{"id":171922,"date":"2022-08-03T19:22:07","date_gmt":"2022-08-03T16:22:07","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=171922"},"modified":"2022-08-03T19:22:07","modified_gmt":"2022-08-03T16:22:07","slug":"alshabaab-waa-munkarkii-ugu-weynaa-waa-in-lala-dagaalamo-oo-la-suulliyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-waa-munkarkii-ugu-weynaa-waa-in-lala-dagaalamo-oo-la-suulliyo\/","title":{"rendered":"Alshabaab waa munkarkii ugu weynaa, waa in lala dagaalamo oo la suulliyo"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-171924\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/202283637951130594739797.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"440\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/202283637951130594739797.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/202283637951130594739797-300x200.jpeg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/202283637951130594739797-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Culimada dowlad deegaanka Soomaalida, ayaa kullan ay isugu yimaadeen oo uu goob joog ka ahaa madaxweyne Mustafe Cagjar, waxay ku cambaareeyeen duullaankii ururka Alshabaab uu kusoo qaaday gobolka Afdheer.<\/p>\n<p>Culimada ayaa bayaan ay soo saareen ku sheegay, inay taageersan yihiin una hambal- yaynayaan guushii ciidamada Liyuu Booliisku ka gaareen howlgalkii ka dhanka ahaa Al-shabaab.<\/p>\n<p>Waxaa kale oo culimadu ay ku baaqeen in Alshabaab lala dagaalamo oo laga suuliyo deegaanka, waxayna ku tilmaameen munkarkii ugu weynaa ee dhaca, sida ay sheegeen.<\/p>\n<p>Culimada dowlad deegaanku waxay bulshada ugu baaqeen in ay ka digtoonaadaan waxay ugu yeereen, falalka gurracan iyo fikirrada khaldan ee ay xambaarsan tahay Al-shabaab.<\/p>\n<p>Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida, Mustafe Muxumed Cagjar ayaa uga mahad celiyay culimada sida ay u caddeeyeen mowqifkooda ku aadan dagaalka Alshabaab.<\/p>\n<p>Mustafe Cagjar wuxuu caddeeyay inay 100% ku guulaysteen inay ka hortagaan damacii Alshabab. Waxa uu qiray taageerada bulshadu inay qeyb weyn ka ahayd in laga guulaysto Alshabaab, islamarkaana muddo kooban lagusoo afjaro duullaankii ay soo qaadeen.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan bogaadinayaa kaalinta ay culimadu ka qaadatay ka falcelintii weerarkii gardarrada ahaa, ee nimankaas argigixisada ah ee Alshabaab, kusoo qaadeen deegaanka. Runtii culimadu waxay kamid yihiin shacabka deegaanka ee muujiyay dareenkooda ay ku diidan yihiin fikirkaas oo hadhow keeni kara in lagu xallaalaysto dhiiggooda, sida walaalaheenna Soomaaliya ay ugu dulloobeen,\u201dayuu yiri madaxweyne Mustafe Cagjar.<\/p>\n<p>Mustafe Cagjar wuxuu sheegay amni ahaan inay xoojinayaan xaduudaha deegaankiisa, si looga hortago in Alshabaab mar kale ay soo qaadaan weerar midkii hore lamid ah.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-171923\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/202283637951130323337930.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"440\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/202283637951130323337930.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/202283637951130323337930-300x200.jpeg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/202283637951130323337930-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-171924\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/202283637951130594739797.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"440\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/202283637951130594739797.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/202283637951130594739797-300x200.jpeg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/202283637951130594739797-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Culimada dowlad deegaanka Soomaalida, ayaa kullan ay isugu yimaadeen oo uu goob joog ka ahaa madaxweyne Mustafe Cagjar, waxay ku cambaareeyeen duullaankii ururka Alshabaab uu kusoo qaaday gobolka Afdheer. Culimada ayaa bayaan ay soo saareen ku sheegay, inay taageersan yihiin una hambal- yaynayaan guushii ciidamada Liyuu Booliisku ka gaareen howlgalkii ka dhanka ahaa Al-shabaab. Waxaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":171924,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-171922","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Alshabaab waa munkarkii ugu weynaa, waa in lala dagaalamo oo la suulliyo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-waa-munkarkii-ugu-weynaa-waa-in-lala-dagaalamo-oo-la-suulliyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Alshabaab waa munkarkii ugu weynaa, waa in lala dagaalamo oo la suulliyo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Culimada dowlad deegaanka Soomaalida, ayaa kullan ay isugu yimaadeen oo uu goob joog ka ahaa madaxweyne Mustafe Cagjar, waxay ku cambaareeyeen duullaankii ururka Alshabaab uu kusoo qaaday gobolka Afdheer. Culimada ayaa bayaan ay soo saareen ku sheegay, inay taageersan yihiin una hambal- yaynayaan guushii ciidamada Liyuu Booliisku ka gaareen howlgalkii ka dhanka ahaa Al-shabaab. Waxaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-waa-munkarkii-ugu-weynaa-waa-in-lala-dagaalamo-oo-la-suulliyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-08-03T16:22:07+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/202283637951130594739797.