{"id":172047,"date":"2022-08-08T12:39:55","date_gmt":"2022-08-08T09:39:55","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=172047"},"modified":"2022-08-08T12:39:55","modified_gmt":"2022-08-08T09:39:55","slug":"jubbaland-oo-xaqiijisay-in-ciidamo-itoobiyaan-ah-soogaleen-gedo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-xaqiijisay-in-ciidamo-itoobiyaan-ah-soogaleen-gedo\/","title":{"rendered":"Jubbaland oo xaqiijisay in ciidamo Itoobiyaan ah soogaleen Gedo"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-172048\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/202288637955206122184079.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"377\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/202288637955206122184079.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/202288637955206122184079-300x171.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Maamulka Jubbland ayaa xaqiijiyay inay ciidmo Itoobiyaan ah oo kasoo gudbay xadka labada dal ay gaareen qeybo kamid ah gobolka Gedo, maalmo kadib dagaalladii Itoobiya Alshabaab kula gashay gobolka Bakool iyo xadka.<\/p>\n<p>Wasiirka amniga Jubbaland, Yuusuf Dhuumaal ayaa sheegay in ciidamada Itoobiya u tageen goblka Gedo sugida amniga xaduudaha, si ay uga hortagaan in Alshabaab mar kale weerar kusoo qaadaan dowlad deegaanka Soomaalida.<\/p>\n<p>Wasiirka amniga wuxuu sheegay ciidamada Itoobiya inay ku sugan yihiin garoonka diyaaradaha ee Doolow iyo buundada magaalada, wuxuuna sheegay inay yihiin ciidamo yar oo aan ahayn sida loo buunbuuniyay.<\/p>\n<p>\u201cWaa ciidan aan ka badnayn 200. Waa afar Uuraal oo min 50 ah. Ciidan farabadan iyo waxa la sheegayo waxba kama jiraan, annaguna waan ognahay,\u201d ayuu yiri wasiir Dhuumaal.<\/p>\n<p>Wasiirka waxa uu sheegay inay Itoobiya iska kaashanayaan la dagaalanka Shabaabka dhibaatada ku haysa gobolka Gedo.<\/p>\n<p>Wuxu sheegay inay ogyihiin meelo badan oo Alshabaab isku urursanayaan, isagoo sheegay inay qorsheynayaan inay doonayaan inay meelo kale kasoo weeraraan Itoobiya.<\/p>\n<p>Dowladda Itoobiya ayaa ciidamadan ay soo galisay gobolka Gedo ku tilmaamay inay qeyb ka yihiin ka hortagida weeraro Alshabaab mar kale ay qorsheynayaan inay dalkeeda kusoo qaadaan, sida ay horey uga digtay dowladda Maraykanka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka Jubbland ayaa xaqiijiyay inay ciidmo Itoobiyaan ah oo kasoo gudbay xadka labada dal ay gaareen qeybo kamid ah gobolka Gedo, maalmo kadib dagaalladii Itoobiya Alshabaab kula gashay gobolka Bakool iyo xadka. Wasiirka amniga Jubbaland, Yuusuf Dhuumaal ayaa sheegay in ciidamada Itoobiya u tageen goblka Gedo sugida amniga xaduudaha, si ay uga hortagaan in Alshabaab [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":172048,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-172047","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Jubbaland oo xaqiijisay in ciidamo Itoobiyaan ah soogaleen Gedo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-xaqiijisay-in-ciidamo-itoobiyaan-ah-soogaleen-gedo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Jubbaland oo xaqiijisay in ciidamo Itoobiyaan ah soogaleen Gedo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maamulka Jubbland ayaa xaqiijiyay inay ciidmo Itoobiyaan ah oo kasoo gudbay xadka labada dal ay gaareen qeybo kamid ah gobolka Gedo, maalmo kadib dagaalladii Itoobiya Alshabaab kula gashay gobolka Bakool iyo xadka. Wasiirka amniga Jubbaland, Yuusuf Dhuumaal ayaa sheegay in ciidamada Itoobiya u tageen goblka Gedo sugida amniga xaduudaha, si ay uga hortagaan in Alshabaab [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-xaqiijisay-in-ciidamo-itoobiyaan-ah-soogaleen-gedo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-08-08T09:39:55+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/202288637955206122184079.