{"id":172148,"date":"2022-08-11T11:45:58","date_gmt":"2022-08-11T08:45:58","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=172148"},"modified":"2022-08-11T11:45:58","modified_gmt":"2022-08-11T08:45:58","slug":"xamza-cabdi-bare-oo-amaro-kusoo-rogay-golihiisa-wasiiradda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-cabdi-bare-oo-amaro-kusoo-rogay-golihiisa-wasiiradda\/","title":{"rendered":"Xamza Cabdi Bare oo amaro kusoo rogay golihiisa wasiiradda"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-172149\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022811637957772911891528.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"399\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022811637957772911891528.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022811637957772911891528-300x181.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Xamza Cabdi Barre ayaa caawa soo saaray go\u2019aamo culus oo la xiriira ilaalinta \u2018nidaamka shaqada iyo hantida Qaranka\u2019 sida lagu shaaciyey warqad ka soo baxday xafiiskiisa.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Xamza Barre ayaa soo saaray seddax qodob oo sida ku cad qoraalkiisa uu u arkay inay muhiim u yihiin ilaalinta ku dhaqanka shuruucda dalka.<\/p>\n<p>Qodobadaas ayaa kala ah:<\/p>\n<p>1 \u2013 In dhamaan xubnaha golaha wasiirrada ee XFS ay ilaaliyaan ku dhaqanka dastuurka iyo shuruucda kale ee dalka markii ay gudanayaan waajibaadkooda shaqo.<\/p>\n<p>2 \u2013 Waxaa ka reebay magacaabidda iyo shaqo ka joojinta saraakiisha darajooyinka sare ee aan waafaqsaneyn dastuurka iyo sharciga shaqaalaha rayidka ah ee dowladda.<\/p>\n<p>3 \u2013 Masuuliyiintu inta aysan xil magacaabis sameyn ama aysan kala bedalin masuuliyiinta hey\u2019adaha ay madaxda ka yihiin, waa inay waafajiyaan sharciga isla markaana ay la tashi kala sameeyaan xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha.<\/p>\n<p>Amarkaan uu Ra\u2019iisul Wasaaruhu dul dhigay masuuliyiinta dowladda ee wasiirradu ay ugu horeeyaan wuxuu ku soo aadayaa, iyadoo maalmaan ay xowli u socoto xil wareejinta wasiirradii hore, kuwo cusubna ay xafiisyada la wareegayaan.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-172150\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/298967163_411396387756180_7804515574980335385_n.webp\" alt=\"\" width=\"1275\" height=\"1650\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/298967163_411396387756180_7804515574980335385_n.webp 1275w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/298967163_411396387756180_7804515574980335385_n-232x300.webp 232w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/298967163_411396387756180_7804515574980335385_n-791x1024.webp 791w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/298967163_411396387756180_7804515574980335385_n-768x994.webp 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/298967163_411396387756180_7804515574980335385_n-1187x1536.webp 1187w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/298967163_411396387756180_7804515574980335385_n-696x901.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/298967163_411396387756180_7804515574980335385_n-1068x1382.webp 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/298967163_411396387756180_7804515574980335385_n-325x420.webp 325w\" sizes=\"(max-width: 1275px) 100vw, 1275px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Xamza Cabdi Barre ayaa caawa soo saaray go\u2019aamo culus oo la xiriira ilaalinta \u2018nidaamka shaqada iyo hantida Qaranka\u2019 sida lagu shaaciyey warqad ka soo baxday xafiiskiisa. Ra\u2019iisul Wasaare Xamza Barre ayaa soo saaray seddax qodob oo sida ku cad qoraalkiisa uu u arkay inay muhiim u yihiin ilaalinta ku dhaqanka shuruucda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":172149,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-172148","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xamza Cabdi Bare oo amaro kusoo rogay golihiisa wasiiradda - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-cabdi-bare-oo-amaro-kusoo-rogay-golihiisa-wasiiradda\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xamza Cabdi Bare oo amaro kusoo rogay golihiisa wasiiradda - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Xamza Cabdi Barre ayaa caawa soo saaray go\u2019aamo culus oo la xiriira ilaalinta \u2018nidaamka shaqada iyo hantida Qaranka\u2019 sida lagu shaaciyey warqad ka soo baxday xafiiskiisa. Ra\u2019iisul Wasaare Xamza Barre ayaa soo saaray seddax qodob oo sida ku cad qoraalkiisa uu u arkay inay muhiim u yihiin ilaalinta ku dhaqanka shuruucda [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-cabdi-bare-oo-amaro-kusoo-rogay-golihiisa-wasiiradda\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-08-11T08:45:58+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022811637957772911891528.