiska canshuur uruurinta Spain ka khiyaantay 14.5 milyan oo Euro oo dakhli ah intii u dhaxeysa 2012 illaa 2014.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Shakira, oo iibisay in ka badan 60 milyan oo album oo heesaheeda ah, ayaa Arbacadii diiday inay heshiis la gasho dacwad-oogayaasha, waxaana bayaan ay soo saartay oo ay baahiyeen qareenadeeda ku sheegtay \u201cinay si buuxda u hubto inaysan dambi gelin,\u201d sidaas darteedna ay go\u2019aansatay in kiiskeeda maxkamad la geeyo.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Qareenada Shakira, oo ah mid ka mid ah fanaaniinta ugu caansan caalamka, ayaa sheegay in heshiis la gaaro uu weli suurta-gal yahay illaa maxkamadeynta ay billaabato.<span class=\"Apple-converted-space\">\u00a0<\/span><\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Dacwad-oogayaasha ayaa sheegay in Shakira ay usoo guurtay Spain 2011, kadib markii xiriirkeeda xiddiga Barcelona Gerard Pique uu noqday mid shaacsan, hase yeeshee deegaankeeda rasmiga uu ahaa Bahamas illaa 2015, sababo la xiriira canshuuraha dartood.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Shakira iyo Pique oo laba caruur ah leh ayaa bishii June ku dhowaaqay inay kala furteen.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Shakira ayaa Arbacadii dhalleeceysay \u201cxadgudub buuxa oo lagu sameeyey xuquuqdeeda\u201d iyo \u201chanaanka xadgudubka ah\u201d ee xafiiska dacwad-oogaha uu adeegsaday.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Waxa ay intaas ku dartay in dacwad-oogayaasha ay sidoo kale doonayaan inay canshuuraan lacag ay ka heshay bandhigyada faneed ee ay ku qabato dalalka kale ee caalamka.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Qareenadeeda waxay sheegeen in illaa 2014 ay inta badan lacagteeda ka heshay bandhigyada caalamka, ay Spain si rasmi ah ugu soo guurtay 2015, kadibna ay kasoo baxday dhammaan waajibkaadkeeda canshuuro.<span class=\"Apple-converted-space\">\u00a0<\/span><\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Shakira ayaa intaas ku dartay inay bixisay 17.2 milyan oo Euro oo casnhuurta Spain ah, islamarkaana aysan jirin \u201cwax canshuur ah oo waaxda dakhli uruurinta ay ku leedahay.\u201d<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/news.sky.com\/story\/shakira-could-face-eight-years-in-jail-if-convicted-in-spanish-tax-fraud-case-12661486\"><span style=\"color: #ff0000;\"><strong>HALKAN KA AQRI SHEEKADAN<\/strong><\/span><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dacwad-oogayaasha dalka Spain ayaa sheegay inay raadin doonaan in ka badan sideed sano oo xabsi oo lagu xukumo fanaanadda caanka ka ah dunida ee Shakira, kadib markii ay diiday inay heshiis ka gasho eedeymo khiyaano canshuur ah oo loo haysto.\u00a0 Dacwad-oogayaasha magaalada Barcelona ayaa sidoo kale dalban doona ganaax dhan 24 milyan oo euro oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":171777,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-171776","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Shakira oo laga yaabo in 8 sano xabsi ah lagu xukumo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shakira-oo-laga-yaabo-in-8-sano-xabsi-ah-lagu-xukumo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Shakira oo laga yaabo in 8 sano xabsi ah lagu xukumo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dacwad-oogayaasha dalka Spain ayaa sheegay inay raadin doonaan in ka badan sideed sano oo xabsi oo lagu xukumo fanaanadda caanka ka ah dunida ee Shakira, kadib markii ay diiday inay heshiis ka gasho eedeymo khiyaano canshuur ah oo loo haysto.\u00a0 Dacwad-oogayaasha magaalada Barcelona ayaa sidoo kale dalban doona ganaax dhan 24 milyan oo euro oo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shakira-oo-laga-yaabo-in-8-sano-xabsi-ah-lagu-xukumo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-07-30T08:28:28+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-07-30T08:28:57+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/116497593_gettyimages-971720370.