{"id":171905,"date":"2022-08-03T11:13:44","date_gmt":"2022-08-03T08:13:44","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=171905"},"modified":"2022-08-03T11:13:44","modified_gmt":"2022-08-03T08:13:44","slug":"haweeney-soomaali-ah-oo-alshabaab-lacago-diri-jirtay-oo-laxukumay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-soomaali-ah-oo-alshabaab-lacago-diri-jirtay-oo-laxukumay\/","title":{"rendered":"Haweeney Soomaali ah oo Alshabaab lacago diri jirtay oo laxukumay\u00a0"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-171906\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/202283637950897802056586.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"440\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/202283637950897802056586.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/202283637950897802056586-300x200.jpeg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/202283637950897802056586-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Haweeney Soomaali ah, oo haysata dhalashadsa Holland ayaa lagu xukumay saddex sano oo xarig ah, kadib markii lagu soo eedeeyay inay lacago boqolaal dollar ah ugu deeqday kooxda Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Xukunka lagu riday Farhia Hassan, oo 38-jir ah, ayaa aad uga yar 8-dii sano oo ay dalbadeen dacwad oogayaasha.<\/p>\n<p>Horraantii sanadkan ayay xeerbeegti ka tirsan maxkamadda degmada Alexandria ee dalka Mareykanka ku xukuntay in ay maleegaysay in ay taageero maadi ah siiso Alshabaab.<\/p>\n<p>Dacwad oogayaasha ayaa sheegay in ay ka mid ahayd ilaa 15 haween ah oo si joogta ah lacago yar udiri jiray si ay u taageeraan Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Isku soo wada duuboo, dacwad oogayaasha ayaa sheegay in ay ku deeqday ilaa $300 muddo saddex sano ah.<\/p>\n<p>Haweeneydan, oo leh lix carruur ah, ayaa magangelyo ka heshay Nederland, iyadoo dhallinyaro ah, waxayna degtay magaalada Terneuzen.<\/p>\n<p>Markii hore waxa ay ka dagaalantay in loo diro xabsi\u00a0 7 sano ah, ka hor inta aan la keenin Mareykanka si ay u wajahdo maxkamad.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/apnews.com\/article\/africa-netherlands-somalia-al-shabab-28726c5a5a84f93ac9482f8f5c34e300\"><span style=\"color: #ff0000;\"><strong>HALKAN KA AQRI SHEEKADAN<\/strong><\/span><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Haweeney Soomaali ah, oo haysata dhalashadsa Holland ayaa lagu xukumay saddex sano oo xarig ah, kadib markii lagu soo eedeeyay inay lacago boqolaal dollar ah ugu deeqday kooxda Al-Shabaab. Xukunka lagu riday Farhia Hassan, oo 38-jir ah, ayaa aad uga yar 8-dii sano oo ay dalbadeen dacwad oogayaasha. Horraantii sanadkan ayay xeerbeegti ka tirsan maxkamadda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":171906,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-171905","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Haweeney Soomaali ah oo Alshabaab lacago diri jirtay oo laxukumay\u00a0 - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-soomaali-ah-oo-alshabaab-lacago-diri-jirtay-oo-laxukumay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Haweeney Soomaali ah oo Alshabaab lacago diri jirtay oo laxukumay\u00a0 - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Haweeney Soomaali ah, oo haysata dhalashadsa Holland ayaa lagu xukumay saddex sano oo xarig ah, kadib markii lagu soo eedeeyay inay lacago boqolaal dollar ah ugu deeqday kooxda Al-Shabaab. Xukunka lagu riday Farhia Hassan, oo 38-jir ah, ayaa aad uga yar 8-dii sano oo ay dalbadeen dacwad oogayaasha. Horraantii sanadkan ayay xeerbeegti ka tirsan maxkamadda [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-soomaali-ah-oo-alshabaab-lacago-diri-jirtay-oo-laxukumay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-08-03T08:13:44+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/202283637950897802056586.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"440\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-soomaali-ah-oo-alshabaab-lacago-diri-jirtay-oo-laxukumay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-soomaali-ah-oo-alshabaab-lacago-diri-jirtay-oo-laxukumay\/\",\"name\":\"Haweeney Soomaali ah oo Alshabaab lacago diri jirtay oo laxukumay\u00a0 - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-soomaali-ah-oo-alshabaab-lacago-diri-jirtay-oo-laxukumay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-soomaali-ah-oo-alshabaab-lacago-diri-jirtay-oo-laxukumay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/202283637950897802056586.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-08-03T08:13:44+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-soomaali-ah-oo-alshabaab-lacago-diri-jirtay-oo-laxukumay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-soomaali-ah-oo-alshabaab-lacago-diri-jirtay-oo-laxukumay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-soomaali-ah-oo-alshabaab-lacago-diri-jirtay-oo-laxukumay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/202283637950897802056586.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/202283637950897802056586.jpeg\",\"width\":660,\"height\":440},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-soomaali-ah-oo-alshabaab-lacago-diri-jirtay-oo-laxukumay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Haweeney Soomaali ah oo Alshabaab lacago diri jirtay oo laxukumay\u00a0\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Haweeney Soomaali ah oo Alshabaab lacago diri jirtay oo laxukumay\u00a0 - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-soomaali-ah-oo-alshabaab-lacago-diri-jirtay-oo-laxukumay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Haweeney Soomaali ah oo Alshabaab lacago diri jirtay oo laxukumay\u00a0 - Wardoon","og_description":"Haweeney Soomaali ah, oo haysata dhalashadsa Holland ayaa lagu xukumay saddex sano oo xarig ah, kadib markii lagu soo eedeeyay inay lacago boqolaal dollar ah ugu deeqday kooxda Al-Shabaab. Xukunka lagu riday Farhia Hassan, oo 38-jir ah, ayaa aad uga yar 8-dii sano oo ay dalbadeen dacwad oogayaasha. Horraantii sanadkan ayay xeerbeegti ka tirsan maxkamadda [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-soomaali-ah-oo-alshabaab-lacago-diri-jirtay-oo-laxukumay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-08-03T08:13:44+00:00","og_image":[{"width":660,"height":440,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/202283637950897802056586.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-soomaali-ah-oo-alshabaab-lacago-diri-jirtay-oo-laxukumay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-soomaali-ah-oo-alshabaab-lacago-diri-jirtay-oo-laxukumay\/","name":"Haweeney Soomaali ah oo Alshabaab lacago diri jirtay oo laxukumay\u00a0 - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-soomaali-ah-oo-alshabaab-lacago-diri-jirtay-oo-laxukumay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-soomaali-ah-oo-alshabaab-lacago-diri-jirtay-oo-laxukumay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/202283637950897802056586.jpeg","datePublished":"2022-08-03T08:13:44+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-soomaali-ah-oo-alshabaab-lacago-diri-jirtay-oo-laxukumay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-soomaali-ah-oo-alshabaab-lacago-diri-jirtay-oo-laxukumay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-soomaali-ah-oo-alshabaab-lacago-diri-jirtay-oo-laxukumay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/202283637950897802056586.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/202283637950897802056586.jpeg","width":660,"height":440},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-soomaali-ah-oo-alshabaab-lacago-diri-jirtay-oo-laxukumay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Haweeney Soomaali ah oo Alshabaab lacago diri jirtay oo laxukumay\u00a0"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/171905"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=171905"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/171905\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":171907,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/171905\/revisions\/171907"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/171906"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=171905"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=171905"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=171905"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}