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"399\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-cabdi-bare-oo-amaro-kusoo-rogay-golihiisa-wasiiradda\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-cabdi-bare-oo-amaro-kusoo-rogay-golihiisa-wasiiradda\/\",\"name\":\"Xamza Cabdi Bare oo amaro kusoo rogay golihiisa wasiiradda - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-cabdi-bare-oo-amaro-kusoo-rogay-golihiisa-wasiiradda\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-cabdi-bare-oo-amaro-kusoo-rogay-golihiisa-wasiiradda\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022811637957772911891528.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-08-11T08:45:58+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-cabdi-bare-oo-amaro-kusoo-rogay-golihiisa-wasiiradda\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-cabdi-bare-oo-amaro-kusoo-rogay-golihiisa-wasiiradda\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-cabdi-bare-oo-amaro-kusoo-rogay-golihiisa-wasiiradda\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022811637957772911891528.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022811637957772911891528.jpeg\",\"width\":660,\"height\":399},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-cabdi-bare-oo-amaro-kusoo-rogay-golihiisa-wasiiradda\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xamza Cabdi Bare oo amaro kusoo rogay golihiisa wasiiradda\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xamza Cabdi Bare oo amaro kusoo rogay golihiisa wasiiradda - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-cabdi-bare-oo-amaro-kusoo-rogay-golihiisa-wasiiradda\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xamza Cabdi Bare oo amaro kusoo rogay golihiisa wasiiradda - Wardoon","og_description":"Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Xamza Cabdi Barre ayaa caawa soo saaray go\u2019aamo culus oo la xiriira ilaalinta \u2018nidaamka shaqada iyo hantida Qaranka\u2019 sida lagu shaaciyey warqad ka soo baxday xafiiskiisa. Ra\u2019iisul Wasaare Xamza Barre ayaa soo saaray seddax qodob oo sida ku cad qoraalkiisa uu u arkay inay muhiim u yihiin ilaalinta ku dhaqanka shuruucda [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-cabdi-bare-oo-amaro-kusoo-rogay-golihiisa-wasiiradda\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-08-11T08:45:58+00:00","og_image":[{"width":660,"height":399,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022811637957772911891528.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-cabdi-bare-oo-amaro-kusoo-rogay-golihiisa-wasiiradda\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-cabdi-bare-oo-amaro-kusoo-rogay-golihiisa-wasiiradda\/","name":"Xamza Cabdi Bare oo amaro kusoo rogay golihiisa wasiiradda - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-cabdi-bare-oo-amaro-kusoo-rogay-golihiisa-wasiiradda\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-cabdi-bare-oo-amaro-kusoo-rogay-golihiisa-wasiiradda\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022811637957772911891528.jpeg","datePublished":"2022-08-11T08:45:58+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-cabdi-bare-oo-amaro-kusoo-rogay-golihiisa-wasiiradda\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-cabdi-bare-oo-amaro-kusoo-rogay-golihiisa-wasiiradda\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-cabdi-bare-oo-amaro-kusoo-rogay-golihiisa-wasiiradda\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022811637957772911891528.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022811637957772911891528.jpeg","width":660,"height":399},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-cabdi-bare-oo-amaro-kusoo-rogay-golihiisa-wasiiradda\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xamza Cabdi Bare oo amaro kusoo rogay golihiisa wasiiradda"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172148"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=172148"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172148\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":172151,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172148\/revisions\/172151"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/172149"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=172148"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=172148"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=172148"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}