{"id":172152,"date":"2022-08-11T11:48:35","date_gmt":"2022-08-11T08:48:35","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=172152"},"modified":"2022-08-11T11:48:35","modified_gmt":"2022-08-11T08:48:35","slug":"banaanbaxyo-rabshado-wata-oo-kasocda-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbaxyo-rabshado-wata-oo-kasocda-somaliland\/","title":{"rendered":"Banaanbaxyo rabshado wata oo kasocda Somaliland"},"content":{"rendered":"<p>Wararka laga helayo Somaliland ayaa sheegaya in maanta deegaannada maamulkaasi ay ka billowdeen dibad-baxyo waa weyn oo ay soo abaabuleen xisbiyada mucaaradka iyo taageerayaashooda, kuwaas oo looga soo horjeedo xukuumadda uu hoggaamiyo madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.<\/p>\n<p>Dibad-baxyada oo ah kuwa rabshada wata ayaa ka socda dhowr magaallo oo ka tirsan Somaliland, waxaana la sheegay inay sii kordhayaan dadka ka qayb-galaya dibad-baxyada.<\/p>\n<p>Wararka ayaa sheegaya in xaaladdu ay faraha ka baxday, taas oo keentay in ciidamada ammaanka ay rasaas u adeegsadaan qaar ka mid ah dibad-baxayaasha, taas oo dhalisay khasaare kala duwan, walow aan la caddeyn karin tiro ahaan inta uu gaarsiisan yahay.<\/p>\n<p>Dhaq-dhaqaaqyada ka billowday Somaliland ee ay hormuudka u yihiin mucaaradka ayaa looga soo horjeedaa madaxweynaha oo ay ku eedeeyeen inuu wado muddo kororsi.<\/p>\n<p>Xaaladda ayaa haatan aad u kacan, waxaana sidoo kale maamulka Somaliland uu hawada ka saaray khadkii Internet-ka, taas oo keentay inaan xog buuxda lag helin dibad-baxa.<\/p>\n<p>Arrimahaan ayaa ku soo aadayo, ayada oo ay fashil ku soo dhammaadeen wada-hadalladii u dambeeyey ee mucaaradka iyo xukuumadda, si xal looga gaaro xiisadda ka taagan Somaliland ee ka dhalatay muranka hareeyey hannaanka doorashada ee maamulkaasi.<\/p>\n<p>Banaan-baxyada ka socda Somaliland ayaa qorshahooda wuxuu soo socday bilihii u dambeeyey, kaas oo haatan sare u sii qaaday xiisadda ka aloolsan Somaliland.<\/p>\n<p>Si kastana, Somaliland ayaa waxaa ka taagan xasarado iska horjeedo, kuwaas oo ka dhashay doorashada maamulkaas oo ay isku khilaafeen mucaaradka iyo xukuumadda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka laga helayo Somaliland ayaa sheegaya in maanta deegaannada maamulkaasi ay ka billowdeen dibad-baxyo waa weyn oo ay soo abaabuleen xisbiyada mucaaradka iyo taageerayaashooda, kuwaas oo looga soo horjeedo xukuumadda uu hoggaamiyo madaxweyne Muuse Biixi Cabdi. Dibad-baxyada oo ah kuwa rabshada wata ayaa ka socda dhowr magaallo oo ka tirsan Somaliland, waxaana la sheegay inay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":172153,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-172152","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Banaanbaxyo rabshado wata oo kasocda Somaliland - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbaxyo-rabshado-wata-oo-kasocda-somaliland\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Banaanbaxyo rabshado wata oo kasocda Somaliland - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka laga helayo Somaliland ayaa sheegaya in maanta deegaannada maamulkaasi ay ka billowdeen dibad-baxyo waa weyn oo ay soo abaabuleen xisbiyada mucaaradka iyo taageerayaashooda, kuwaas oo looga soo horjeedo xukuumadda uu hoggaamiyo madaxweyne Muuse Biixi Cabdi. Dibad-baxyada oo ah kuwa rabshada wata ayaa ka socda dhowr magaallo oo ka tirsan Somaliland, waxaana la sheegay inay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbaxyo-rabshado-wata-oo-kasocda-somaliland\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-08-11T08:48:35+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/Banaanbax-620x330-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"620\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"330\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbaxyo-rabshado-wata-oo-kasocda-somaliland\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbaxyo-rabshado-wata-oo-kasocda-somaliland\/\",\"name\":\"Banaanbaxyo rabshado wata oo kasocda Somaliland - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbaxyo-rabshado-wata-oo-kasocda-somaliland\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbaxyo-rabshado-wata-oo-kasocda-somaliland\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/Banaanbax-620x330-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-08-11T08:48:35+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbaxyo-rabshado-wata-oo-kasocda-somaliland\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbaxyo-rabshado-wata-oo-kasocda-somaliland\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbaxyo-rabshado-wata-oo-kasocda-somaliland\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/Banaanbax-620x330-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/Banaanbax-620x330-1.jpeg\",\"width\":620,\"height\":330},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbaxyo-rabshado-wata-oo-kasocda-somaliland\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Banaanbaxyo rabshado wata oo kasocda Somaliland\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Banaanbaxyo rabshado wata oo kasocda Somaliland - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbaxyo-rabshado-wata-oo-kasocda-somaliland\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Banaanbaxyo rabshado wata oo kasocda Somaliland - Wardoon","og_description":"Wararka laga helayo Somaliland ayaa sheegaya in maanta deegaannada maamulkaasi ay ka billowdeen dibad-baxyo waa weyn oo ay soo abaabuleen xisbiyada mucaaradka iyo taageerayaashooda, kuwaas oo looga soo horjeedo xukuumadda uu hoggaamiyo madaxweyne Muuse Biixi Cabdi. Dibad-baxyada oo ah kuwa rabshada wata ayaa ka socda dhowr magaallo oo ka tirsan Somaliland, waxaana la sheegay inay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbaxyo-rabshado-wata-oo-kasocda-somaliland\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-08-11T08:48:35+00:00","og_image":[{"width":620,"height":330,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/Banaanbax-620x330-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbaxyo-rabshado-wata-oo-kasocda-somaliland\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbaxyo-rabshado-wata-oo-kasocda-somaliland\/","name":"Banaanbaxyo rabshado wata oo kasocda Somaliland - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbaxyo-rabshado-wata-oo-kasocda-somaliland\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbaxyo-rabshado-wata-oo-kasocda-somaliland\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/Banaanbax-620x330-1.jpeg","datePublished":"2022-08-11T08:48:35+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbaxyo-rabshado-wata-oo-kasocda-somaliland\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbaxyo-rabshado-wata-oo-kasocda-somaliland\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbaxyo-rabshado-wata-oo-kasocda-somaliland\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/Banaanbax-620x330-1.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/Banaanbax-620x330-1.jpeg","width":620,"height":330},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbaxyo-rabshado-wata-oo-kasocda-somaliland\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Banaanbaxyo rabshado wata oo kasocda Somaliland"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172152"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=172152"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172152\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":172154,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172152\/revisions\/172154"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/172153"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=172152"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=172152"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=172152"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}