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"377\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-xaqiijisay-in-ciidamo-itoobiyaan-ah-soogaleen-gedo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-xaqiijisay-in-ciidamo-itoobiyaan-ah-soogaleen-gedo\/\",\"name\":\"Jubbaland oo xaqiijisay in ciidamo Itoobiyaan ah soogaleen Gedo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-xaqiijisay-in-ciidamo-itoobiyaan-ah-soogaleen-gedo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-xaqiijisay-in-ciidamo-itoobiyaan-ah-soogaleen-gedo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/202288637955206122184079.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-08-08T09:39:55+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-xaqiijisay-in-ciidamo-itoobiyaan-ah-soogaleen-gedo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-xaqiijisay-in-ciidamo-itoobiyaan-ah-soogaleen-gedo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-xaqiijisay-in-ciidamo-itoobiyaan-ah-soogaleen-gedo\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/202288637955206122184079.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/202288637955206122184079.jpeg\",\"width\":660,\"height\":377},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-xaqiijisay-in-ciidamo-itoobiyaan-ah-soogaleen-gedo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Jubbaland oo xaqiijisay in ciidamo Itoobiyaan ah soogaleen Gedo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Jubbaland oo xaqiijisay in ciidamo Itoobiyaan ah soogaleen Gedo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-xaqiijisay-in-ciidamo-itoobiyaan-ah-soogaleen-gedo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Jubbaland oo xaqiijisay in ciidamo Itoobiyaan ah soogaleen Gedo - Wardoon","og_description":"Maamulka Jubbland ayaa xaqiijiyay inay ciidmo Itoobiyaan ah oo kasoo gudbay xadka labada dal ay gaareen qeybo kamid ah gobolka Gedo, maalmo kadib dagaalladii Itoobiya Alshabaab kula gashay gobolka Bakool iyo xadka. Wasiirka amniga Jubbaland, Yuusuf Dhuumaal ayaa sheegay in ciidamada Itoobiya u tageen goblka Gedo sugida amniga xaduudaha, si ay uga hortagaan in Alshabaab [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-xaqiijisay-in-ciidamo-itoobiyaan-ah-soogaleen-gedo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-08-08T09:39:55+00:00","og_image":[{"width":660,"height":377,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/202288637955206122184079.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-xaqiijisay-in-ciidamo-itoobiyaan-ah-soogaleen-gedo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-xaqiijisay-in-ciidamo-itoobiyaan-ah-soogaleen-gedo\/","name":"Jubbaland oo xaqiijisay in ciidamo Itoobiyaan ah soogaleen Gedo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-xaqiijisay-in-ciidamo-itoobiyaan-ah-soogaleen-gedo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-xaqiijisay-in-ciidamo-itoobiyaan-ah-soogaleen-gedo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/202288637955206122184079.jpeg","datePublished":"2022-08-08T09:39:55+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-xaqiijisay-in-ciidamo-itoobiyaan-ah-soogaleen-gedo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-xaqiijisay-in-ciidamo-itoobiyaan-ah-soogaleen-gedo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-xaqiijisay-in-ciidamo-itoobiyaan-ah-soogaleen-gedo\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/202288637955206122184079.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/202288637955206122184079.jpeg","width":660,"height":377},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-xaqiijisay-in-ciidamo-itoobiyaan-ah-soogaleen-gedo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Jubbaland oo xaqiijisay in ciidamo Itoobiyaan ah soogaleen Gedo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172047"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=172047"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172047\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":172049,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172047\/revisions\/172049"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/172048"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=172047"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=172047"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=172047"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}