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"976\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"549\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shakira-oo-laga-yaabo-in-8-sano-xabsi-ah-lagu-xukumo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shakira-oo-laga-yaabo-in-8-sano-xabsi-ah-lagu-xukumo\/\",\"name\":\"Shakira oo laga yaabo in 8 sano xabsi ah lagu xukumo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shakira-oo-laga-yaabo-in-8-sano-xabsi-ah-lagu-xukumo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shakira-oo-laga-yaabo-in-8-sano-xabsi-ah-lagu-xukumo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/116497593_gettyimages-971720370.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-07-30T08:28:28+00:00\",\"dateModified\":\"2022-07-30T08:28:57+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shakira-oo-laga-yaabo-in-8-sano-xabsi-ah-lagu-xukumo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shakira-oo-laga-yaabo-in-8-sano-xabsi-ah-lagu-xukumo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shakira-oo-laga-yaabo-in-8-sano-xabsi-ah-lagu-xukumo\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/116497593_gettyimages-971720370.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/116497593_gettyimages-971720370.jpeg\",\"width\":976,\"height\":549},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shakira-oo-laga-yaabo-in-8-sano-xabsi-ah-lagu-xukumo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Shakira oo laga yaabo in 8 sano xabsi ah lagu xukumo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Shakira oo laga yaabo in 8 sano xabsi ah lagu xukumo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shakira-oo-laga-yaabo-in-8-sano-xabsi-ah-lagu-xukumo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Shakira oo laga yaabo in 8 sano xabsi ah lagu xukumo - Wardoon","og_description":"Dacwad-oogayaasha dalka Spain ayaa sheegay inay raadin doonaan in ka badan sideed sano oo xabsi oo lagu xukumo fanaanadda caanka ka ah dunida ee Shakira, kadib markii ay diiday inay heshiis ka gasho eedeymo khiyaano canshuur ah oo loo haysto.\u00a0 Dacwad-oogayaasha magaalada Barcelona ayaa sidoo kale dalban doona ganaax dhan 24 milyan oo euro oo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shakira-oo-laga-yaabo-in-8-sano-xabsi-ah-lagu-xukumo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-07-30T08:28:28+00:00","article_modified_time":"2022-07-30T08:28:57+00:00","og_image":[{"width":976,"height":549,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/116497593_gettyimages-971720370.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shakira-oo-laga-yaabo-in-8-sano-xabsi-ah-lagu-xukumo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shakira-oo-laga-yaabo-in-8-sano-xabsi-ah-lagu-xukumo\/","name":"Shakira oo laga yaabo in 8 sano xabsi ah lagu xukumo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shakira-oo-laga-yaabo-in-8-sano-xabsi-ah-lagu-xukumo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shakira-oo-laga-yaabo-in-8-sano-xabsi-ah-lagu-xukumo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/116497593_gettyimages-971720370.jpeg","datePublished":"2022-07-30T08:28:28+00:00","dateModified":"2022-07-30T08:28:57+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shakira-oo-laga-yaabo-in-8-sano-xabsi-ah-lagu-xukumo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/shakira-oo-laga-yaabo-in-8-sano-xabsi-ah-lagu-xukumo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shakira-oo-laga-yaabo-in-8-sano-xabsi-ah-lagu-xukumo\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/116497593_gettyimages-971720370.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/116497593_gettyimages-971720370.jpeg","width":976,"height":549},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shakira-oo-laga-yaabo-in-8-sano-xabsi-ah-lagu-xukumo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Shakira oo laga yaabo in 8 sano xabsi ah lagu xukumo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/171776"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=171776"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/171776\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":171779,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/171776\/revisions\/171779"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/171777"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=171776"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=171776"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=171776"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}