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"440\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-waa-munkarkii-ugu-weynaa-waa-in-lala-dagaalamo-oo-la-suulliyo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-waa-munkarkii-ugu-weynaa-waa-in-lala-dagaalamo-oo-la-suulliyo\/\",\"name\":\"Alshabaab waa munkarkii ugu weynaa, waa in lala dagaalamo oo la suulliyo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-waa-munkarkii-ugu-weynaa-waa-in-lala-dagaalamo-oo-la-suulliyo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-waa-munkarkii-ugu-weynaa-waa-in-lala-dagaalamo-oo-la-suulliyo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/202283637951130594739797.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-08-03T16:22:07+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-waa-munkarkii-ugu-weynaa-waa-in-lala-dagaalamo-oo-la-suulliyo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-waa-munkarkii-ugu-weynaa-waa-in-lala-dagaalamo-oo-la-suulliyo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-waa-munkarkii-ugu-weynaa-waa-in-lala-dagaalamo-oo-la-suulliyo\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/202283637951130594739797.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/202283637951130594739797.jpeg\",\"width\":660,\"height\":440},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-waa-munkarkii-ugu-weynaa-waa-in-lala-dagaalamo-oo-la-suulliyo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Alshabaab waa munkarkii ugu weynaa, waa in lala dagaalamo oo la suulliyo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Alshabaab waa munkarkii ugu weynaa, waa in lala dagaalamo oo la suulliyo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-waa-munkarkii-ugu-weynaa-waa-in-lala-dagaalamo-oo-la-suulliyo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Alshabaab waa munkarkii ugu weynaa, waa in lala dagaalamo oo la suulliyo - Wardoon","og_description":"Culimada dowlad deegaanka Soomaalida, ayaa kullan ay isugu yimaadeen oo uu goob joog ka ahaa madaxweyne Mustafe Cagjar, waxay ku cambaareeyeen duullaankii ururka Alshabaab uu kusoo qaaday gobolka Afdheer. Culimada ayaa bayaan ay soo saareen ku sheegay, inay taageersan yihiin una hambal- yaynayaan guushii ciidamada Liyuu Booliisku ka gaareen howlgalkii ka dhanka ahaa Al-shabaab. Waxaa [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-waa-munkarkii-ugu-weynaa-waa-in-lala-dagaalamo-oo-la-suulliyo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-08-03T16:22:07+00:00","og_image":[{"width":660,"height":440,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/202283637951130594739797.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-waa-munkarkii-ugu-weynaa-waa-in-lala-dagaalamo-oo-la-suulliyo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-waa-munkarkii-ugu-weynaa-waa-in-lala-dagaalamo-oo-la-suulliyo\/","name":"Alshabaab waa munkarkii ugu weynaa, waa in lala dagaalamo oo la suulliyo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-waa-munkarkii-ugu-weynaa-waa-in-lala-dagaalamo-oo-la-suulliyo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-waa-munkarkii-ugu-weynaa-waa-in-lala-dagaalamo-oo-la-suulliyo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/202283637951130594739797.jpeg","datePublished":"2022-08-03T16:22:07+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-waa-munkarkii-ugu-weynaa-waa-in-lala-dagaalamo-oo-la-suulliyo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-waa-munkarkii-ugu-weynaa-waa-in-lala-dagaalamo-oo-la-suulliyo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-waa-munkarkii-ugu-weynaa-waa-in-lala-dagaalamo-oo-la-suulliyo\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/202283637951130594739797.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/202283637951130594739797.jpeg","width":660,"height":440},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-waa-munkarkii-ugu-weynaa-waa-in-lala-dagaalamo-oo-la-suulliyo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Alshabaab waa munkarkii ugu weynaa, waa in lala dagaalamo oo la suulliyo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/171922"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=171922"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/171922\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":171925,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/171922\/revisions\/171925"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/171924"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=171922"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=171922"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=171922"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}